SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  FOGAAN
FOGAANTA AY ISUJIRAAN QAYB KAMIDA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA (KM)

Qoraalkaan waxaan kasoo xiganey khariidada uu qoray Maxamed Abshir Cali.

Waxaan ka cudurdaaraneynaa in aanaan hayn emailka Maxamed Abshir Cali, hadiise aan hello aan halkaan kusoo daabici doono, insha Allah.

XUSUUS: Fogaanta oo dhami waxay ku cabbirantahay KM sida kucad hoos.

Muqdisho Afgooye 30 km
Afgooye Buur-Hakaba 164 km
Buur-Hakaba Baydhaba 66 km
Baydhaba Luuq 150 km
Baydhaba Xudur 155 km
Luuq Dooloow 80 km
Luuq Garba Haarey 69 km
Garba Haarey Baardheere 129 km
Baardheere Baydhaba 195 km
Baardheere Jilib 260 km
Jilib Kismaayo 114 km
Kismaayo Afmadow 139 km
Kismaayo Dhoobley 195 km
Muqdisho Marka 113 km
Marka Baraawe 193 km
Baraawe Jilib 168 km
Muqdisho Jowhar 95 km
Jowhar Buulo-Burte 121 km
Buulo-Burte Beledweyne 116 km
Beledweyne Feerfeer 45 km
Jowhar Cadale 140 km
Cadale Ceel-Dheer 185 km
Ceel-Dheer Ceel-Buur 162 km
Ceel-Buur Sinadago 110 km
Sinadago Beledweyne 164 km
Sinadago Gaalkacyo 220 km
Gaalkacyo Hobyo 256 km
Gaalkacyo Garoowe 260 km
Garoowe Eyl 219 km
Garoowe Qardho 222 km
Qardho Boosaaso 258 km
Qardho BandarBayla 221 km
Isku-Shuban Caluula 280 km
Caluula Bareeda 40 km
Caluula Baargaal 105 km
Garoowe Laascaanood 132 km
Laascaanood Ceel-Dhaab 141 km
Ceel-Dhaab Ceerigaabo 255 km
Ceel-Dhaab Burco 120 km
Burco Berbera 148 km
Berbera Hargeysa 158 km
Hargeysa Burco 177 km
Hargeysa Gebiley 70 km
Gebiley Booraama 52 km
Booraama Saylac 269 km
Saylac Lowyacado 21 km
Xudur Yeed 115 km
Xudur Buule-Burte

Source: Khariidada uu qoray Maxamed Abshir Cali


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD