SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004»  MAY  

Muqdisho oo Si Weyn Looga Soo Dhoweeyey Xabbad Joojintii Looga Dhawaaqay
.Ciidamo Afrikaan ah oo lageyn Doono Soomaaliya
.Guddoomiyihii Hore ee Marxkamada Marka oo laxiray
iyo wararkii kale ee maanta.. ka akhri halkan May 31

Taliyaha ciidanka Booliska D/Gka Puntland oo kahadlay ujedada bandowga magaalada Galkacyo
waxana uu shacabka ku wargeliyey in ay ka qayb qaataan amaanka iyo nabadgalyada magaalada.. Guji May 31

Dowladda Mareykanku ma taageeri doontaa
miraha ka soo baxa shirka Soomaalida ee ka socda Kenya? Guji May 31

Doorka Suxufiga Soomaaliyeed Qeybtii 4aad (C/lahi Black)

Somalia: Dagaaladan Waxaa Sabab u ah Garasho la'aan iyo aqoondarro bulshada dhexdeeda ah
Sidaas waxaa yiri C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban" oo..Guji May 30

MUSHARAXNIMADEYDA JAGADA MADAXWEYNE WAXAAN SOO BANDHIGAY BISHII 12aad EE 2002
Sidaas waxaa yiri Jaamac Cali Jaamac oo u waramayey...
Guji May 29

Meles oo ay qasab ku noqotay inuu la xaalo odayaasha Oromoda ah
iyo Itoobiya oo xadka Kenya ciidan aad u tiro badan gaysay
Xoriyo

Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Muqdisho oo Sababay Barakac
Xaafadaha si wayn ay dadku uga barakaceen ayaa waxaa ka mida ah Ceel Garboole, Xaajiyo Culumo, Xaliimo Hayte, Shibis, Shangaani, Arjantiin, iyo Cabdi Casiis..
Guji

65 Qof Ayaa Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Muqdisho
Dagaalkan lagu hoobtay oo u dhexeeya beelaha ay kasoo kala jeedaan Muuse Yalaxow iyo Ganacsade Bashiir Raage ayaa..
Guji May 28

Kenya: Ergooyinka Soomaalida oo qaarkood laga saaray Hoteeladii ay daganaayeen
iyo Dawladda Kenya oo ugu baaqday Kooxaha Soomaalida ee ku maqan Gudaha Dalka inay ugudambayn Nairobi yimaadaan Jimcaha Guji

"Caqliga Cabdiqaasim iyo kan Cabdullahi waxaa dhaanta sida xaal yahay" Qoraal kasoo baxay SPR ayaa... Guji: May 27

FAALLO: MADAXWEYNE RIYAALE MA KU NAGAAN DOONA HOGAANKA Somaliland [Diridhaba]

Xarunta SSWC oo lagu soo geba-gebeeyey dood
ku saabsan doorka ay haweenku ku leeyihiin shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed.. Guji May 27

Dagaal ka Dhacay Xaramka
.Indhacade oo sheegay inuu tagayo Madasha Shirka Kenya
.C/laahi Yuusuf oo billaabay Ololahii Musharaxnimadiisa
.Xildhibaanada DKG oo isu Ku dadaalaya ka qaybgalka shirka
Dhammaan ka akhri halkan... may 26

HAY’ADDA NOVIB OO TABABAR U SOO GEBAGABEYSEY KOOX MACALIMIIN AH
Iyo
Suldaaan Siciid Cali Yuusuf oo ka hadlay arimaha shirka Guji 26/5

C/laahi Xasan: C/Qaasin ayaa Shirqool dil ah iigu Maleegaya Muqdisho
Eedayntaas uu Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Jaamacadda Carabta, C/laahi Xasan, usoo jeediyey DKG iyo wararkii kale ee maanta Ka akhri halkan

