5 qof oo
reer ogadenya ah oo lagu xidhay Hargaysa Guji..
MASHRUUCA KA HORTAGGA INDHALA’AANTA
Jamciyada Manhal oo 2004
qorshayneysa in indhaha loo jeexo dad tiradoodu gaadhayso 5000 oo
qof...
Guji
Madaxweynaha DGPL oo Gaashaanka Ku Dhuftay Xil u Kordhinta Xukuumadiisa
Cabdulaahi Yusuf Axmed oo
maanta ka hadlay kalfadhiga 11-aad ee golaha barlamanka ayaa hadal
dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya ka soo jeediyay..
Guji...
Wararkii Toogashada Guddoomiyihii Boosaaso
iyoTaliyiihii Ciidanka
Canshuuraha Dowlada Hoose ee Kontaroolka Boosaaso iyo sawiro laga
soo qaaday gaarigii lagu dhex toogtey marxuumiinta...
Guji
12-Askari oo Lagu Diley Muqdisho
Askartaas oo ka tirsanaa ciidankii Militeriga
Soomaaliya oo lagu xasuuqay Muqdisho...
Guji..
"Shirka Nairobi oo Qayaanadii Loo Qabtay ku Dhamaaday"
Sidaas waxaa yiri Eng. muuse SH M.C/raxmaan
oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ahna
..
Guji..
June 28
Qodobkii 30aad oo Wax Laga Bedeley
Warqad maanta ka soo baxday xafiiska
Guddomiyaha Shirka, Kiplagat, ayaa shaaca ka qaaday in isbadal lagu
sameeyay qodobka 30-naad ee dastuurka ee muranku ka taagnaa
Guji
C/Lahi Yusuf oo ka Ambabaxay Nairobi
»C/Lahi Yusuf oo Ku Hanjabay inuu
Isaga Tagi Doono Shirka Kenya »Ugaaska beesha xawaadle oo
looga gacan haatiyey hiiraan
»Banaan bax laga qabaqaabinaya waddanka Holland….
»Muqdisho: Hay’adda HIWA oo qabanqaabisay Siminar….
»Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee khaliif Huudow oo..
Warar Goos Goos ah...Guji
Wararka Shacabka Ku Hoos Nool Gumeysiga
»Itoobiya
oo lagu eedeeyay doorashadii ay ka qabatay Ogadenya..
wararkii Xorriyo
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale oo ka dhiidhisay
Falkii lagu dilay wiil
Soomaaliyeed oo Netherlands laga soo celiyey Bishii Maarso 2004
iyo
warar Goos Goos ah
DKG: Somaliland Waxay Ka Mid Tahay
Soomaaliya
Ra'isul Wasaaraha Dowlada
KMG-ka oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa
sheegay in...
Guji...
Aqoon iswaydaarsi loo Qabtay Ururada Dhalinyarada Puntland
Ururka dhallinta PL oo soo jeediyey
in lagu Dhaqmo xikmada oranaysa "Miro
Gunta kuugu jira Miro Geed saran looma Daadiyo"
Guji
25/6
DKMG oo Eedayn usoo Jeedisyey Wakiilka Qaramada
Midoobey
iyo Cumar Xaashi oo ku tilmaamay
Maamul Goboleedyada looga dhawaaqay Hiiraan inay ka danbeeyaan
Wadamo Cadow ku ah Jiritaanka Umada Soomaaliyeed...
Guji
June 25
ISLII DHALAAL IYO DHOOQO
Warbixin kooban oo Saahid Yusuf
kasoo diray Nairobi
Guji
24/6
Madaxwayne ku Xigeenka Puntland oo
Waraysi Siiyey Somalitalk
"Howsha uu Baarlamaanka DGPL qabtay
waa mid aanu qaban weynay oo dhibaato uma aragno ee waxaannu u
aragnaa dawlad kale dalka haloo dhiso" Sidaas waxaa yiri...
