SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - AMAL

OGEYSIIS

Shirkada Amal Express oo  caddeynaysay in aysan jirin wax guryo ama cimaarado ay ka dhisayso Duabi

Waxaa Xarunta Shirkadda Amal ee Dubai la soo xiriiray dad badan oo  ku kala nool North America, Europe iyo meelo kale oo caalamka ka mid ah, kuwaas oo weydiinayey guryo ama saro loogu sheegay in shirkadda Amal ka dhisayso wadanka Emaaraadka taasoo aan waxba ka jirin. 

Sidaas awgeed, waxaa shirkadda Amal caddeynaysaa in aysan jirin wax guryo ama cimaarado ay ka dhisayso wadanka Emaaraadka wakhtigan xaadirka ah 

MAAMULKA DHEXE EE SHIRKADDA AMAL

DUBAI, UNITED ARAB EMIRATES

TEL:9714-2-2661104

mamul@emirates.net.ae

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 15, 2007 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com