UGU HORAN WAXAN KU BILAABIN MAGACA EEBE
rabaa inaan kaga hadlo qoralkayga manta MAAMUL GOBOLEEDKA
PUNTLAND
intii uu burburay qarankeenii somaliya isku dayo badan oo la iskugu
dayey in somaliya lagu nabadeeyo taasoo suurta gal noqon wayday
Waxaana cadaan ahayd in markasta ay jireen sababo ay
keenayeen duruufaha taagnaa, waxaana sannadkii 1997 lagu qabtay shir dalka
Masar , kaas oo ay ka soo baxaday wax loogu yeedhay heshiis dhexmaray
kooxaha Soomaaliya ee ay kala horkacayaan Cali Mahdi iyo Xuseen Caydeed,
taas oo ka cadhaysiisay C/laahi Yuusuf Axmed Iyo Aadan Gabyow oo aayako
fakad ah ay kaga so dhaceen goboldada W/BARI
waan waanti lagu doonayey in loogu yagleelo gobolda
W/bari maamul goboleed loogu magac daray PUNTLAND
ayaa waxa fariin loogu diray gobolda sool sanaag iyo
dagmada buuhoodle in kastoo cabdulaahi yusuf markii uu tagay shrkii
qaahira uu sheegay inay shirka ka qayb galeen rag ka socda goboldaas
Waxaana magaalada Garoowe lagu qabtay shir ay ka soo qayb galeen ergooyin ka
socda gobollada Sool,Sanaag ,Mudug,Nugaal,Barri Iyo Degmada Buuhoodle.
ajandahi ugu waynaaa ee aasaaskii puntland waxay ahayd
inay ay muujiyaan miisaankooda siyaasadeed kadib markii ay ay ka dhex
muuqan waayeen siyaasada somaliya mudayinkii ka danbeeyey burburki
qarankaa somaliya oo ay hogaaminayaan CAYDIID iyo CALI MAHDI
Bishii sideedaad ee sanadkii 1988 ayaa loogu dhawaaqay
maamul loogu magac daray puntland oo ay macihiisu tahay DHULKI UDUGA isla
sanadkaas aya waxa kaloo la doortay maxadwayne oo loo dortay CABDULLAHI
YOUSUF halka madax wayne ku xigeena loo doortay
MAXAED ABDI HASHI ayadoo aan dhihi karo madaxda lo
doortay waxay u horseedeen nabada lagu nagaaday ee maanta ka jirta
maamul goboleedka somalieyeed soo PUNTLAND
puntland waxay so martay marxalado aad u badan oo
siyaasadeed oo aan dhihi karo wax khal khala ma galin nabada aadka u
saraysay ee ka jirtay
intaas waxi ka danbeeyey waxuu ku tilaabsaday maamulka
puntland hor u kac dhaqaale oo aad u baaxad wayn taasoo aan dhiho karo
waxaa tusaale u ah
London ayaa malin dhawayd waxa lagu qabtay xarunta
Baarlamaanka Aqalka Cuqaasha (House of Lords) qado-sharaf lagu maamuusayey
Jaa’iso Aqoonsi oo la siiyey Astaynta Maamul-Wanaagga Puntland
Xafladda oo ay soo qabanqaabisay Hey’adda Maamul-Wanaagga
Ingiriiska(Good Governance Group) ayaa Lord Ashdown oo ka tisan Aqalka
Cuqaasha ahna siyaasi ruug-caddaa ah wuxuu Jaa’isada (Award) guddoonsiiyey
Guddoomiyaha AMWP, Siciid Faarax Maxamuud, oo ku yimid marti-qaad ay u
fidisay hey’addu .
madaxwaynaha haatan jagda madaxwayana haya e GEN: CADDE
MUUSE o ah nin uu eebe ku manaystay xil kasnimo dawladeed oo asna
intuu hayey madax waynaha ay ku tilabsatay hor u kac kale o uu wadanka ku
so xiray hayado mal galiya mamulka puntland ee uu madax waynaha ka
yahay intaas ayan ku soo gabagabyn qoraalkayga an kaga hadlayey AASASKII
MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND
Faafin: SomaliTalk.com | Aug
29, 2007
|