SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004» APRIL  
Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Cudurka Daacuunka oo Aad Ugu Sii Siyaadey Muqdisho
& Isbitaalka S.O.S ee Muqdisho ayaa u xiran Muran ka dhashay Haweeneey Ilma Galeenka looga saaray Isbitalkaasi.. Guji 30/4

Hay’adda Al-Manhal oo daawooyin gaarsiisay Isbitaallada Muqdisho
Hay’adda Al-Manhal oo ka mid ah hay’adaha samafal ee ka jira Magaalada Muqdisho ayaa... Guji 30/4

Wasiirka Arimaha Dibada DKMG oo eedeeyey Carabta
iyo wasiir ku xigeenkii wasaarada Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer Miyiga Puntland oo xaaskiisii toogatey Guji 29/4

kooxda Elman oo Wacdaro ka dhigtay Koobka H/Bariga & Bartamaha Afrika [Ciyaaraha 29/4/4]

Shirkada Telcom oo Siminaar Ku Qabatay Muqdisho
Siminaarkan oo ahaa mid ay soo qaban qaabisay Shirkadda Isgaarsiinta Telcom Somalia Telsom Mobille ayaa..Guji 29/4

Soomaali Lagu Xir xiray Dalka Liibiya
Soomaali tahriibayaal ah oo sida la sheegay doonayey in ay si sharcidaro ku galaan dalka Libya ayaa... Guji 28/4

Shirkad Suuqgeyn u Heshay Muuska Somalia
iyo Labo Maleeshiyo oo ka wada Tirsan Beesha Biyomaal oo isku Horfadhiya Degmada Jamaame..
 Guji 27/4

Reer Sirilanka oo Laga Mamnuucay Visaha DGPL
. Shaqadii oo Laga Joojiyay Taliyihii Qaybta Booliska G-Bari
.
Gudoomiyayaasha Cayaaraha Gobolada Mudug iyo Sanaag oo ka jawabaya Xayiraada Cayaaraha..
Guji 26/4

Ergada Shirka oo nairobi Meel Gaar ah Laga Dejinayo
iyo Qaar ka mida Kooxaha Soomaalida ee ka qayb galaya Shirka oo taageeray go'aankii Kenya ee...
Guji 26/4

Fanaaniinta Soomaaliyeed oo Si aan ka Fiirsi Lahayn u Dhibaateeya Dhallaanka Soo Koraya
Faallooyinkii Wardheere ee Toddobaadka... Guji 26/4

Kenya oo PL kala Xaajooneysa Muwaadiniinteeda
. Qiimaha Basiinka oo Somalia kor u kacay
. Sideey u arkaan Qab Qablayaasha Dagaalka Go’aankii IGAD
. Xildhibaanadda DKGM ee Bay iyo Bakool & iyo nabadaynta
.
Tiradda Dadka qaba Cudurka Daacuun Calooluhu oo sii kordhay
Ka akhri wararkii maanta: April 25

Culumaa'udiin Arimo Nabadeed u Tagay Xeraale
Culimaa'udiinkaas oo hadda ku soo laabtay magaalada Galkacyo ayaa sheegay in... Guji 25/4

Yaa u Sharaxan Baarlamaanka Hindiya
Ka akhri warbixintii Cabdiaziz Axmed Muusa.. Guji

Puntland oo Mamnuucday Baasaboorka Kenya
qofkii lagu arko isagoo wata Baasaboor Kenyan ah isla markaana doonaya inuu soo galo ama ka baxo L waxaa loo aqoonsan doono qof Argagixiso, sidaas waxaa... Guji 24/4

Dagaallo ciidamada cadawga Itoobiya lagu naafeeyay
.Ciidamada Itoobiya oo xadka Kenya hanti aad u badan ku boobay Guji

Doorka Suxufiga Soomaaliyeed [GUJI]
waa barnaamij taxane ah... Qaybta 1aad [22/4/04]

Jaamac Khaliif oo Soo Saaray Baaq Nabadeed
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya ayaa baaq kujihaysan Laascaanood kasoo saaray... Guji 20/4

Wararka Xoriyad Doonka Ogaden ee Maanta
Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo dhibaatooyin dil iyo xadhig isugu jira u gaystay dadwayne rayad ah.. Guji 20/4

Baaq nabadeed oo Ku Wajahan Laascaanood
.Odayaasha magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Guji

Maxamed Dheere oo Ka Laabtay mamnuucidii Xijaabka
.
Maxewell oo Gaarey Gobolka Hiiraan
. Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray Qaylo dhaan
Ka akhri halkan 19/4

RANTIISI SHAHAADADII UU RAJEYNAYAY WUU HELAY: Taariikh kooban oo ku saabsan marxuumka iyo Guji

Midowga Yurub oo arrimo waaweyni ay sannadkan hor yaallaan: Faaladii  Maxamed Xaaji (Ingiriis) Guji 18/4

