SOMALITALK.COM ::: XAJJKA 1427::::
Home | SIIRO | SALAT | ZAKAT | RAMADAN

| Allah Is Great 

HAMBALYO CIIDA BARAKAYSAN

EID MUBAARAK 1429
Allahu-Akbar, Allahu-Akbar. La ila-ha ill-lal-lah. Allahu-Akbar, Allahu-Akbar. Wa-lilahill xamdu. * * * * Allah is great, Allah is great. There is no god but Allah. Allah is great, Allah is great. And all praises are for Allah.
الله أكبر ، الله أكبر ، الله أكبر ، لا إله إلا الله ، الله أكبر ، الله أكبر ولله الحمد

XAJJ 1428

Xajka

Bismillah:
CIID MUBAARAK

Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr  

Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk.

Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan umadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida.

Waxaan xujeyda sannadkan 1429 u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo cibaadadooda. Dhammaan muslimiinta meel kasta ay joogaana waxaan leenahay CIID MUBAARAK.

Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in uu kadhigo dhul nabad ah, Soomaalida Allah niyadooda ha isuwanaajiyo.

Dunida oo dhanna waxaan u rajaynayneynaa nabad waarta.

Waxaa bahda SomaliTalk si gaara ugu mahadnaqayaan dhammaan akhristayaasha noosoodiray hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa, waxaana dhammaan idiin soo tebineynaa hambalyo taas lamida.

Allah sannadkan fooda inagu soo haya ee 1430 hakadhigo sannad nabad iyo barwaaqo ay camirto dhulka Soomaaliya iyo dunida oo dhanba.

Marlabaad Hambalyada Ciid-Al-Adxa naga guddooma.

Kulu Caam wa-antum Bikheyr.

CIID MUBAARAK

الله أكبر ، الله أكبر ، الله أكبر ، لا إله إلا الله ، الله أكبر ، الله أكبر ولله الحمد

Wabillaahi Towfiiq

CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday

 

Bahda SomaliTalk.com
Hajj 1429 | Dec 8, 2008



Ehalkaaga iyo Asxaabtaada ma u direysaa Hambalyada Ciida Ramadaan, Soobooqo boggaga hoos kuqoran:

WAXYAABAHA SUNNADA AH MAALINTA "IIDA" [osmanB.]

isxisaabi .

ZAKADAII MA BIXISAY SANNADKAN: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7  

FADLIGA SALAADDA: http://somalitalk.com/salaat/ 

SAWIRADA: SaudiGazete / IslamOnline

Labo Million oo Muslimiin ah oo Xalay Ku Negaadey Mina
» Marabtaa labo Sano ee Dembi dhaaf ah
» Caado Soomaali Dumisey Ciid-Al-Axdaa
Dhaammaan ka akhri halkan Jan 19


SIIRADA::: Hordhac
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 16 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 |


SAXAABADA: 0 | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 00 |


ZAKADA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7  


RAMADAN: | 0 | 0i | 0ii | 0iii | 0iv | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11


Powered by www.Somali
Talk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
 

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.