Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428
XUSUUS::: Maalmaha hoos ku qoran waa qiyaasta ugu dhow
ee la sameeyey, waxaana dhici karta in maalmahaasi ay taariikhda qoran ee
'Gregorian-ka' ka hor maraan ama ka dib dhacaan...
Munaasabadda ama Maalinta |
Taariikhda
Hijriga |
Taariikhda Gregorian |
Bilowga Bisha Ramadaan |
1da Ramadan 1427 |
24 September 2006 |
Ciidul-Al-Fidri |
1da Shawaal 1427 |
23 October 2006 |
Maalinta Carrafo |
9ka
Dul-Xijjah 1427 |
30 December 2006 |
Ciidul-Al-Adxaa |
10ka
Dul-Xijjah 1427 |
31 December 2006 |
Bilowga Sannadka 1428 |
1da
Muxarram 1428 |
20 January 2007 |
Maalinta Cashuuraa |
10ka
Muxarram 1428 |
29 January 2007 |
Akhri:
Acmaasha tan ugu
khasyrka badan ramaanka Dhexdiisa
SOO DHOWEYN
DIIRRAN YAA RAMADAAN
Seen ku Soo
Dhaweyneynaa Soonka?
HORDHAC TAXANAHA
RAMADAANKA (hordhac)
SOONKA IYO
RAMADAANKA FADLIGIISA
SOONKA IYO
TAARIKU SALAADKA
FADLIGA
RAMADAANKA
TIIRARKA SOONKU
UU KU DHISAN YAHAY
GOORMA AYAA LALA
IMAANAYAA SOONKA NIYAYSASHADIISA?
MUSAAFIRKA
SOONKIISA
HABEENKA LEYLATUL
QADRIGA
Fidrada Sida Loo
Bixin Lahaa
IIDAHA iyo
SALAADAHOODA
AXKAANTA SOOMIDDA
BISHA RAMADAAN (sookoobid)
SU'AALO CILMIYEED.... AKHRI
| HAL-XIRAALAHA
RAMADAANKA. Q.1aad |
HAL-XIRAALAHA
RAMADAANKA - Q.2aad
Taariikhdii
Imaamul Bukhaari |
Taariikh-dii Imaamul
Muslim | Silsiladda
Taariikhda Islaamka
Jadwalka Taariikhda Islaamka
Taariikhda sannadka Islaamka waxaa lagu tiriyaa bisha (ama dayaxa). Waxaana
uu ka kooban yahay 12 bilood kuwaas oo bilwalba tiradeedu ay ku xirantahay
dhalashada bisha. Badanaa sannadka islaamku wuxuu noqdaa 12 x 29.53=354.36
maalmood. Taas oo kadhigeysa sanndka Islaamka mid 11 maalmood ka tiro yar
sannadka miiladiga ama taariikhda looyaqaan "Gregorian".
Sannaadka Islaamka waxaa sal u ah Aayadda Quraanka ee suurada "Al-Tawbah"
ee macneheedu yahay
"Tirada
bilaha Eebe waa Laba iyo Toban kitaabka Eebe dhexdiisa tan iyo maalintuu
abuuray samooyinka iyo dhulka, waxaana kamid ah afar xurmo (gaar) ah leh...."
[9:36].
BILAHA SANNADKA ISLAAMKA
|
1. |
Muxarram |
7. |
Rajab |
2. |
Safar |
8. |
Shacban |
3. |
Rabi'c
al-awwal |
9. |
Ramadan |
4. |
Rabi'c al-thani |
10. |
Shawwal |
5. |
Jumada al-awwal |
11. |
Dhu al-Qic'dah |
6. |
Jumada al-thani |
12. |
Dhu
al-Hijjah |
|
Bilaha Islaamku waxay bilaabmaan marka bishu soo baxdo, taas oo ah in la
arko bisha. [Eeg
bogga muujinaya khariida bisha].
Xisaab ahaan bilaha Islaamka waxaa lagu qiyaasaa in ay kudhamaadaan 30
ama 29 maalmood.
Sannadka Islaamka oo loo yaqaan Hijra waxa uu bilaabmay markii
Nebi Muxammad (scw) uu ka
haajirey Maka oo u haajirey Madiina, taas oo ku beegnayd sannadkii 622 ee
miilaadiga , qiyaastii [16 July C.E. 622].
Isha:
http://www.islamicfinder.org |
http://moonsighting.com
|
CASHARADA
SAXAABADA |
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|