SomaliTalk.com
| FreeWebs | Email | TellFriends | Search | Feedback | News
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALI PROGRAMMERS NETWORK
Somali High Tech Zone

Waa qayb cusub oo kusaabsan kulanka Soomaalida barata cilmiga computarka (Computer science) iyo Compurter Programmers.

Qayba "CHAT" ee "Somali Programmers" waxaa ka qayb gelikara oo keliya qofkii kubiira ururkaas oo markaas dhallinta qaybtaas ku hawlan ay usoo diraan "Furaha" (password). Taasi waxay sahleysaa in ay qaybtani noqoto mid faa'iido u leh inta cilmigaasu ka dhexeeyo oo ay markaas si hubaal ah u kala faa'iidaysankaraan maadaama ay kujiraan qaybtaan in isku cilmi baranaya.

eeg dhanka midig, halka ay kuqoraantahay "Programmers Zone", waa meesha inta ururkaan kamida ay sida tooska ah isugudhaafsankaraan afkaarohood sitoos ah "CHAT ZONE"

Qaybtaan oo habayn iyo dhisme kusocdo, waxaan insha Allah, kusoo bandhigi doonaa watiyada (timetable) kulanka ee "Somali Programmers Network" si ay waqtigooda ugu kala faa'iidaan.

Hadii ay jiraan koox cilmi gaara kadhexeeyo, tusaale ahaan Engineering, Medicine, Business, Mechanics, Math, etc isla mar ahaantaana ay u baahdaan goob gaar ah oo sida ururkan ay ugu kulmikaraan, markaas waxaad noogu soo sheegikartaan email feedback@somalitalk.com si aan qaybtaas gaarka ah ugu dhisno.

>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
.
Programmers Zone
username:
password:

powered by Scripthost

WELCOME
Somali Students Network.
One of the most valuable group of the Somali Internet.
Be Part of this Growing Educational Team Join Now

> Students Express
> Abdulkadir Adan Ideas
> Warkii Abdirahim Diriye
Help The Fight Against Spam!
Copyright © 2001 somalitalk.com. All rights reserved.