WASIIRADA IGAD OO BEELAHA SOOMAALIDA LA KULMAY
wasiiradu waxay qabiilooyinka Soomaalida ugu soo jeediyeen inay beel waliba soo gudbiso saddex qof oo.. Warbixintii Ibrahim Maxameddeeq

Siyaasiyiinta Soomaalida & Xariga Xuseen Caydiid
iyo Gabdhaha Somaliyed ee Mareykanka oo dhaleeceeyay Xarigga Guji

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo Somalida Minnesota La Hadlay
Qodobadii uu Winston Tubman ka hadlay waxaa kamid ahaa: Shirka Nairobi, Hogaamiye Kooxeedyada, Mareykanka & Arrinka Somalia iyo Dowladaha Darika Ah, warbixintii Ceynte... Guji May 22

Shiikh Somaliyed oo Meydkiisii  laga Helay Bristol UK
.Qiimaha Basiinka oo Muqdisho ka gaaray heer uusan waligiis gaarin
.Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kulmay
 Ka akhri halkan...

XUSEEN MAXAMED CEYDIID OO LOO TAXAABAY XABSI KU YAALLA MAGAALLADA NAIROBI
Sababta loo xiray ayaa lagu soo waram in ay... Guji May 21

Rasaas Culus oo Laga Maqlayey Muqdisho
. C/Lahi Yuusuf oo Si diiran loogu soo dhoweeyey Nairobi
. Dagaal ka Dhacay agagaarka Xaramka oo ah degaanka Jilib
. Beeraleyda Sh/Hoose oo ka cabanaya Cayayaan
ka akhri halkan...

Charter schoolkii ugu horeeyay ee N. America oo ay Soomaali maamusho oo si fiican u hirgalay
wakiilka Kofi Annan ee Soomaaliya Ambassador Winston A. Tubman oo iskuulkaas iman doona Jimcada.. warbixintii Wardheere

MuriidiGolf oo Markale Loo Doortay Gudoomiyaha Xisbiga SANU/NSC
Xaflad lagu qabtay nairobi ayaa waxaa...
Guji May 20

ISBITAALKA SOS UMA XIRNA BEESHA REER XAAJI SULEYMAAN
anagoo ah Jaaliyadda Beesha reer Xaaji Suleymaan ee ku nool dalka Canada waxaan..  Guji May 20

DKG oo Sheegtay inay Xakamaynayso Baasaboorka Soomaaliya
.Kenya oo baabi’isay Kiiska Dilkii Xildhibaan Xuubcaaro
.Daahir Riyaale oo Khudbad kajeediyey Hargeysa
.C/qaasim oo Libya Wadahadallo kula leh Qadaafi
.Dabaylihii Maansoonka oo ka billawday Xeebaha K/Som.
.Hay’ado Samafal oo hawlahoodii dib uga bilaabaya  K/Som.
Dhammaan Ka AKhri Halkan...

Itoobiya oo qiratay in ay ku fashilantay soo saaridii shidaalka Ogadeniya Ka akhri wararka Xoriyo Guji 18/5

Hogaamiyayaal ka Biyo Diidsan Shirka Kenya
Faarax Wehliye Cadoow Sendiko oo ka mida Hogaamiyayaasha Siyaasadda ku soo biiray intii uu socday Shirka Kenya ayaa Guji 18/5

C/Lahi Yusuf oo Kusoo Laabtay Bosaso
waxana uu ka waramay safar uu kusoo maray Ingiriiska, UAE, Maleesiya, Liibiya iyo Jabuuti, waxana uu sheegay in uu saddex maalmood ku xayirnaa Dubai baasaboorka Soomaaliga oo.. Guji 17/5

Baaq Ku Wajahan Muuse Suudi Yalaxow
Baaqan oo kasoo baxay ganacsatadda maamusha dekedda Ceel ma'aan ee Shirkadda Banadir ayaa.. Guji May 17

