SOOMAALIYA RABBI OO UMAQANMOOYAANE RAG UMA MAQNA!!!!!!!!
Ladan Abdi
siman_182@hotmail.com
Salaanta islaamka kadib aniga oo ah gabar soomaaliyeed magaceeyguna Yahay
Ladan Abdi waxaan bahda somalitalk kacodsanayaa ineey fariinteyda galiyaan
taasoo ku socota dowlada kumeel gaarka ah gaar ahaan (Maxweeynaha).
Maalintii
ugu horeysay een maqlay soomaaliya dowlad ayay yeelatay farxadii aan faxay
ma aanan qiyaasi karin. Runtii maantana aad ayaan ooga xumahay in
madaxweeynaha uu ku taageero inuu geedi wadanka keeno axmaaro iyadaba teeda
meel u la, mida kale war hadaad idunku dowladey umada utalin weeydeen ma
xaad ugu yeeri weeyden dowladaha kale ee aduunka intaad uyeeraysaan axmaaro
daafileey. Horay soomaali ugu maahmaaday tiisa daryeelaa tukale kudara oon
oola jeedo axmaarada haddii aay faa'iido leedahay waxeey marka hore wax
uqaban laheeyd umadeeda gaajada iyo cuduradu dileen ayey wax uqaban laheeyd
marka iyadaaba tabarucaad uga baahan aduun weeynaha.
(Geedi) Adigu horta waxbaa isaga kaaqasan oo ah dowladnimo iyo dagaal.
Hadaba dowladmarka laguudoorto waxaa lagaaga baahan yahay inaad shacabka
wixii aad kudajinkarto aad falkeeda gasho maadan sameeynine ileen waxaad
fahansan tahay dagaale kii unbaad dabada qabatay. Hadaba haddii aay
sheekadaadu tahay dowladnimo marabo ee dagaal ayaan rabaa, umada
soomaaliyeed weey daaleen ee fadlan hanastaane kadaa dagaalka, mida kale
cimrigaa madagaal unbaad kujiri cibaadadana kudar.
Mahadsanidin.
Ladan Abdi
siman_182@hotmail.com