Guji
24/6
Qoral Kasoo Baxay Jabhada Wadaniga xoraynta Ogaadeenya
Qoraalkan oo ku jihaysan hargeysa ayaa...
Guji 23/6
SAWIRRO:
MARAAKIIB KA
KALUUMAYSANAYA SOOMAALIYA
Siyaabaha Looga Ganacsado Saamiyada (Shares)
Barnaamijkii ganacsiga ee C/risaq M Xusen...
Guji
June 8
Maalintii Degaanka Adduunka oo Looga Dabaal Degay Bosaso Si Murugo leh
»Soomaalida oo gacmohooda ku
xaalufiyey degaankoodii
»Maraakiibta Ajnabiga oo guranaya khayraadka Soomaaliya
»Qashinka ay soo tuuraan maraakiibtu oo halis ku ah degaanka
Dhammaan ka akhri warbixintii C/Fatax
Jamac
June 8
Qoraal Kasoo Baxay
Xafiiska Madaxweyne Kuxigeenka DGPL
Qoraal ka oo uu ku amrayay
in ay wasaaradda maaliyada Puntland bixin karin wax lacag ah illaa
amar dambe
Guji 23/6
Wararkii Raadiyo Xorriyo
Wararkii qowmiyadaha
kuhoos nool xukunka Gumeysiga...
Guji
23/6
»Jaamacad Laga Furay Burco
Xaaladda Soomaaliya Ku Sugantahay
Warbixin dheer oo uu qoray
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Kaluumaysiga & Khayraadka Badda iyo
Wasaaradda Macdanta & Biyaha sanadihii 1980 ilaa 1991 ayaa...
Guji...
June 22
WARAR GOOS GOOS AH:::
»Dagaal
ka Dhacay Magaalada Kismaayo
»QOORGAAB:
“Dabley shisheeye dalkayaga maya”
»Arrin
aad u fool xun oo ka dhacday Kismaayo
»General
Morgan oo ay u yeertay dowladda Itoobiya
Iyo warar kale ee caalamka... GUJI
Habeenkii Ardayga Soomaaliyeed ee reer Malaysia
Xafladan oo loogu talagalay in lagu
soo dhaweeyo ardayda sanadkan la aqbalay jaamacadaha Malaysia ayaa
Guji
June 21
Baaq Nabadeed oo Kasoo Baxay Guddiga Beesha Kablalax ee Woqooyiga Ameerika
Baaqan oo ku wajahan Beelaha ku dagaalamaya Aagga Degaanka Doolo,
Wardheer...
GUJI
WARAR GOOS GOOS AH:: JUNE 20::
»Laba Maamul Goboleed oo Looga Dhawaaqay
Hiiraan
»C/Laahi Yusuf oo Laga Dalbaday in uu Kusoo
laabto garoowe
»Itoobiya oo Riyaale ka dalbatay in ay usoo
gacan geliso dad...
Ka akhri halkan...
June 20
Dhaqaalo Xumi Soo Food Saartay Juba &
Shabeelle
iyo Xoolo Dhoofin si
xawliya uga socota Dekadda Magaaladda Boosaaso..
Guji
June 20
Warbixin Ku Saabsan Shirka Kenya
Mudadii loo qabtay in ay beeluhu ku
qabysadaan baarlamanka oo barri ku eg iyo
Gudoomiyaha shirka oo raja
wanaagsan ka muujiyay wadahadalada..
Guji..
June 200
Dadkii kasoo Baro Kacay Dagaalkii ka Dhacay Agagaarka Wardheer oo Tabaalaysan
Kadib markii dagaal ba,ani
uu labo beelood ku dhexmaray tuulada Mir-khaliif oo ka tirsan
Degmada wardheer ee K/Shanaad, ayaa...
