Wargalin: Reer Minnesota
Shirweyne Loo Qababanyo
Jaamacad laga hirgalinayo Kismaanyo
Ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata
Jaamacadaha iyo Kuliyaddaha Gobalka Minnesota waxay ku war galinayaan
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan Gobalka Minnesota in laqaban doono
shirwayne looga gol leeyahay hirgalinta (Juba University) oo uu Marti
inoogu yahay Daud Zwink oo ah Madaxa Hay'ada Somali Relief Fund oo ah
Hay'ad gargaar oo ka hawl gasha wadanka Soomaaliya.
Daud Zwink waa Muslim u dhashay Maraykan kuna hadla Afka Soomaaliga.
Daud socdaalkiisu wuxuu ku saabsanyahay inuu deeq dhaqaale u ururiyo
(Juba University) Jaamacada oo laga dhisayo Gobalka Jubada Hoose,
magaala madaxdiisa Kismaayo. Jaamacadaan dhisideeda waxaa iska
kaashanaya Somali Relief Fund iyo aqoonyahano Soomaaliyeed.Sidoo kalena
waxaa noogu casuman Marti sharaf kale oo Soomaaliyeed.
Goorta: Sunday August 20th of 2006 @
5:30pm - 8:0
Goobta: Brian Coyle Community Center
420 15th Ave. S., Minneapolis, MN
55454
Wixii Faah Faahin intaa dheer soo wac @ 612-310-3833
ama la xiriir: Maxamed Ciise:
EMail: hajiissa@gmail.com
Somali students in Minnesota
universities and colleges and varies
respected Somali leaders of the state of Minnesota invite all Somalis
in Minnesota to attend an important conference. The purpose of this
conference is to raise funds for an educational institution that will
be
established in Kismaayo, the Lower Juba region of Somalia.
Among the keynote speakers will be Daud Zwink, the current Head
of Somali Relief Fund. He was born in Indiana, US and later on in his
life he became a Muslim. Zwink, who speaks fluently in the Somali
language, along with Somali educators initiated this project and hope
to see the final part of it with us.
When: Sunday August 20 of 2006 @ 5:30pm - 8:00pm
where: Brian Coyle Community Center
420 15th Ave. S., Minneapolis, MN 55454
for further information, please contact
us @ 612-310-3833
Faafin: SomaliTalk.com | AGoosto 18,
2006