Gabar Soomaaliyeed oo Lagu Diley London, UK
Booliska Dalka Ingiriiska oo baaraya dilka gabar soomaaliyeed oo la jar jaray.. Guji 17/4

IGAD oo Qirtay Khaladaad ka Dhacay habmaamulkooda Shirka Somalida  
iyo Kenya oo soo saartay Go'aan ka dhan ah Baasaboorka Soomaaliga
Guji 17/4

Itoobya oo rabta inay qabiilka Anyuwak tirtirto
iyo Masuuliyiinta Unugga JWXO ee Danmark oo socod hawleed ku maray gobollada Dalka Denmark Guji 16/4

Ciidanka CID Boosaaso oo Qabtay Qalab lagu Sameeyo Khamriga: Waxaana lagu qabtay nin u dhashay dalka Eritrea... Guji... 15/4/04

Dagaal laba beelood ku dhexmaray Koofurta Laascaanood 
iyo Abaaro ba'an oo Ka Taagan PL..
Guji... 15/4/04

Muriidi Golf oo Dhambaal u Diray Muuse yalaxow

MAGACYADII DADKII KU DHINTAY DOONNIDII DHAWAAN KU DEGTAY XEEBAHA DALKA LIIBIYA[Guji] 14/4

KIISKII SULDAAN HURRE OO QAADIS QARKA U SAARAN 
Qoraal kasoo baxay SPR ayaa... Guji  14/4

SOMALIA: Ka hortagga ololaha Kirishtaamaynta 

Shirka ka tagimaayo ilaa Dawlada la dhiso 
ama lagu kala tago, sidaas waxaa yiri C/lahi Axmed Cadow oo.. Guji.. 14/4/04

Dilal ka dhacay Kismaayo,Jilib iyo Bu'aale
Iyo Dagaal markale kabilowday Muqdisho.. Guji.. 

"SRRC ayaa Diidan nabada Soomaaliya" 
Sidaas waxaa yiri ra'iisul wasaaraha DKMG ee
Guji 13/4

Dagaalo lagu jabiyay Ciidamada cadawga Itoobiya Wararkii radio Xorriyo...

GO’AANKA MAXAMED DHEERE: WAA TIJAABADII UGU HOREYSAY EE LAGA QAADO MUSLIMIINTA SOOMAALIYA [Faalladii Fahad]

Muqdisho iyo Maridda Waddooyinka 
Isbedelka ku yimid Muqdisho dagaaladii kaddib Guji 13/4/04

»TAARIIKHDA QORAALKA FAR SOOMAALIGA [Dawlo]

UNDP oo Booliis u Tababartay M.Dheere
iyo Cudurka Shuban Biyoodka oo Ku fafaaya Muqdisho... Guji

Sidee lagu hanan Karaa Qaran Soomaaliyeed
Xaflad arintaas looga hadlayey ayaa lagu qabtay nairobi taas oo.
Guji...

Bayaan kasoo baxay Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed...

Aniga haddaysan sidayda ahayn socon mayso, maanta ma socon karto
Sidaas waxaa yiri Ugaas Cumar Geelle oo waraysi dheer siiyey SomaliTalk Nairobi... Guji 12/4/04

Dab Qabsaday Suuqa Bakaaraha
Muqdisho: Ilaa saddex qof ayaa ku dhintay dabkaas, waxaana ku dhaawacmay...
Guji 11/4/04

Nin Soomaali ah oo lugu dilay Sweden
Marxuumka oo lagu magcaabi jirey Abuukar Sh Cabdi waxaa lagu diley...Guji 11/4/04


Cunsuraha Iyo Caqabadaha Shirka Calwiyey: Faalladii Toddobaadka ee Ibraahim Maxameddeeq iyo shirka Nairobi... Guji..

Boosaaso oo Markale Lagu Gubey 41kg oo Xashiish ah iyo Khamri
Mukhaadaraadkaas oo lagu qabtay hawlgal ay fuliyeen Guddiga Faafreebka iyo Ciidanka Booliska ...Guji 7/4

Waraysi: Dr Jeylaani Cali Kadiye [Musharax Madaweyne]

WARARKA BOSASO: APRIL 10:
.Golaha Wasiirada DGPL oo Ka hadlay Abaaraha 
.Wasiiro jagadii Laga Fariisiyey
.Cadde Muuse oo isugu Yeeray Saraakiisa Ciidanka PL
Ka Akhri Halkan..

WARARKA MUQDISHO: APRIL10
.Dekedda Kismaayo La Dhigtay Isbaaro
.Ciidanka kenya oo U tallabay Soomaaliya
.Odayaasha Beesha Mirifle oo Wada nabad
. Xubno uu Magcaabay Deerow oo gaarey Addis
Ka aKhri halkan...