Itoobiya oo Afduubtay Odayaal caan ka ah Galgaduud iyo Hiiraan
.UK: xaflad balaaran oo lagu xusay sanadguuradii 61aad ee SYL
.Midowga Yurub iyo UN oo Hakiyey duulimaadyadii Koonfurta Somalia
.Ugaas C/Laahi Ugaas Faarax oo Shegay in uusan Tegeyn Shirka Kenya
.Itoobiyaan Tahriibayaal ah oo Kusoo Batay Gobaladda Waqooyi Bari
Dhammaan ka akhri halkan.. May 16

Dhageysiga Idaacada IQRA oo Hoos u Dhacay
& Mowliid Macane oo Cabsi uu qabo ka muujiyay Xafladdii May Guji May 16

Guulo Laga Gaarey Joojinta Dagaalka Beexaani
.C/Qaasim oo Ka Ashtakoonaya Kenya iyo UAE
.Maalinta Dhalinyaradda oo lagu xusayo Muqdisho
.Hogaamiyayaal Somaaliyeed oo Ka cagajiidaya Shirka Kenya
Ka Akhri halkan... May 15

Axmed Siilaanyo oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Hargeysa
shirkan jaraa'id oo uu jawaab kaga bixinayay Miisaaniyaddii Somaliland ee la sheegay in ay ka maqan tahay xisaab lacageed oo.. Guji

Ergada Soomaliyeed ee ku sugan Hotelka 680 Nairobi oo Qaarkood Banaanka loo Saaray
illaa 200 Ergada ah ayaa maanta qaarkood alaabadoodi banaanka loo soo dhigay sababtoo ah... Guji May 14

Ciidamada cadawga Itoobiya oo Baabuur laga Gubay
Ka akhri wrarkii Xoriyo... Guji may 14

C/Qasim: DKM Ka Qaybgeli Mayso Shirka Haddii aan...
illaa dowladda Kenya ay xayiraadda ka qaaddo Baasaboorka Soomaaliga ah ka qayb geli meyno shirka, sidaas waxaa yiri... Guji

Isbitaalka SOS oo Weli Xiran
.Naafadda ku jirta Isbitaalka Martiini oo helay deeq dhaqaale
.Dad Soomaaliyeed oo ku xir xiran Xabsiyada Zambia

Ka akhri halkan

Muslimka Hindiya Oo Ku Farxay Doorashadda Xisbiga Congress Party
Xisbiga  Qaranka hinduga  Ee Loo yaqaan BJP  Ayaa Daadka Lagu Daray Ka Dib Markii.. Guji May 13

Doorka Suxufiga Soomaaliyeed
Qeybtii 2aad: Terra iyo Caanageel.. GUJI

DGPL: Maya Baasaboorka Kenya
.Kenya ha Qaado mamnuucida B/Boosrka Soomaaliga
.M/Xigeenka PL: Xaaji Bakiin jagasiisa Waa siiwadanayaa
.W/Ganacsiga PL: Lama Xirin Wershedda Laasqoray
 Ka akhri wararka Maanta
May 11

DENMARK: URUR MIDEEYAY DHALINYARADA SOMAALIYEED
Copenhagen: Urur ay maamulaan dhalinyaro soomaaliyeed ayaa xaflad heer sare ah kuqabtay Guji May 10

Cuna qabateenta Xoolaha Soomaaliaya ee loo iib geyn jiray Sacuudiga oo laga Qaaday
.Wareegto ka soo baxdey Xafiiska w/A/ Gudaha DGPL
.Dood: Xeerhoosaad ladoonayo in loo sameeyo Badaha
.Xarun Cafimaad  oo laga Furay Bosaso
.Maalinta Bisha Cas oo lagu qabtay Boosaaso
Ka akhri wararka Boosaaso ee Maanta
May 10

Saddex dhallin yaro Soomaaliyeed oo loo qaatay kooxda kubadda cagta ee Minnesota  [Warbixintii Wardheere]

