SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

 Cade muse furaha jeelka numberkee waayana yaakhey???

Abdirizak A.ali
Kaneec1@hotmail.com

Madaxda puntland madaxdii mijinta qaadka??

Maansha Allaah; Kol haddii Madaxweyne cadde musse waxa ay war-xumo-tashiilku la dus-dus leeyihiin ee alaalada jeelka ayuu Cadan kula casheeyey, haddana Addis Ababa lagu casuumay oo uu yidhi; waa been aan sal iyo raad toona lahayn, ee yaan shacbiga huu-haa lagu habsaamin dhanxiirkani wuxuu matalayaa oraah xumada cade ajakis, qoraalka oo socda waa kan

Waxaa jirtay In ay markasta ku hamiyaan siyaasiyiinta Reer puntland Gaar ahaan kuwooda ka ag dhow dhow mr"cadde in ay had iyo jeer u heelan yihiin in ay mar uu riyada cade muuse ee kudhisan boqor nimo jaceel mar is taagi doonto

Waxaana hubaal ah in xilligii uu hogaanka u qabtay cadde musse maamulul goboleedka puntland,kaas oo isagu ahaa maqaar saar, ay arrimaha iyo siyaasadii ay hiigsan jireen siyaasiyiinta reer puntland sidii ay u gaari lahaayeen himilada gumaysi jaceelka,iyo caburinta shacabka, iyada oo uu ku talaabsadey cade musse talaabadii ugu khatarsanayd,taasoo ah in puntland dhamaan wixii ay sharci laheed, uu cade u arko muqadis awoowgiis dhaxal ahan ugatagay,general aminsan qarnigan,waxaas oo kale waxaan filayaa in riyada uu kujiraa ay tahay mid cawaran,oo bohol hadimo kusiijedaa.

Xiligan lajoogo oo shacabka puntland la fiyey in ay udareeraan dimuqraadiyad,iyo isdhaafi araa"a dooda,maxaa keenay kuwii xabsiga lagu xirey,in dhalinyaro awrta geela ka timid ay kala baxaan xabsikuyaala magaalada garoowe oo ah caasimada puntland,arimahaas oo dhan waa lafahmi kara ula jeedeeda taasoo ah in cade uu doonayo isku dhufo beelaha puntland,hadhowna wixii kasoo baxa,uu isagu tuurta saran doono,ragu waa isdilaa wana is dayaan weliged baa askari xukun jaceel loogu taagwayey,lakiin cade isagu wuxuu rabo waa lagaran wayey ma xukun buu rabaa ma dowladnimuu rabaa, lagaran mayo sida ay qabaan dad badan.

Hadaba cade waa huriye colaadeed waa eex utaagne waa masiibo ka taliye,waa uur ku mariidle lakiin cade waxan oran lahaa maalinkasta ninkii xabsiga lagu soo xiro ku fasax awrta rer miyiga ah wixi arimahaas kasoo baxana ma suuliyadeed waxa xanbaari doona madaxda muqayiliinta ee kunool zone puntland.

Hadaba hadalkayga waan kusoo koobayaa haday halo haday didaan arankii maxa laga filayaa"".madax huruda oo qayilad ku wareersan maxay qaban kartaa qaran jabay iyo qoom talawayey igadheh mamulka puntland

Waxaa xusuus mudan hadal ay kuu yiri cade muse ee ahaa Cade Muuse,Yaakhey!!! Waa In Furayaasha Jeelka labadalo, Sida ugu dhakhsaha badan

Waxa Dadweynaha Reer PUNTLAND ARgagax KU Riday Hadalka Soo yeedhay Gen Cade Muse oo ahaa Furayaasha waanu badlaynaa Xabsiga isagoo aan ka hadlin waxna ka qaban dadkii falka yuxuushnimada gaystay oo dil toogasha ku dilay sarkaal sare oo polis ah Mudane, Jacayil ciise cali (joodari) oo ku dhiintay fal aad uu foolxun,waxaan kasoo xigtay hadalkan ah yaakhey furayaasha hala badalo mr"alifaruur

madax xun oo kala madax xun oo marka galabkii lagaaro iskugu faanta anaa kaa qaadya cun badan iyo anaa kaa istaala badan shacabkay xukumaan alaha unaxariisto.

Abdirizak A.ali
Kaneec1@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

March 5, 2007
 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com