BAAQ NABADEED IYO HESHIIS DEG DEG AH.
KU DHAMMAAN SHACABKA SOOMAALIYEED
KU DHAMMAAN CULUMAA’U DIINKA SOOMAALIYEED
KU DHAMMAAN CULIMAA’UDIINKA KA DHALATAY LABADA DHINAC
KU DHAMMAAN CUQAASHA & NABADOONNADA KA DHASHAY L.DH
KU DHAMMAAN AQOONYAHANKA SOOMAALIYEED
KU DAWLAD GOBOLEEDKA SOOMAALIYEED EE PUNTLAND
KU ISMAAMULKA SOOMAALIYEED EE ITOOBIYA
KU MAAMULKA IYO WAX GARADKA DEEGAANKA C/WAAQ
UJEEDDO: BAAQ NABADEED IYO HESHIIS DEG DEG AH
ANNAGOO AH SALAADIINTA, CULUMAA’UDIINKA,AQOONYAHANKA, IYO WAX GARADKA
BEESHA REER BICIDYAHAN EE KU NOOL WAQOOYI AMEERIKA WAXAANNU SOO SAARNAY
BAAQAAN NABADEED, KADIB MARKII AY IS DAGAALEEN BEESHAAN KA DHALANAY IYO
BEESHA AAN WALAALAHA IYO DARISKA NAHAY AGAGAARKA TUULADA YAMAARUGLEY EE
GOBOLKA WARDHEER. DAGAALKAAS OO GAYSTAY KHASAARE NAF IYO MAALBA AH
SABABAYNA DHIMASHO IYO DHAAWAC, SIDAA DARAADEED WAXAANNU DALBANAYNAA IN
LA JOOJIYO DAGAALKA DADKA WALAALAHA AH, DARISKANA AH IN SI SHURUUD
LA’AAN AH LOO JOOJIYO.
WAXAAN KALOO U TACSIYEYNAYNAA EHELADII IYO QARAABADII LABADA DHINAC EE
WAX KALA GAAREEN IN INTII DHIMATAY ALAHA U NAXARIISTO, ANNAGA IYO
AYAGANA SAMIR IYO IIMAAN NAGA SIIYO.
DAGAAL WIIL BAA KU DHINTA EE WIIL KUMA DHASHO, HADDII ILAAHAY IDMO
HESHIIS WAA DHACAYAA EE MASKAXDA IYO CAQLIGA SALIIMKA AH AAN KAASHANNO.
WAXAAN KALOO KA CODSANAYNAA DHAMMAAN DADKA IYO DAWLAD GOBOLEEDYADA UU
BAAQAANI SIDA TOOSKA AH UGU SOCDO INAY KA QAYB QAATAAN INTII TABARTOOD
AH HESHIISIINTA DADKA WALAALAHA AH.
WAXAA SOO SAARAY BAAQAAN DADKA HOOS KU QORAN.
1.
SULDAAN CABDI XAAJI
CALI BAALLE(URUFAY)
2.
SULDAAN CABDI XAASHI ALBAAB.
3.
NABADOON MAXAMED AXMED NUUR (JAB DHURWAA).
4.
AQOONYAHAN AADAN CABDULLE AXMEDNUUR (GAALKACYO).
5.
NABADOON CIISE
CALI JAAMAC(CIISE TAAY).
6.
COL. AXMED CABDI TUMAY.
7.
MAXAMED CABDILLE DAAHIR.
8.
AQOONYAHAN QAASIN SHEEKH MAXMED.
9.
AQOONYAHAN BURHAAN CABDULQAADIR(BAKAYLE)
10.
NABADOON CABDULQAADIR CADCEED GEELLE.
11.
NABADOON WARSAME YUUSUF JIBRIIL
12.
SHEEKH AXMED AADAN CABDULLE( DUUBYAR)
13.
NABADOON AADAN
CALI CIGAAL.(QASE)
14.
COL. CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX (XALWO)
15.
NABADOON CABULLAAHI WARSAME (JABAAN).
16.
COL. JADOOR XASAN AADAN (DUDE)
17.
CABDIKAAFI CABDULLAAHI DHOORE.
18.
GANACSADE CADULLAAHI MAXAMED AADAN (KARAAYE).
19.
AQOONYAHAN
CALI CABDULLAAHI (JANAGALE).
20.
DEEQ CABDULLAAHI WARSAME ( JABAAN).
21.
MAXAMED
CALI CIGAAL (ODOWAA).
22.
SULUB UKUN XAYLE.
23.
AQOONYAHAN MAXAMUUD XASAN (DOOY).
24.
AQOONYAHAN MURIIDI GUULEED WARFAA.
25.
DR. XUSEEN CABDI CIISE.(CIRRO)
26.
CABDIRAXMAAN MAXAMED CIGAAL (MIXLE).
27.
BAYLE
CALI SUBKAN.
28.
BAYLE MAXAMUUD CAABBI.
29.
CALI AXMED NUUR (CALI DHEERE)
30.
GARAAD AADAN GUURE.
31.
AQOONYAHAN DEEQ YUUSUF (JARIIR).
32.
DR. SHEEKH CABDIRISAAQ C/HI (URUR)
33.
AQOONYAHAN XUSEEN
CALI BARRE.
34.
MAXAMED AADAN DAAHIR (HODAN).
35.
SH. SADIIQ MAXAMUUD MACALIN.
36.
SAALAX CADCEED GEELLE.
37.
AADAN CABDULQAADIR CADCEED.
38.
CUMAR CABDULQAADIR CADCEED.
39.
DEEQ CADCEED GEELLE GALOW.
40.
CAWIL YAXYE ASHKIR.
41.
WARSAME XASAN SH SAHAL.
42.
NABADOON CABDI XIRSI (QAATE).
43.
NABADOON CUMAR ISMAACIIL JULDHE
44.
NABDOON MAXAMED XUSEEN AW MAXAMED
45.
FAADUMO MAXAMED XAASHI ALBAAB.
46.
SAHRA ISMAACIIL JULDHE.
47.
XALIIMA XAANGE MUXUMED.
48.
XAAWO NUUR GURAY.
49.
CADAR
CALI DHOORE.
50.
DEEQO AXMED BAASHE.
51.
XADIYO GUULEED XAASHI.
Waxaa nasoo gaarsiiyey bayaankan
Hussein Abdi
hussein_abdi@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh
qoraaga ku saxiixan, kana tarjumi maayo aragtida Somalitalk.com
Faafin: SomaliTalk.com | May 23, 2005
Qaar
kamida dhaawacyadii Yamaaruglay oo lasoo gaarsiiyey Gaalkacayo..