Shir looga hadlayo Xawaaladaha Soomaalida oo kasocda Abu Dhabi iyo Baarlamaanka DKM oo ansixiyay Xeerka ka mid noqoshadda Baarlamaanadda Afrika..
ka akhri wararka Muqdisho April 7

Xeebaha Soomaaliya oo Lagu Arkay Haamo Loo Malaynayo Sunta Halista Ah
.Hiiraan oo Lagaga Dhawaaqi Doono Dawlad Goboleed
.Maxamed Dheere oo Ballaarinaya Awoodiisa Sh/Dhexe

Ka akhri warakii maanta... Guji

Dood baa sababtay dilkii tagsiilihii Soomaaliyeed ee Minneapolis lagu toogtay
Sidaas waxaa qoray wargeys kasoo baxa Minneapolis oo intaas ku daray in labadii nin ee... Guji 8/4

Qoraalladii La Qoray Maxamed Dheere Gar Kama aysan Hadlin ?!: Gabdhaha muslimiinta ah ee Allaah dartiis u gashtay niqaabka isna asturay ee dartiis lagu xiray Guji 8/4

Maan Deeq u Curatay Reer Minnesota!
Soomaalida Minnesota oo ku dhawaaqay daladdii mudada dheer la sugayay “Somali Action Alliance” dalladaa oo... Guji April 5

Waxyaabaha Carqaladeeyey Shirka Nairobi
Toddoba qodob ayaa sabab u ah carqalada shirka Soomaalida uga socda Kenya, sidaas waxaa qoray... Guji.

Dacaayadda Madaalayaasha ee ku Qaraabta 'suldaan Hurre': Haddii dawladdaha Europe oo dhan isu yimaadaan ma difaaci karaan qof ka qayb-galay qulqulad waddan Guji 8/4

Wararka kusoo Kordhay Dacwada Dilkii Hurre
Dacwaddan oo ka socota dalka Ingiriiska ayaa...
Guji 7/4

Xildhibaano & Wasiiro DKM oo Booqday Galgaduud
kuwaas oo soo jeeda degaanka Caabudwaaq ayaa... Guji 7/4

Dad ay ciidamada cadawgu xabsiyada u taxaabeeyn
Khilaafka ciidamada gumaysiga Itoobiya oo cirka isku shareeray Guji

FAALLO: MAXAAD KA OGTAHAY XASUUQII RWANDA

WAR CAD OO KA SOO BAXAY URURKA USC/PA
iyo Guddiga Siyaasadda ee Beesha Shiikhaaleed... Guji 6/4

C/Lahi Cadow oo Qarka u Saaran in uu ka Huleelo Madasha Shirka Nairobi
iyo eedayn lagu eedaynayo in Cadow uusan bixin qaaraankii SNA xilligii dagaalkii Caydiid iyo UNITAF... Guji... 6/4

WARAYSI: Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibedda ahna wakiilka Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed

Safarka C/Lahi Yusuf ee Dubai
Laba warbixinood oo ku saabsan...
Ka akhri halkan... 6/4

WARARKA MUQDISHO: APRIL 5
»Waanwaan laga dhexwado Dhinacyadii Ku dagaalamay Barmuuda
»Dadaallo la doonayo in dib loogu uruuriyo Ciidankii Xooga Dalka
»Haweenka Soomaaliyeed oo tafaxayteen daboolida dhaqaalaha
Wararkii maanta iyo shalay...

Dalladda ASOJ oo Saxaafadda Soomaaliyeed ugu baaqday inay ka hadlaan Xadgudubyadda Qatarta Xambarsan ee shacabkoodda lagu hayo 14ka sano Guji 4/4/4

Gabdhaha Indho Shareerka wata oo billaabay inay ka Hayaamaan Jawhar
iyo Maxamed Dheere oo sheegay in duulaan uu ku soo wajahanyahay... Ka akhri wararkii maanta April 3

Baaq Taageero iyo Bogaadin Maamulka Cusub ee SNF
Maamulkaas oo dhawaan looga dhawaaqay Gal-gaduud waxaa... Guji... April 3

Dagaallo dhex maray ciidamada Xoraynta Ogadenya iyo kuwa Gumaysiga
& Wasiir kuxigeenkii wasaarda caafimaadka Itoobiya oo iscasilay Guji

Hargeysa: Riyaale oo Shir Jaraa'id Qabtay
Shirkaa Jaraa’id ka dib, su’aalo la weydiiyay ayaa.. Guji April 1

Taliyihii Ciidanka Muuse Suudi oo Lagu  Diley Muqdisho
iyo Dagaal qaraar oo  saaka ka bilawday Deegaanka Siigaale oo ka tirsan ... Guji... April 1

Taliye Xigeenkii Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo ku Geeriyooday Shil Gaari
iyo Wadoonyinka Boosaaso ayaa saacado laga xiray gawaarida booqashada MDGL awgeed...
Guji April 1

Waxyaabaha Carqaladeeyey Shirka Nairobi
Toddoba qodob ayaa sabab u ah carqalada shirka Soomaalida uga socda Kenya, sidaas waxaa qoray... Guji.

WARARKA KALE EE MAARSO... GUJI

 

.. 


Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.