Guji June 20
Waa sidee Xaaladda Ammaan ee Muqdisho 14 Sanno oo Fowdo
ah Kadib
»Qaramadda Midoobay:
Soomaaliyeey Dawlad Soo Dhista DKM
»Milatarigii Hore ee Soomaaliya oo door ku yeelan doona GAMA
Wararkii Maanta... Guji June 20
Maamulka Hargaysa oo xabsi ku xukumay dad reer Ogadenya ah
Ka akhri wararkii radioXorriyo ee maanta...
Guji...
Soomalida ku Nool Columbus Ohio oo Banaanbax Weyn Dhigay
Banaabaxa oo lagu qabtay
maxkamada uu ku xiran yahay Nuuradiin Cabdi horteeda...
Warbixin
Culimada iyo waxgaradka Burco oo Horseeday iskaashi ku Dayasho mudan
» Mashruuca dhismaha
biriij cusub oo laga hir gelinaya Burco
» Dadaal lagu doonayo in jaamacadii ugu horaysay laga furo Burco
Ka akhri warbixintii C/Laahi Baashe
June 12
Muqdisho: Maxkamada Islaami ah oo Dib
Loo Furay
»Maraykanka oo Sheegay in uu
Kharash ugu deeqaya Shirka Som.
»General Moorgan oo Itoobiya ku
diiday codsi ay u soo gubiyeen
»Hay'ado cambaareeyey
Falalkii Lagula Kacaay saddex Weriye
Dhammaan ka AKhri Halkan
June 17
Xaaladaa Guud ee Xuquuqda carruurta Soomaaliyeed
iyo Xadgudubyada loo gaysto;
Ka AKhri Halkan June 17
Seminaaraka wacyigalinta wiilasha ardayda ah ee jaamacadaha iyo dugsiyada sare ee muqdisho
Waxaa lagu qabtay xarunta
Al-Imaam Al-bukhaari ee
Guji
June 17
"Muuse Suudi ayuu ahaa ninkii Kaamiradeyda u
Dhigay Qoriga Zuuga"
C/raxmaan Cali Suubiye.
»Maleeshiyooyinkii isaga
soo horjeeeday Muqdisho lakala raray
»Shaqaaqo ka dhacday meel u dhow
Jawhar…
»Siminnaar lagu soo
geba-gebeeyey Baydhabo
Dhammaan ka akhri halkan...
»WARGEYSYADA
ADDUUNKU WAXAY KA QOREEN SOOMAALIDA
"Shirka Nairobi Waxaa Kamaqan Danta Guud"
Sidaas waxaa yiri Eng. Yarisow oo uu
waraystay Ridwaan Xaaji oo...
Guji.. June 15
Daraasad Gaaban: Dhibaatooyinka Soomaaliya Iyo Xallintooda
Daraasad kooban oo ay soo
saareen aqoon yahanno Soomaaliyed ayaa kubilowday in...
Guji...
June 14
Seminaaradii wacyigalinta ardayda oo ka bilowday Muqdisho
Waxaa lagu qabtay
xarunta Ibnu Baaz ee dacwada iyo hanuuninta ee Muqdisho xaflad ay...
Guji..
June 14
SPR: "Xeesha Keliya ee Cabdullahi Yaqaan.."
Qoraal kasoo baxay SPR ayaa ku bilwoday in: shaashadaha Internetka
lagu faafiyey in Beesha Darood...
Guji
June 14
Dagaal ka ay Ku Dhinteen 4 Qof oo Kadhay Biyooley
»
Musharrixiinta ka qayb galaya shirka oo wada olole ugu dambeeyey
»
Dr. Maxamed C/qaadir: “Magaalada Muqdisho waxay
lahayd dhaqan ..
ka akhri halkan June 13
Suldaankii Nabadda oo Geeriyoodey
» Suldaan Mohamed Suldaan Farah oo
60 sano soo hayey Suldaanimada Beelweynta ARAR ayaa ku geeriyoodey
Hargeysa;
»
magaalada Boosaasona waxaa ku geeriyoodey Abshir cadami oo caan ka
ahaa gobolka Bari..
