OGEYSIIS – KULAN ISLAAMI AH,
LONDON, UK.
Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London iyo nawaaxigeeda
loogu bishaaraynayaa in maalinta AXADDA 10ka APRIL 2005 lagu qaban doono
xaafadda SOUTHALL ee Galbeedka London Kulan diini ah oo ay ka muxaadarayn
doonaan culimo waddanka gudihiisa iyo dibeddiisaba ka yimi.
TAXANAHA KULANKA
Waqtiga |
Muxaadarada |
Shiikha |
10:00 – 10:30 |
Soo Dhaweyn
|
Guddiga Qabanqaabada |
10:30 – 11:30 |
Dhimashad iyo u diyaargaroga Aakhiro |
Sh. C/qaadir Cali Canbe (Hargeysa) |
11:30 – 13:00 |
Dhisidda Masaajidda iyo Fadligooda |
Sh. C/rashiid Sayid
(London) |
13:05 – 13:15 |
Warbixin ku saabsan dhismaha masaajidka Al-Raxmah |
Sh. C/qaadir Cali Canbe (Hargeysa) |
13:15 – 14:30 |
Qado iyo Salaad
Duhur
|
14:30 – 16:30 |
Badbaadinta Bulshada |
Sh. Mustafe X. Ismaaciil
Haaruun (Hargeysa) |
16:30 – 18:00 |
Diintu Waa Naseexo |
Sh. Maxamed C. Daahir
(Cardiff) |
Meesha
lagu qabanayo waa SOUTHALL COMMUITY CENTRE, 20 Merrick Road, Southall, oo ku
dheggan Southall Train Satation.
Tareenka
ugu dhaw: Southall Train Station – Markaad ka soo baxdo istayshanka u soo
leexo xagga bidix, wadadda ugu horraysa haddana bidix ula leexo, daqiiqad
markaad hore u socoto waa dhismaha weyn oo dhinaca bidix kaa qabanaya kana
soo horjeeda Sunrise Radio.
Qiimaha Qadada:
£3.00 (Saddex Gini)
Haddaad u baahato waxbixin dheeraad ah kala
soo xiriir: Ibrahim Nur 07958758444 ama C/qadir C. Cambe
07956813796
Waxa soo tebiyey:
C/qaadir Cabdi Diiiriye
hajikos@yahoo.com
Faafin:
SomaliTalk.com | Apr 9, 2005
Sannadkii
2000 & Dagaal Dhaqameedkii Gabdhaha Soomaaliyeed

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|