Dagaalka
Sharaf Soo celinta Soomaaliya iyo Dhiig baxa
Tikreega
Cabdiqani
makhtal Maxamed
Cabdiqanimakhtal@hotmail.com
Waxaa umad walba oo Dunidan ku nool ku
waajib ah in ay hesho Madaxbanaani iyo
gobanimo oo ay xor u tahay danaheeda iyo
amuuraheeda hoose sidoo kale waa in ay naf
iyo maalba u hurtaa sida ay u difaaci lahayd
Dhulkeeda,Dadkeeda iyo Diinkeedaba nooca ay
doonaanba ha ahaadeene iska daa Dadka Uunka
ugu sharafta badan ee Islaamka ah oo
diintoodu ay ku amrayso in ay difaacaan
diintooda oo ay galaan Dagaal Jihaad ah ama
Dagaalka Barakaysan oo kii ku dhintaana uu
Shihiid yahay oo Aakhiro Eebe weyn uu geyn
doono Janadiisa farsawsa, hadii uu san
dhimana waxa uu noqonayaa kan Guulaystay oo
sharaf iyo karaamo ayuu ku noolaanayaa inta
uu aduunka ku nool yahay
Dalkeena hooyo ee sharafta leh waxaa ku soo
duulay Gaalada ugu xun Geeska Afrikada bari
waliba dawladda aynu waligeenba cadawga
ahayn ee Itoobiya oo ay hugaaminayaan
Qabiilka aadka u yar ee Tikreega oo ah kan
hadeer ka taliya wadankaas ay joogaan
Muslimiinta faraha badan ee Jihaadka ka wada
dhulka Itoobiya sida Gobalka Soomaalida ,
Oromada IWM
Hadab Qabiilka Tikraaga ayaa waxa uu
damacsanaa in uu qabsadaw wadanka Soomaaliya
uu na ka taliyo isaga oo doonaya in uu
Geeska Afrikada Bari ka dhiso Boqortooyo
Kufaar ah oo ka soo jeeda qabiilka Tikreega
waxaana caawinayey Laaluush qaatayaal lagu
Adeegto oo Soomaali ah kuwaas oo doonayey in
ay maqaasaar u ahaadaan cadawga Soomaaliya
Arinkaas ayaa waxaa ka biyo Diiday Shacabka
Soomaaliyeed oo Boqolkiiba Boqol muslim ah
lehna caqiido iyo Iimaan sax ah, Umada
Soomaaliyeed ayaa ah kuwo neceb Gaalada
iyaga oo jihaadyo fara badan horay u la
galay kuna jabiyey cadawgii soo duulay
waxaana ka mid ahaa Dagaaladaas Kii Axmed
Guray, Sayid Maxamed Cabdle Xasan
Aldarwiishiyi , iyo kii ka dhacay Xamar ee
lagu jabiyey Maraykanku markii uu ku soo
duulay Soomaaliya
Hadab mudo labo cisho ah ayaa dagaal aad iyo
aad u qadhaadh oo ah dagaalka Sharaf Soo
celinta Soomaaliya iyo dhiig baxa Tikreegu
uu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo oo ay
ku nafyaayeen Askar aad u badan oo Tikree ah
sidoo kale uu dhaqaale aad u badani ka ka
baxay dagaalka, Baabuurta dagaalka ayaa qaar
laga qabsaday qaar laga bugay qaarna iyaga
oo la wax yeeleeyey ay la carayeen Tikreegu
sidoo kale tiro kale oo gaadhaysa 24 Askaro
oo Tikree ah ayaa lagu soo waramayaa in ay
isku soo dhiibay Ciidamada Kacdoonka Diinka
ah ka wada Soomaaliya iyo Qabiilka Hawiye oo
garab siinaya Muwaanidiinta doonaysa in ay
sharafta Soo celiyaan
Dagaalkan ayaa ah kana aan wali dhamaan waxa
uu ku dhamaan doonaa Guul waxaana mar walba
guulaystay dadka laga lagu soo duulay ee la
doonayo in xoog lagu qabsado imisa dagaal oo
aduunka ka dhacay ayeynu wada ognahay oo
laga guulaystay Dawladdo lahaa awood iyo
waliba Dhaqaale sarre hadii aan idiin
xasuusiyo mid ama labo oo ugu danbeeyey
Dagaalkii ka dhacay Wadanka Afkaanistaan ee
ahaa mid ay isku bahaysteen Dawladdo aad iyo
aad u xoog badan oo ay hugaaminaysay
Dawladda Maraykan ka iyo kuwo kale oo aad u
fara badan oo ay waliba garab siinayey kuwo