Guji June 12
IGAD iyo IPF-ta oo la kulmidoona beelaha Soomaaliyeed
Kulankaas oo dhici doona maalinta Isniinta...
Guji
June 12
Xagee Ku Dambeeyay
Sh. C/Raxman Warsame
Maxkamadda Sare ee
Magaalada Nairobi Ayaa sheegtay in ay Baarayaan halka uu Ku
Dambeeyey Sh. C/raxman Warsame oo ay Kenya Xabsiga u taxaabatay
bishii Maarso.. Guji
June 11
Jawaab:
Qoraalladii Xerta Cabdullahi iyo Cabdiqaasim
Waa Jawaab ay SPR ka bixiyeen Qoraalkii Cali-Koor...
Guji
»MUDAHARAAD KA DHACAY MAGAALADA HARGEYSA [Diridhaba]
»Maansada
Doodwanaag: Qaybtii 7aad [Anwar]
WARARKII RAADIYO XORIYO EE JUNE 11
Mucaaradka Itoobiya oo ku
baaqay in xukuumadda la rido
Guji
Tageero hiil iyo hooba ah oo loo Fidinaayay Dr. muriidigolf
Musharaxa Madaxweynaah Soomaaliya
Dr.C/qaadir Xaaji Sufi ayaa...
Guji
June 10
Simiraar aan Noociisa Horey Loogu Qaban Muqdisho oo ay Qabatay Shirkadda Saalim Group
& Qoraal
ay Beesha Maxamuud Hiraab u dirtay Guddiga IGAD
Guji
10/6
Soomaalida ku Sugan xunta Embagathi oo Loogu Baaqay in ay ka
Guuraan
iyo dhibaato ka
taagan qaybsiga baarlamaaka ee beelaha iyadoo shirarka Nairobi ay isku
yimadaan maalin walba beeluhu uu ku dhamaado guul daro iyo fashilaad...
Guji
June 9
Wararka Qowmiyadaha Ku Hoos Gumeysiga
Itoobiya
Dagaallo ciidamada gumaysiga lagu wiiqay iyo dad la
laayay
Guji
Dagaal Ka Dhacay Afgooye
Dagaalkan oo shalay ka dhacay
Afgooye waxaa ku dhintay 7 qofood waxaana ku dhaawacmey ilaa 20
qof waxana uu dhex maray beelaha..
Guji
June 9
Liibiya: Soomaali Ku Jirtey Xero Qaxooti
oo La Rasaaseeyey
"Arrintan waxay ka bilaabatay meel Internet Café ah oo xerada qaxootiga
aad ugu dhoweyd .." sidaas
waxaa yiri...
Guji
June 8
Col.Fartaag: Maamul Goboleed ayaan ka dhiseynaa Jubbooyinka
iyo Mandheera oo
lagu Xirxiray dad badan oo Kamid ah dadkii ka Qaxay B/Xaawo...
Guji
Dhaqdhaqaaqa Nabadaynta Banaadir
Shirweyne socday lixdan
maalmood oo ay yeesheen qeybaha bulshada ayaa..
Guji
Golaha Amaanka ee Midowga Afrika oo La Tashanaya Janaraaladii Hore ee Militarigii Soomaaliya
iyo Magaalada
Baydhabo oo Xasiloon kadib markii Dagaal ay 8 qof ku dhinteen uu halkaas
Xalay ka dhacay..
Guji
Gabar Soomaaliyeed oo Lagu Tuhmay Qowmu Luudnimo
Minneapolis: Wargeys kasoo baxa Minnesota ayaa shaaciyey in Gabar
asalkeedu yahay Soomaali ay kamid tahay...
