SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SOMALIA

Ogeysiis: waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee UK degan iney ka soo qeybgalaan Maalinta U gargaarka Somalida December 29keeda, waqtiga 12.00 Duhurnimo.

Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha UK ku dhaqan iney ka soo qeybgalaan kulan weyn oo la isugu imanayo Bishaan December 29keeda

Kulankaas oo loogu magac daray (Ifkaa laysu turaaye iilka laysma gargaaro )waa maalintii Gargaarka iyo gurmadka maatada ku dhibaateysan Muqdishu.

Fadlan si bani'adamnimo ah uga soo qeyb gal Kulankaas, wixii aad awoodi karto ka geyso oo taakuleyn ah.

Madasha Shirku ka dhacayo waa Great Hall

Kensington Town Hall

Hornton Street

London W8 7NX

Maalinta: Sebti, 29 December 2007

Saacadu waa 1.00pm- 12.00 Pm

Trainka ugu dhow waa: High Street Kensington

Circle/District Lines

Buses: 238, 70, 52, 48, 9, 10, 49, C1 iyo 28.

Fadlan ha moogaan.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Madaxa Kulanka

Iimaan Sheikh Bashiir Salad: Tel: 07915641627

ACABDIRISAAQ XUSEEN: 07958968587

Asha Abuukar: 07903914496

XUSEEN DAMUMAYE: 07869111264

Abdullahi Afrah Dirie: 07908769515

DAHABO DAWLO: 07956191302

Email: dahaboisse@googlemail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 17, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com