calooshood u shaqaystayaal ah oo u dhashay
wadankaas lagu soo duulay waxaa lagu
weerarya Muwaadiniintii reer Afkaanistaan
iyo waliba Muslimiintii la joogtay Hubka
noocyadiisa kala u dawan oo waliba ugu
casriyeysan laakiin waxaasi oo dhan Ilaahay
ayaa ka weyn kana awood sareeya oo Ilaaliyey
Adoomadiisa, waxa aynuna ognahay in ay
Maanta cadawgii qabsaday Afkaanistaan laga
Adkaaday ayna ku fashilmeen Hawlgalkii ay ka
samayeen wadankaas ,Sidoo kale Ururkii
Daalibaan in uu dib u Soo rogaal celiyey oo
maanta ka taliyo magaalooyin fara badan kana
awood weyn yahay dhamaan qaybaha jooga
Afkaanistaan oo dhan insha alah dhakhsana uu
u wada xorayn doono gabi ahaanba dhulkaas oo
dhan
Sidoo kale Dagaal kaas la mid ah ayaa waxa
lagu qaaday wadanka Ciraaq oo ah wadan
Hodonku ah Khayraadka dabiiciga ah Sida
Shidaalka oo kale , iyada oo aan wax fasax
ah loo ahaysan iyo cadaynba ayaa lagu duulay
wadankaas sida hadeerba loogu soo duulay
dhulkayka Hooyo , wadanka Maraykanka oo ah
ka Islaamka caadaystay in uu isku dayo in uu
cadaadiyo ayaa soo Abaabukay Koox uu ka
dhaadhiciyey fakir ah in ay qabsadeen Ciraaq
oo Shilaaka yaala ay u taliyaan qaybsadaana
waxaan ka mid ahaa shishiisyadooda in ay
sawir khaldan siiyaan Umada kale ee aduunka
u nool laakiin Islaamka ku nool dhulkaas
ayaa ka dhiidhiyey isna Abaabulay si ay ugu
hortagaan cadawga doonaya in uu qabsado
Ciraaq oo uu gumaysto sidii qarnigii 19aad
ay Yurub u gumaysan jirtay Caalamka kale,
jab aad iyo aad u weyn oo aan la soo koobi
Karin Dhaqalaaha ka ka Burburay , Qaniimada
ay qabsadeen Muslimiintu , gaalada lagu
laayey Ciraaq ayaa ka dhacay waxa guul iyo
Sharaf gaadhay Muslimiinta jooga Ciraaq ee
naftooda iyo Maalkoodaba u huray in ay
wadankaas ka saara Kufaarta ku soo duushay
waxaana ka mid ah oo tusaale wadan leh Al
shihiid Muscab Alsarqaawi.
Gabo gabo
Waxaan ku soo Afmeerayaa Qormadan talo ku
wajahan dhamaan shacabka soomaaliyeed
meelkasta oo Aduunka ka ka noolyihiimn mid
jooga wadanka iyo mid dibadda joogaba waxaan
leeyahay ugu horayn kii awooda in uu ka qayb
qaato dagaalka khayr ka leh ee ka soconaya
wadanka gudihiisa in u qayb lixaad leh ka
qaato oo uu naf iyo maalba u horo Sababtoo
ah Xigmad soomaaliyeed ayaa ahayd Waahir
maysid e war ha kaa ha dho kolay waad
dhimanaysaa oo Ilaahay baad u noqonaysaa e
magac iyo sumcad ka ka tag Diintaada iyo
dalkaakaba , hadii aadan awoodina in aad
qoriga qaadatid aadna joogtin jiida hore ,
waxaa jira wadooyin badan oo aad ka ka qayb
qaadan kartid ee la kaasho shiikhaaga
Aqoonta wadan Diiniiga ah leh.
Dadka Aduunka intiisa kale jooga waxaan
leeyahay Jaanis wacan oo aan mar danbe idin
soo marayn ayaad haysataan e ka faa�iidaysta
Maal iyo Baraarujin iyo waliba garab istaag
dhab ah u muujiya walaalihiina ku jira
dagaalka sharaf soo celinta Soomaaliya ,
sidoo kale waxaan ugu baaqay Soomaaliya is
ay sameeyaan baxaan baxo waa weyn oo ay ka
ka soo horjeedaan in dalkooda la gumaysto
sida Jaaliyada wadanka Ingiriiska oo ku
baaqaday arinkaas waxaana leeyahay iyaga ka
ka dhabeeya
Cabdiqani makhtal Maxamed
Cabdiqanimakhtal@hotmail.com
Afeef:
Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan