SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Daabaco Boggan | Print

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya...
Akhri..

oil
Shirkadda Range oo Sheegtay in Saddexdii bilood ee lasoo dhaafay ay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe siisay US$313,000

lacagtas oo aad uga badan tii ay DGPL sheegtay in shirkadu bixisay..
Akhri...



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Baaq Nabadeed oo ku wajahan Dagaalka Daroor

Baaq Nabadeed “Dagaal Wiilba ku dhintee Wiil kuma dhasho”

BAAQ NABADEED

Hadaanu nahay Aqoonyahanadda iyo Waxgaradka Baaqan ku saxeexan waxaanu baaq Nabadeed u soo jeedinayna beelaha walaalaha ah ee ku diriray Deeganka Daroor
Waxaanu ka codsanynaa labadda beeloodba inay si shuruud la’aan ah u joojiyaan dagaalka.

Waxaanu ku talinaynaa in dadka nool loo taliyo wixii dhintayna ilaahay ha u naxariisto dagaalna wax faa’ido ah lagama gaadho.
 
Waxaanu mar labaad kula dardaarmayna inay Alle ka baqaan iyadoo qof waliba garanaayo Dagaalka Sokeeye dhibaatada uu leeyahay iyo cawaaqibkiisa aakhiro

Waxanu baaqayaga ku soo gabogabaynayna “Dagaal Wiilba ku dhintee Wiil kuma dhasho”

Magacyada Baaqa Saxeexay:

1. Aadan  Baxnaan
2. Axmed Xuseen Jaamac (Soodani)
3. Dr. Cabdi Aw Daahir Cali
4. Dr Cabdi qaadir X. Muuse Muruqliqe
5. Dr Muuse Cabdi Jabane
6. Dr Axmed Caydiid Laari
7. Dr Ciise Nuur Liibaan
8. Dr Cabdi Jibriil (Xagar)
9. Cabdi Cawil Jaamac
10. C/raxmaan Dhadhan
11. Saleeban Maxamed Kaarshe (Daauus)
12. Maxamed Yuusuf Axmed Nuur
13. C/raxmaan cali Dhagdhaqaaje
14. C/raxmaan Ibraahin Yaasin (Filibiini)
15. Maxamed Faarax Aadan
16. Cali Daahir Maxamed
17. Cismaan Afgaab
18. Cabdisamad Daahir
19. Maxamed Xaashi Cabdi
20. Axmed Ismaaciil Faarax
21. Cabdi Axmed Iidle (Cabdi Burco)
22. Caaqil: Cabdirashiid Cali Cabdile Walanwal
23. Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi Casoowe (Dhagoweyne)

La xiriir: libaan202@hotmail.com

Wararka Maanta Ka Akhri Halkan....

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 21, 2007


USA: Duqa Magaalada Macon ee Gobolka Georgia oo Islaamka soo galay...
Duqa magaalada MACON, ee gobolka Georgia ee dalka Maraykanka ayaa soo Islaamay, waxana uu dadaal ugu jiraa sidii uu magaciisa si sharci ah ugu bedeli lahaa Hakim Mansour Ellis.

Hakim Mansour oo da'diisu tahay 61-jir, oo ku dhashay magaalada Macon waxa lagu soo koriyey diinta Kirishtaanka, waxana uu sheegay in uu yahay Sunni Muslim, waxana intaas ku daray in uu diinta Islaamka soo galay bishii December 2006 mar uu booqday dalka Senegal ee qaarada Afrika, halkaasna xaflad loogu dhigay.
Warkan oo dhan ka akhri halkan...

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH