SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004»  JUNE  

5 qof oo reer ogadenya ah oo lagu xidhay Hargaysa Guji..

MASHRUUCA KA HORTAGGA INDHALA’AANTA
Jamciyada Manhal oo 2004 qorshayneysa in indhaha loo jeexo dad tiradoodu gaadhayso 5000 oo qof... Guji

Madaxweynaha DGPL oo Gaashaanka Ku Dhuftay Xil u Kordhinta Xukuumadiisa
Cabdulaahi Yusuf Axmed oo maanta ka hadlay kalfadhiga 11-aad ee golaha barlamanka ayaa hadal dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya ka soo jeediyay.. Guji...

Wararkii Toogashada Guddoomiyihii Boosaaso
iyoTaliyiihii Ciidanka Canshuuraha Dowlada Hoose ee Kontaroolka Boosaaso iyo sawiro laga soo qaaday gaarigii lagu dhex toogtey marxuumiinta... Guji

12-Askari oo Lagu Diley Muqdisho
Askartaas oo ka tirsanaa ciidankii Militeriga Soomaaliya oo lagu xasuuqay Muqdisho...
Guji..

"Shirka Nairobi oo Qayaanadii Loo Qabtay ku Dhamaaday"
Sidaas waxaa yiri Eng. muuse SH M.C/raxmaan oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ahna .. Guji.. June 28

Qodobkii 30aad oo Wax Laga Bedeley
Warqad maanta ka soo baxday xafiiska Guddomiyaha Shirka, Kiplagat, ayaa shaaca ka qaaday in isbadal lagu sameeyay qodobka 30-naad ee dastuurka ee muranku ka taagnaa Guji

C/Lahi Yusuf oo ka Ambabaxay Nairobi
»C/Lahi Yusuf oo Ku Hanjabay inuu Isaga Tagi Doono Shirka Kenya »Ugaaska beesha xawaadle oo  looga gacan haatiyey hiiraan
»Banaan bax laga qabaqaabinaya waddanka Holland….
»Muqdisho: Hay’adda HIWA oo qabanqaabisay Siminar….
»Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee khaliif Huudow oo..

Warar Goos Goos ah...Guji

Wararka Shacabka Ku Hoos Nool Gumeysiga
»Itoobiya oo lagu eedeeyay doorashadii ay ka qabatay Ogadenya.. wararkii Xorriyo

Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale oo ka dhiidhisay
Falkii lagu dilay wiil Soomaaliyeed oo Netherlands laga soo celiyey  Bishii Maarso 2004 iyo warar Goos Goos ah

DKG: Somaliland Waxay Ka Mid Tahay Soomaaliya
Ra'isul Wasaaraha Dowlada KMG-ka oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay in... Guji...

Aqoon iswaydaarsi loo Qabtay Ururada Dhalinyarada Puntland
Ururka dhallinta PL oo soo jeediyey in lagu Dhaqmo xikmada oranaysa "Miro Gunta kuugu jira Miro Geed saran looma Daadiyo"  Guji 25/6

DKMG oo Eedayn usoo Jeedisyey Wakiilka Qaramada Midoobey
iyo Cumar Xaashi oo ku tilmaamay Maamul Goboleedyada looga dhawaaqay Hiiraan inay ka danbeeyaan Wadamo Cadow ku ah Jiritaanka Umada Soomaaliyeed... Guji June 25

ISLII DHALAAL IYO DHOOQO
Warbixin kooban oo Saahid Yusuf kasoo diray Nairobi Guji 24/6

Madaxwayne ku Xigeenka Puntland oo Waraysi Siiyey Somalitalk
"Howsha uu Baarlamaanka DGPL qabtay waa mid aanu qaban weynay oo dhibaato uma aragno ee waxaannu u aragnaa dawlad kale dalka haloo dhiso" Sidaas waxaa yiri... Guji 24/6

Qoral Kasoo Baxay Jabhada Wadaniga xoraynta Ogaadeenya
Qoraalkan oo ku jihaysan hargeysa ayaa... Guji 23/6


SAWIRRO: MARAAKIIB KA KALUUMAYSANAYA SOOMAALIYA
Siyaabaha Looga Ganacsado Saamiyada (Shares)
Barnaamijkii ganacsiga ee C/risaq M Xusen...
Guji
June 8
Maalintii Degaanka Adduunka oo Looga Dabaal Degay Bosaso Si Murugo leh
»Soomaalida oo gacmohooda ku xaalufiyey degaankoodii
»Maraakiibta Ajnabiga oo guranaya khayraadka Soomaaliya
»Qashinka ay soo tuuraan maraakiibtu oo halis ku ah degaanka
Dhammaan ka akhri warbixintii C/Fatax Jamac June 8

Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweyne Kuxigeenka DGPL
Qoraal ka oo uu ku amrayay in ay wasaaradda maaliyada Puntland bixin karin wax lacag ah illaa amar dambe Guji 23/6

Wararkii Raadiyo Xorriyo
Wararkii qowmiyadaha kuhoos nool xukunka Gumeysiga... Guji 23/6

»Jaamacad Laga Furay Burco

Xaaladda Soomaaliya Ku Sugantahay
Warbixin dheer oo uu qoray Agaasimaha Guud ee wasaaradda Kaluumaysiga & Khayraadka Badda  iyo  Wasaaradda Macdanta & Biyaha sanadihii 1980 ilaa 1991 ayaa... Guji... June 22

WARAR GOOS GOOS AH:::
»Dagaal ka Dhacay Magaalada Kismaayo
»QOORGAAB: “Dabley shisheeye dalkayaga maya”
»Arrin aad u fool xun oo ka dhacday Kismaayo
»General Morgan oo ay u yeertay dowladda Itoobiya
Iyo warar kale ee caalamka... GUJI

Habeenkii Ardayga Soomaaliyeed ee reer Malaysia
Xafladan oo loogu talagalay in lagu soo dhaweeyo ardayda sanadkan la aqbalay jaamacadaha Malaysia ayaa Guji June 21

Baaq Nabadeed oo Kasoo Baxay Guddiga Beesha Kablalax ee Woqooyiga Ameerika
Baaqan oo ku wajahan Beelaha ku dagaalamaya Aagga Degaanka Doolo, Wardheer... GUJI

WARAR GOOS GOOS AH:: JUNE 20::
»Laba Maamul Goboleed oo Looga Dhawaaqay Hiiraan
»C/Laahi Yusuf oo Laga Dalbaday in uu Kusoo laabto garoowe
»Itoobiya oo Riyaale ka dalbatay in ay usoo gacan geliso dad...
Ka akhri halkan... June 20

Dhaqaalo Xumi Soo Food Saartay Juba & Shabeelle
iyo
Xoolo Dhoofin si xawliya uga socota Dekadda Magaaladda Boosaaso.. Guji June 20

Warbixin Ku Saabsan Shirka Kenya
Mudadii loo qabtay in ay beeluhu ku qabysadaan baarlamanka oo barri ku eg iyo Gudoomiyaha shirka oo raja wanaagsan ka muujiyay wadahadalada.. Guji.. June 200

Dadkii kasoo Baro Kacay Dagaalkii ka Dhacay Agagaarka Wardheer oo Tabaalaysan
Kadib markii dagaal ba,ani uu labo beelood ku dhexmaray tuulada Mir-khaliif oo ka tirsan Degmada wardheer ee K/Shanaad, ayaa... Guji June 20

Waa sidee Xaaladda Ammaan ee Muqdisho 14 Sanno oo Fowdo ah Kadib
»Qaramadda Midoobay: Soomaaliyeey Dawlad Soo Dhista DKM
»Milatarigii Hore ee Soomaaliya oo door ku yeelan doona GAMA
 Wararkii Maanta... Guji June 20

Maamulka Hargaysa oo xabsi ku xukumay dad reer Ogadenya ah
Ka akhri wararkii radioXorriyo ee maanta...
Guji...

Soomalida ku Nool Columbus Ohio oo Banaanbax Weyn Dhigay
Banaabaxa oo lagu qabtay maxkamada uu ku xiran yahay Nuuradiin Cabdi horteeda... Warbixin

Culimada iyo waxgaradka Burco oo Horseeday iskaashi ku Dayasho mudan
» Mashruuca dhismaha biriij cusub oo laga hir gelinaya Burco
» Dadaal lagu doonayo in jaamacadii ugu horaysay laga furo Burco
Ka akhri warbixintii C/Laahi Baashe June 12

Muqdisho: Maxkamada Islaami ah oo Dib Loo Furay
»Maraykanka oo Sheegay in uu Kharash ugu deeqaya Shirka Som.
»General Moorgan oo Itoobiya ku diiday codsi ay u soo gubiyeen
»
Hay'ado cambaareeyey Falalkii Lagula Kacaay saddex Weriye
Dhammaan ka AKhri Halkan June 17

Xaaladaa Guud ee Xuquuqda carruurta Soomaaliyeed
iyo Xadgudubyada loo gaysto;
Ka AKhri Halkan June 17

 Seminaaraka wacyigalinta wiilasha ardayda ah ee jaamacadaha iyo dugsiyada sare ee muqdisho
Waxaa lagu qabtay xarunta Al-Imaam Al-bukhaari ee  Guji June 17

"Muuse Suudi ayuu ahaa ninkii Kaamiradeyda u Dhigay Qoriga Zuuga" C/raxmaan Cali Suubiye.
»Maleeshiyooyinkii isaga soo horjeeeday Muqdisho lakala raray
»Shaqaaqo ka dhacday meel u dhow Jawhar…
»Siminnaar  lagu soo geba-gebeeyey Baydhabo
Dhammaan ka akhri halkan...

»WARGEYSYADA ADDUUNKU WAXAY  KA QOREEN SOOMAALIDA

"Shirka Nairobi Waxaa Kamaqan Danta Guud"
Sidaas waxaa yiri Eng. Yarisow oo uu waraystay Ridwaan Xaaji oo... Guji.. June 15

Daraasad Gaaban: Dhibaatooyinka Soomaaliya Iyo Xallintooda
Daraasad kooban oo ay soo saareen aqoon yahanno Soomaaliyed ayaa kubilowday in... Guji...  June 14

Seminaaradii wacyigalinta ardayda oo ka bilowday Muqdisho
Waxaa lagu qabtay xarunta Ibnu Baaz ee dacwada iyo hanuuninta ee Muqdisho xaflad ay... Guji.. June 14

SPR: "Xeesha Keliya ee Cabdullahi Yaqaan.."
Qoraal kasoo baxay SPR ayaa ku bilwoday in: shaashadaha Internetka lagu faafiyey in Beesha Darood... Guji June 14

Dagaal ka ay Ku Dhinteen 4 Qof oo Kadhay Biyooley
» Musharrixiinta ka qayb galaya shirka oo wada olole ugu dambeeyey
» Dr. Maxamed C/qaadir: “Magaalada Muqdisho waxay lahayd dhaqan ..
ka akhri halkan June 13

Suldaankii Nabadda oo Geeriyoodey
» Suldaan Mohamed Suldaan Farah  oo 60 sano soo hayey Suldaanimada Beelweynta ARAR ayaa ku geeriyoodey Hargeysa; » magaalada Boosaasona waxaa ku geeriyoodey Abshir cadami oo caan ka ahaa gobolka Bari.. Guji June 12

IGAD iyo IPF-ta oo la kulmidoona beelaha Soomaaliyeed
Kulankaas oo dhici doona maalinta Isniinta...  
Guji June 12


Xagee Ku Dambeeyay Sh. C/Raxman Warsame
Maxkamadda Sare ee Magaalada Nairobi Ayaa sheegtay in ay Baarayaan halka uu Ku Dambeeyey Sh. C/raxman Warsame oo ay Kenya Xabsiga u taxaabatay bishii Maarso..  Guji June 11

Jawaab: Qoraalladii Xerta Cabdullahi iyo Cabdiqaasim
Waa Jawaab ay SPR ka bixiyeen Qoraalkii Cali-Koor... Guji


»MUDAHARAAD KA DHACAY MAGAALADA HARGEYSA [Diridhaba]
»Maansada Doodwanaag: Qaybtii 7aad [Anwar]

WARARKII RAADIYO XORIYO EE JUNE 11
Mucaaradka Itoobiya oo  ku baaqay in xukuumadda la rido Guji

Tageero hiil iyo hooba ah oo loo Fidinaayay Dr. muriidigolf
Musharaxa Madaxweynaah Soomaaliya  Dr.C/qaadir Xaaji Sufi ayaa...
Guji June 10

Simiraar aan Noociisa Horey Loogu Qaban Muqdisho oo ay Qabatay Shirkadda Saalim Group
&
Qoraal ay Beesha Maxamuud Hiraab u dirtay Guddiga IGAD Guji 10/6

Soomaalida ku Sugan xunta Embagathi oo Loogu Baaqay in ay ka Guuraan
iyo dhibaato ka taagan qaybsiga baarlamaaka ee beelaha iyadoo shirarka Nairobi ay isku yimadaan maalin walba beeluhu uu ku dhamaado guul daro iyo fashilaad... Guji June 9

Wararka Qowmiyadaha Ku Hoos Gumeysiga Itoobiya
Dagaallo ciidamada gumaysiga lagu wiiqay iyo dad la laayay
Guji

Dagaal Ka Dhacay Afgooye
Dagaalkan oo shalay ka dhacay Afgooye waxaa ku dhintay  7 qofood waxaana ku dhaawacmey ilaa 20 qof waxana uu dhex maray beelaha.. Guji June 9

Liibiya: Soomaali Ku Jirtey Xero Qaxooti oo La Rasaaseeyey
"Arrintan waxay ka bilaabatay meel Internet Café ah oo xerada qaxootiga aad ugu dhoweyd .." sidaas waxaa yiri... Guji June 8

Col.Fartaag: Maamul Goboleed ayaan ka dhiseynaa Jubbooyinka
iyo Mandheera oo lagu Xirxiray dad badan oo Kamid ah dadkii ka Qaxay B/Xaawo... Guji

