Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka barta Dalka Hindiya oo
dhigay Xaflad Aqoon isweydaarsi
ARDEYDA SOOMAALIYEED EE WAX KA BARATA DALKA INDIA oo qabtay
xaflad aqoon is weydaarsi oo si aad ah loo soo agaasimay oo ka dhacday dalka
Hindiya qaasatan magaalada Hyderabad.
Halkan ka eeg Sawirada oo weyn... Guji....
xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan Ardayda, Waalidiinta
iyo ganacsatada SOOMAALIYEED ee joogta dalka INDIA.
Taariikhdu markey aheyd 25/12/2007, barnaamij aqooneedkaas oo
loogu magacdaray SOMALI STUDENT'S EDUCATIONAL PROGRAM, kaas oo loogu tala galay
in ay isku weydaarsadaan aqoontooda, dhamaan ardayda wax ka barata dalka India
qasataan magaalada Hyderabad oo ah halka Soomaalida wax ka barata dalka india ay
ugu badan yihiin....
Halkan ka eeg Sawirada oo weyn... Guji....
aqoon isweydaarsigaas oo ujeedadiisu aheyd in looga hadlo sida
:-
1. Medical Field.
2. Engineering.
3. Information Technology (IT).
4. iyo sidii ay ardayda Soomaaliyeed ku hor marin lahaayeen aqoontooda...
Qaban qaabiyayaasha kulan aqooneedka waa
1. Abdirashid Sheik Mohamed (Danjire).
2. Ibrahim Ali Abdi (Ibrahim BCA).
3. Nuradin Ahmed Haruse.
4. Abdinasir Idle Sabriye.
5. Ibrahim Mohamed Nur (ibrahim Kuusow).
6. Abdulkadir Mohamed Weidow.
7. Abdirahman Mohamed Omar (G8).
8. Shafi'i Nur Alas.
9. Sharif Mohamed Sh. Elmi.
10. Mustafa Abdulkadir Yusuf (Kibaar)
11. Mohamed Sh. Abdikarim.
Halkan ka eeg Sawirada oo weyn... Guji....
By Ibrahim Ali Abdi
Email address: ibraahiim@yahoo.com
Cell phone +91-9849859063
Hyderabad, India
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 28, 2007
|