SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SHIFO

W.Q. Faarax Axmed Muuse, colow30@hotmail.com 
M.Sc Clinical Microbiology, University of Karachi



SHIFO ::: CAAFIMAADKA:

Qaybtan aan u bixinay SHIFO waxa ay ku saabsan tahay wacyi gelinta Caafimadka dadweynaha, waxaadna ka heli doontaan qoraalo cilmi ah oo si qeexan uga hadlaya cudurada halista ah ee ay tahay in laga digtoonaado iyo waxyaabaha kale ee la xiriira caafimaadka guud.

Qoraaga qaybta caafimaadka ee SomaliTalk waa: Faarax Axmed Muuse oo jooga Karachi, Pakistan, waxaana lagala xiriiri karaa Emailka: colow30@hotmail.com

Talo, tusaale, iyo su'aalaha la xiriira caafimaadka, gaar ahaan cudurada faafa, waxaa laga hagaajin karaa soo saaraha qormadan colow30@hotmail.com

Qoraalada hadda Diyaarka ah waxaa kamid ah:

Faafin: SomaliTalk.com

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
CAAFIMAADKA:

 



HTML CD