Dhaqdhaqaaqa Nabadaynta Banaadir
Shirweyne socday lixdan maalmood oo ay yeesheen qeybaha bulshada ayaa.. Guji


Golaha Amaanka ee Midowga Afrika oo La Tashanaya Janaraaladii Hore ee Militarigii Soomaaliya
iyo Magaalada Baydhabo oo Xasiloon kadib markii Dagaal ay 8 qof ku dhinteen uu halkaas Xalay ka dhacay.. Guji

Gabar Soomaaliyeed oo Lagu Tuhmay Qowmu Luudnimo
Minneapolis: Wargeys kasoo baxa Minnesota ayaa shaaciyey in Gabar asalkeedu yahay Soomaali ay kamid tahay... Guji June 6

Dowladda Imaaraadka Carabta oo 72-saaacdood u Qabatey Qusulkii Soomaliya u Fadhiyey UAE
.C/lahi X. Dayib: Waxaa la damcay in sidii Galayr  iyo Abshir la ii eryo
.
Xus loo sameeyay sannadguuradii dowladda Cabdi Nuur DARMAAN
. Tababar loo furay Dhallinyaro maleesiyo ah

.
Muqdisho: 40 haween ah oo tababar loo furay..
Dhammaan ka akhri halkan
Eryida Qunsulka Dubai waxay farxad u Tahay Shacabka Soomaaliyeed (Abwaan Yuusuf)

Dhaqalaaha ku baxa Xarunta shirka Soomaalida ee Mbagathi
Xarunta shirka Dib u heshiisiinta soomaaliyeed ee Mbagathi waxaa wada hadalada soomaalidu ay ka furmeen horaantii sanadka 2003da kadib markii... Warbixintii Ridwaan June 5


QISO: Qisadii Nabi Ibraahim (CS) [Qaybtii 1aad]
Maqaal: Ajigu Nolol iyo Mayid Ma Laandheera?! [Eelay]
Tacsi:
Geeridii ku timid CISMAAN MAXAMED NUUR DALLAS/TEXAS
SHIFO: Cudurka Waraabowga (Syphilis)
MAXKAMADDA SHIIRKOLE OO SOO AF-JARTAY DACWADI KA TAAGNEYD ISBITAALKA SOS
iyo Tafatirihii Wargeeska War-Ogaal  Bosaso oo Xabsigii laga Soo Daayey .... Guji

MUQDISHO OO UU KA FURMAY HESHIIS..
B/Xaawo: xasiloonidii oo kusoo laabatay magaalada
USA: Nin Soomaaliyeed oo Meydkiisa laga helay berked
Baydhabo: Saraakiisii ushaqayneysey UNICEF oo lasii daayey
Kismaayo: Markab lagu haystey kismaayo oo lasii daayey
Hargeysa: Axmed Siilaanyo : ku biirimaayo shirka Somaliya
Jabuuti: W/arimaha dibada oo ka hadlay Dagaalada Muqdisho
Hargeysa: Ururada Ucid iyo Kulmiye oo ku eedeeyay Somaliland..
Dhammaan ka akhri halkan....


»WARGEYSYADA CAALAMKU WAXAY KA QOREEN SOOMAALIDA
»Jawaab C/waxid: Shacabka aan barno si Dowlad Loo Dhiso: [Khaalid]
»SIYAASIYINTA SOMALIA MAXAY UBAAHAN YIHIIN? [Taqi]

UK: SHIRWEYNIHII MASJIDU-RAHMAH OO LAQABANAYO AXADA

» Ganacsato Soomaali iyo Norway ah oo booqday Boosaaso
» Tafatirihii Wargeeska War-Ogaal-Bosaso oo la xakumay
» Qamriga lagu Burburiyay Maxkada Boosaaso horteeda
Dhammaan ka akhri halkan June 2

WARARKA XORRIYAD DOONKA OGAADEENYA
.Ciidamada cadawga Itoobiya oo caadaystay boobka
.Amnesty International oo cambaaraysay Itoobiya
.Maraykanka oo Itoobiya u diiday dayn la siin lahaa
Dhammaan ka akhri halkan 

Dagaal ay ku dhinteen 20-qof oo ka dhacay magaaladda Buulo-Xaawo
waxaa kale oo lasheegay in ay 40 qof ku dhaawacmeen dagaalkaan oo... Guji June 1

Wiil Somaliyeed oo dhawaan lagu dilay Dalka Ciraaqa
.C/laahi Yuusuf  soo afjari doono Khilaafka Beesha Daarood
. Gudigii dhexdhexaadinta beelaha ku dagaalamay Muqdisho oo ...
ka akhri wararka maanta... June 1

WARARKA KALE EE MAY 2004

 

.. 


Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.