SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  MPLS
Daabaco Boggan | Print


Habeenka Waxbarashada Soomaalida Minnesota 2005

(Somali Education Night)

 

Sanadkii afraad  galabta Jimcaha ee May 27deeda,  dhiirigelin iyo baraarujin badan oo la xiriirta waxbarashad ayaa la isku boorin doonaa.  macluumaad badan ayaa la siin doonaa ardada iyo waalidka Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota iyo nawaaxigeeda.  Waxaa kale oo goobta iman doona Jaamacadaha waaweyn ee gobolka Minnesota. Hambalyada iyo damaashaadka waxaa bar bar socda sanadkan halku dhegga ah 

 

Aan xusuusanno malaayiinta caruurta Soomaaliyeed ee aan maanta haysan daryeel, ammaan, iyo waxbarasho”,

 

 

Goobta:            SomaliEducation Center

                        2200 Nicollet Ave South

                        Minneapolis, Minnesota

 

Goorta: May 27, 2005  Jimcaha saacaddu markay tahay 04:30 galabnimo

 

############

Xuska Maalinta Degaanka Adduunka

(The world Environmental Day)

 

 

“Tsunami ka dib iyo degaanka Soomaaliya”

 

Goobta:            Brian Coyle (Ceder Somali Community Center)

                        420 15th Ave  South

                        Minneapolis, Minnesota

                       

 

Goorta: June 5, 2005 Axadda saacadu markay tahay 01:30 galabnimo

 

 

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir

Maxamuud Nuur Wardhere 

Xafiiska US Sen. Coleman MN

mnwardere@yahoo.com

 

Farxiya Faarax

University of Minnesota

Fara0054@umn.edu 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD