Tacsi: Marxuum Nabadoon Xaaji Shire Yusuuf Maxamed. Inna Lilaahi Wa
Inaa Ilayhi Raajicuun
Habeenimadii 18-ka Auagust 2007, waxaa Dhaadaar oo ka tirsan
deegaanka Qandala ee Gobolka Bari ku geeriyoodey Allaha u Naxariistee
Nabadoon Xaaji Shire Yuusuf Maxamed. Oo 92 sano jir ahaa. Nabadoonka
ayaa waxaa lagu xasuustaa kaalintisii muhiimka ahayd ee uu ka soo
ciyaarey nabad ku soo dabaalida iyo xallinta khilaafaadka dadwaynaha
dega Gobolka Bari ee gobolada Puntland.
Marxuum Nabadoon Xaaji Shire Yusuf Maxamed Allaha u naxariistee waxa
uu door wayn ka soo qaatey inta badan maamuladii iyo Dawladihi kala
dameeyey ee Somalia, isagoo in muddo ahba u shaqaynayey si nabadoonimo
ah.
Hadaba Geeridaasi Naxdinta badan ee ku timid Nabdoon Xaaji Shire
Yuusuf Maxamed waxaa tacsi teeraanyo leh halkan ka diraya:
- Shire Xaaji Faarax Yuusuf
- Capt Ciise Xaaji Faarax Yuusuf
- Cumar Xaaji Faarax Yuusuf
- Axmed Xaaji Faarax Yuusuf
- Mp. Cabdi Axmed Xaaji Faarax Yuusuf
- Xasan Xaaji Faarax Yuusuf
- Cismaan Xaaji Faarax Yuusuf
-
Muuse Xaaji Faarax yuusuf
- Maxamuud Cismaan Xaaji Faarax Yuusuf
- Axmed Cisman Xaaji Faarax Yuusuf
- Cali Xaaji Faarax Yuusuf
- Maxamed Maxamuud Siciid yuusuf
Waxa kale oo tacsidaas diraya:
- 1. mahamed hussein ali hogato
- 2. mahamed ahmed artan
- 3. udub dhexaad caduur mahamed muse
- 4. sicid adan roore
- 5. c/rashid wacays
- 6. ahmed mahamed ciise
- 7. c/laahi gaani mahamed
- 8. farax khuurshe
- 9. c/lahi idiris cartan
- 10.shino ahmed artan
- 11. mustafe yusuf sicid
- 12. mahamed ahmed indha gure
- 13.mahamed timir wabari
- 14. sicid c/lahi cali hogato
- 15.sharmaarke catoosh
- 16. mahamud cisman cartan
- 17. farax micaad
- 18. mahad cismaan yusuf haruun
Dadkaas iyo kuwo kale oo aan la soo koobi Karin oo kala jooga UAE iyo
Somalia waxay tacsi u dirayaan dhamaan reer shire yuusuf iyo guud ahaan
umadii uu u ahaa Nabadoonka. Waxayna Leeyihiin Allaha wayn Marxuum
Nabadoon Xaaji Shire Yusuf Janadii Fardowsa ha geeyo, Denbigiisana
Allaha Dhaafo, dhamaan ehelkii, Qaraabadii iyo umadii uu ka
geeriyoodeyna Samir iyo IImaan ha ka siiyo. Aamin Aamin Allaha Aqbalo.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Waxaa soo tebiyey
Ahmed Shiino Osman | axmedshiino@hotmail.com
iyo Mahamed Najib hussein ali |
najiib922@hotmail.com
Ardayda puntland ee Hindia Waxan tacsi u diray helekii
Marxuum Nabadoon Xaji Shire yusuf
Inna Lilaahi Wa Inaa Ilayhi
Raajicuun
Anagoo ah Ardayda puntland ee Hindia Waxan tacsi Tiraanyo leh u
dirayna Marxuum Nabadoon Xaji Shire yusuf Mahamed oo ku Geriyooday
dhadaar ee
dagmada Qandala.
Waxana Tacsida tiranyada leh diraya ana oo kala ah
1. Yuusuf maxamud siciid
2. C/risaaq maxamed c/laahi
3. jaamac cumar maxamuud
4. maxamuud mire jamac
5. ciise cismaan farax
6. C/kaafi mire adan
7. Maxamed cabdi siciid
8. Maxamed salaad siciid
9. c/rashiid cumar ismaciil
10. Iidle maxamed shire
11. Mukhtaar siciid yasiin
12. Sadaam c/laahi yuusuf
13. Cali gacal cali
14 .Maxmed Gacal cali
15. Mamaxmed sujuur
Dadkaas iyo Dad kale oo badan oo ardayda hindiya ah Waxay eebe ugu
baryeyna
inuu janadii
farsoodo ka waraabiyo. Dhamaan qaraabadi iyo ehelkii Illahay samir iyo
imaaan ha kasiyo
Aamin Aamin Aamin
Waxaa soo tebiyey
yuusuf nuur |
toosane_8@hotmail.com
Waxa kale oo tacsida diraya:
- 1 ENG Mohamed Abdi Said (sagac)
- 2 ENG issa osman farah
- 4 yusuf mohamed said
- 5 c/rashiid omar ismail ( boqor)
- 6 sadaam c/laahi yusuf
- 7 jaamac cumar maxud (xanaano)
- 8 mohamud mire jamac (xaji kheyr)
- 9 cali gacal
- 10 mohamed gacal
- 11 mohamed salad said (BIDHII)
- 12 C/KAAFI mire adan (cobol)
- 13 mohamed carab
- 14 idle mohamed (alkha)
- 15 muqtaar said yasin (ciro )
- 16 yusuf aman shire
dhamman ardayda wax ka barata wadanka india waxay taci u dirayaan
nabadoon shire yusuf mohamed ku geeriyooday degmada dhaadhaar ...
ee gobolka beri waxay leeyihin samir iyo iman ilaah haka siiyo
ehelkisa iyo dhamaan bahwaynta rer puntladn meel kasta ka joogaane
by: ENG sagac | sadaam1991@hotmail.com