Rasaas Googoos ah oo Laga Malayey Muqdisho
Labo Maleeshiyo Beeleed ayaan weli lagu guulaysan in la kala raro Guji

WARARKA DAGAALKA BEEXAANI
.Baaq Kasoobaxay Odoyaasha Iyo Waxgaadka ee mudulood ee NRBI
.Baaq Kasoo baxay Golaha wadatashiga Soomaaliyeed

.Golaha Jaamiciyiinta Soomaaliyeed oo soosaaray baaq nabadeed
.Hay’adda Wanlaweyn Human Right oo walaac ka muujiyey deagaalka
.Ergadda DKMG  oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
.SRRC-da horay u qaadacay Shirka oo dib ugu laabanaya
.Safaarada Som. ee UAE oo Beenisy warkii mamnuucida baasaboorka

Dhammaan wararkan ka akhri halkan... Guji

CUNA QABATAYNTA LAGU SOO ROGAY BAASABOORKA SOOMAALIGA
Iyo saamaynta xooggan ee uu kuyeelan doono ganacsiga iyo guud ahaan dhaqdhaqaaqa shacabka Soomaaliyeed Faalladii salxudin May 12

WARAR DAGAALKA BAYXAANI: May 11
Waxaa dagaalkaas ku dhintay 20 qof kuwaas, waxaana.. Guji

Madaxwaynihii Kililka Gambella oo Norway iska dhiibay
iyo Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo dad rayad ah laayay Xoriyo..Guji

Digniin Kasoo Baxday Waxgaradka Beesha Sacad
Taas oo ku jihaysan haddii shan jufo oo Sacad ah ay Qaataan Xubnaha Baarlamanka ee Beesha.. Guji... May 11

Dagaal Saameeyey Muqdisho oo Dhan
.Baladxaawo oo maanta dagan
.Qiimaha Shidaalka oo wali cirka ku shareeran.
.DKMG ayaa ka codsatay UAE manuucidda Baasaboorka Somalia

.Dawladda Ethiopia  oo codsi u ditay H/ Kooxeedyadda gacan saarka
Halkan ka akhri... May 11

7-Qof ayaa Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Muqdisho
Dagaal shalay iyo xaley ka socda  deegaanka Beexaani ayaa.. Guji

Dawladda Imaaraadka oo Diidday in ay viso ku Dhufato Baasaboorka Soomaaliga
iyo Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Buulo xaawo... Guji May 10

Maantana waa Dalka UAE oo dadka baasaboorrada Soomaaliyeed wata ka mamnuucaya dal-ku-gal (visa)!

MID KA MID AH MAXAABIISTII XABSIGA ABUU GARIIB
oo ka sheekeynaya tacaddiyadii loo gaystay!!!
 Guji May 9

SPORTS: AFAAQIDAADII CIYAARAHA EE MAANTA: AXAD

Warsaxaafadeed: Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed
Waxaa wax laga xumaado ah dagaalada weli ka sii soconaya qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.. Guji May 9

Sirtii Quixtar oo La Fashiliyay
Quixtar waa shirkad ka jirtay Maraykanka iyo Canada taas oo dadka u ballan qaada in ay muddo gaaban ku.. Guji May 8

DAGAAL KA BILLOWDAY  BUULO-XAAWO
Dagaalkaas oo ay ku dhinteen dad gaaraya..Guji May 8

WASIIRADA IGAD OO DAR-DAR GELIYEY SHIRKA SOOMAALIDA
Wasiirada arrimaha dibedda ee IGAD oo ka shiray caqabadaha shirka Soomaalida hadheeyey ayaa.. Guji May 7

Shacab u dhashay Ogaadeeniya oo lagu wax yeeleeyay Hargaysa iyo ONLF iyo OLF oo si wadajira ah u canbaareeyay xukuummada Addis Ababa ka akhri wararka xoriyo May 7