Guji June 6
Dowladda Imaaraadka Carabta oo 72-saaacdood u
Qabatey Qusulkii Soomaliya u Fadhiyey UAE
.C/lahi X. Dayib: Waxaa la damcay in sidii Galayr iyo Abshir la ii
eryo
. Xus
loo sameeyay sannadguuradii dowladda Cabdi Nuur DARMAAN
. Tababar loo furay Dhallinyaro maleesiyo ah
.
Muqdisho: 40 haween ah oo tababar loo furay..
Dhammaan ka akhri halkan
Eryida Qunsulka Dubai waxay farxad u
Tahay Shacabka Soomaaliyeed
(Abwaan Yuusuf)
Dhaqalaaha ku baxa Xarunta shirka Soomaalida ee Mbagathi
Xarunta shirka Dib u heshiisiinta
soomaaliyeed ee Mbagathi waxaa wada hadalada soomaalidu ay ka furmeen
horaantii sanadka 2003da kadib markii...
Warbixintii Ridwaan
June 5
QISO:
Qisadii Nabi Ibraahim (CS)
[Qaybtii 1aad]
Maqaal:
Ajigu Nolol iyo Mayid Ma Laandheera?! [Eelay]
Tacsi:
Geeridii ku timid CISMAAN MAXAMED NUUR DALLAS/TEXAS
SHIFO:
Cudurka Waraabowga (Syphilis)
MAXKAMADDA SHIIRKOLE OO SOO AF-JARTAY DACWADI KA TAAGNEYD ISBITAALKA SOS
iyo Tafatirihii Wargeeska War-Ogaal Bosaso oo Xabsigii laga Soo
Daayey ....
Guji
MUQDISHO OO UU KA FURMAY HESHIIS..
B/Xaawo: xasiloonidii oo kusoo laabatay magaalada
USA: Nin Soomaaliyeed oo Meydkiisa laga helay berked
Baydhabo: Saraakiisii ushaqayneysey UNICEF oo lasii daayey
Kismaayo: Markab lagu haystey kismaayo oo lasii daayey
Hargeysa: Axmed Siilaanyo : ku biirimaayo shirka Somaliya
Jabuuti: W/arimaha dibada oo ka hadlay Dagaalada Muqdisho
Hargeysa: Ururada Ucid iyo Kulmiye oo ku eedeeyay Somaliland..
Dhammaan ka akhri halkan....
»WARGEYSYADA
CAALAMKU WAXAY KA QOREEN SOOMAALIDA
»Jawaab
C/waxid:
Shacabka
aan barno si Dowlad Loo Dhiso: [Khaalid]
»SIYAASIYINTA SOMALIA MAXAY UBAAHAN YIHIIN? [Taqi]
UK:
SHIRWEYNIHII MASJIDU-RAHMAH
OO LAQABANAYO AXADA
» Ganacsato Soomaali iyo
Norway ah oo booqday Boosaaso
» Tafatirihii Wargeeska War-Ogaal-Bosaso oo la xakumay
» Qamriga lagu Burburiyay Maxkada Boosaaso horteeda
Dhammaan ka akhri halkan
June 2
WARARKA XORRIYAD DOONKA OGAADEENYA
.Ciidamada cadawga Itoobiya oo caadaystay boobka
.Amnesty International oo
cambaaraysay Itoobiya
.Maraykanka oo Itoobiya u
diiday dayn la siin lahaa
Dhammaan ka akhri halkan
Dagaal ay ku dhinteen 20-qof oo ka dhacay magaaladda Buulo-Xaawo
waxaa kale oo lasheegay in ay 40 qof ku dhaawacmeen
dagaalkaan oo...
Guji June 1
Wiil Somaliyeed oo dhawaan lagu dilay Dalka Ciraaqa
.C/laahi Yuusuf soo
afjari doono Khilaafka Beesha Daarood
. Gudigii dhexdhexaadinta beelaha ku dagaalamay Muqdisho oo ...
ka akhri wararka maanta...
June 1
WARARKA KALE EE MAY 2004
|