Maamulka Maxamed Dheere oo Xabsiga u Taxaabay Weriyayaal
.Iddaacad FM ah ee Jawhar oo Albaabada la isugu dhuftay
.Iimaam Maxamuud Iimaam Cumar oo soo afjaray Colaadii Siigaale
.Dib u dhac ku yimid bilaabashada Wajiga Saddexaad ee Shirkaa.
.Qaxootiga ku dacdaraysan Muqdisho
Iyo wararka kale ee maanta... Guji halkan May 7

Sidee Dadka Muqdisho u dareemeen Dhacdadii Maxaabiista reer Ciraaq
Waxaa maalmahan fagaaro kasta lagu hadal hayaa dhacdadii naxdinta lahayd ee ku saabsanayd silicdilyadii iyo Guji May 7

WARGEYSYADA CAALAMKA & WARARKA SOOMAALIDA

Kumaankun Muwaadiniinta Bariga Yurub oo ku soo Jeeda Britain:
Meelaha ay diirada sida wacan ugu soo hayaan xoogsatada ka soo qulqluli doona bariga yurub waa ingiriiska oo Guji May 6

SAFARKII BRISTOL: Safarkan oo 5 xubnood oo dhalasho ahaan kasoo kala jeeda Soomaali, Denish,Tuki, iyo Albaani ay ku aadeen magaalada Bristol ee... Guji May 5

Ganacsato Soomaaliyeed oo Ku Socdey Soomaaliya oo Lagu Xayiray Garoonka Diyaaradaha ee Nairobi
Ganacsataddan waxaa is hortaagey Booliska Kenya kadib markii ay diideen inay bixiyaan Lacago Laaluush ah. Guji May 5

Ergada Somalida ee ku sugan xarunta shirka ee  Mbagathi oo cunto la'aan soo wajahday kadib markii....... [Nasrudiin]

Urur Cusub oo Loogga dhawaaqay Nairobi [Calasow]

Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Balad Xaawo oo istaagey
iyo Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka DKMG ah ayaa sheegay in lagu xadgudbay awood qaybsiga Beelaha Soomaaliyeed ee 4.5-ka
Guji

FAALLO: MA DHABBA SALIIDDA SOMALILAND KU JIRTA SI QARSOODI AH AYAA LAGU SOO SAARAYA [Diridhaba] May 4

2004: YAA SANNADKAN NOQDEY WERIYIHII UGU FIICNAA? YAASE KU GUULEYSTEY ABAALMARINTA AY BIXISO UNESCO? [Amiin | May 4]

MAALINTA WARBAAHINTA XORTA AH EE ADDUUNKA OO MUQDISHO SI WEYN LOOGA XUSAY
Waxaa lagu qabtay Hotel Saxafi International ee magaalada Muqdisho xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay Guji May 4

SILICA IYO SAXARIIRTA LAGULA DHAQMO MAXAABIISTA REER CIRAAQ
Waxaa isa soo taraya shaleey iyo maanta wararka sheegaya sida naxariis darrada leh ee... Guji

Ciraaq: Ciidamada Maraykanka iyo Ingariiska oo ka darey kuwii Sadaam

DKG: Ka Qaybgalka Shirka Kenya Wuxuu Ku Xiran yahay Baasaboorka Soomaaliga
.Ciidamada Kenya oo kasoo gudbay Xuduuda Somalia
.Kipligat oo ka hadlay Qaabka wajiga sadexaad ee Shirka Somalida
.Midowga Afrika oo digniin usoo jeediyay Hogaamiyayaasha  Som..
Dhammaan ka akhri halkan May 2

Muqdisho: Roobab Lixaad Leh oo Sababay Khasaare  Naf iyo Maalba ah
Roobabkaas waxaa ku dhintay 2 qof, waxaana 8 qof oo kale ay dhaawacyo ka soo gaareen Bur bur kala duwan oo soo gaaray dhawr dhisme oo Muqdisho ku yaala... Guji May 1 1

WARARKA KALE EE APRIL... GUJI


.. 

Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.