SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2003» OCTOBER  
Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
 

PAKISTAN OO DEEQ WAXBARASHO U FIDINAYSA DIBLOMASIYIIN CIRAAQIYIIN AH [Diridhaba]

DOON KALE AYAA KU SOO XIRATAY DEKEDDA LAMPEDUSA
Laba Doon kalena isla shalay ayay ku soo xirteen, mid kalena dadkii Saarnaa oo Magaalada dhex jooga ayaaba la arkay Guji Oct 31

FAL ARGAGIXISO OO KA DHACAY MUQDISHO
Buufis ayaa sababay in dad fara badan BAM lagu qarxiyo Guji Oct 30

Habeenkii Ardayda Soomaalida ee Malaysia
Xaflad aad u heersareysa oo ay dalka Malaysia ku qabteen ardayda Soomaaliyeed ayaa... Guji.. Oct 30
 

Somaliland (Dhulkii Soomaalida): Iftiinka Yaan La Demin: Ingriiska uma suurtoobin inuu magac u bixiyo dhulkaas Soomaaliyeed sida  Capetown ama Freetown.. Guji Oct 30

»SOMALIYA CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA [Sharmarke]

Doon ay Saaran Yihiin 172 Qof oo Soomaali u Badan oo Kusoo Xiratay Dekeda Ragusa
ITALY:
Laba Doon kalena waxaa soo galbinaya Ciidanka Ilaalada Badda ee Talyaaniga.. Guji Oct 29

Xasan Qalaad: Shirka Waxa uu Lugta Saarey Wadadii...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Muddane Xasan Qalaad oo ka tirsan golaha SRRC ayaa sheegay in... Guji Oct 29

Baaq: Joojin Dagaalka Galgaduud
Baaq kasoo baxay ururka wadatashiga soomaaliyeed ayaa Guji

Ciidanka Itoobiya oo Shacab Kulaayey Ogaadeenya
Ka akhri wararkii Radio Xoriyo.. Guji

Magaca Guddiga Farsamada IGAD ee Shirka oo Labedalayo, oo La Balaarinayo...
Magaca cusub waxaa laga dhigayaa
Guddiga Fududeynta Geeddi Socodka Nabadda Somalida oo Kenya hoggaaminayso, laguna kordhiyo Jabuuti, Eritrea, Ethiopia, Uganda iyo Sudan (haddii ay oggolaato)... Guji Oct 28

Mudane Kulan: "Wax Khilaaf ah oo Puntland ka Jiraa ma Jiro"
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland oo uu waraystay Ibraahim Maxameddeeq ayaa sheegay in.. Guji

C/laahi Yusuuf Maxaa Ku Soo Celiyey Puntland Safarkiisan Hadda
Baaritaan dheer iyo waraysiyo badan oo uu sameeyey Osman Ahmed Sheikh ayaa waxaa kasoo baxay sidan... Guji Oct 27

SACIID WESTING: WAA INAAN ALLAAH UGA MAHAD CELINNAA BISHA RAMADAAN
Siciid Westing oo ah nin Muslim ah oo deggan Denmark oo uu Jimcadii soo booqday Ibraahim Saalax ayaa sheegay in.. Guji..

» Maalinta oo Lagudaro ama Laga Dhimo Saacad

Minnesota: Qareen ayaa ku Dhawaaqay in Jaamac aan Caawa La Dhoofin Karin
 Judge Tunheim ayaa ku dhawaaqay in si meel gaar ah dib loo dhigay dhoofintii caawa lala damacsanaa in Hargeysa loo dhoofiyo Keyse Guji

Gabdhihii Soomaalida Sweden ee Xijaabkooda Muranka Dhaliyey ayaa Weli xiran indho Shareerkoodii
iyadoo wasaarada Waxbarashada Sweden ay soo saartay go'aan ka dhan ah arintaasi...  Guji Oct 26

DALALKA KHALIIJKA IYO YURUB OO ISNIINTA LAGA SOOMAYO
Dowlado badan oo ka tirsan dunida islaamka ayaan... Guji.. Oct 26

Aaskii 13 Qof oo Kamid ah Soomaalidii Kugeeriyootey Badda Talyaaniga
Xabaalaha Muslimiinta ee Roma ayaa lagu aasay marxuumiinta. Aaska waxaa isugu soo baxay dad aad u farabadan oo...
Guji

LIISKA DADKII KU DHINTAY DOONTA
Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa magacyada iyo beelaha Soomaaliyeed ee ay ka dhasheen 65 qof oo kamid ah dadkii ku dhintay doonta xeebaha talyaaniga... Guji... Oct 24

XAGEE LAGU AASAYAA MEEDKA DADKII KU GEERIYOODAY DOONTA
Muslimiinta Talyaaniga waxaa naxdin kunoqotay markii Tv-yada laga soo saa walaalahoodii Muslimiinta ahaa ee ku geeriyooday doontii oo. Guji...

» Dagaalkii Sacfaraanka: Taariikhda Kaashmiir [Muxyadin]

MAXAA HOOS U DHIGAY RAJADII SHIRKA SOOMAALIDA
Waa faallo dheer oo uu qoray C/shakuur Cali Mire... Guji Oct 23

"Waxaan Hoos Galnay Meedadka si aan isaga Difaacno Qabowga & Roobka"
Sidaad waxaa yiri qof kamid ah Soomaalidii ka badbaadey doontii ay dadka badani ku dhinteen xeebaha talyaaniga... Guji Oct 23

SOMALIDA MINNESOTA IYO ISU DIYAARINTA BISHA RAMADAAN
Ogeysiis: Kulan Sabti October 25 oo ka dhici doona... Guji

»Wararka Soomaalida Kuhoos Nool Gumeysiga Itoobiya

Dadkii ka badbaaday Doonta Magacyadooda
15ka qof ee ka badbaadey doonta magacyadoodu waa... Guji.. Oct 21

Soomaali Badan oo Kudhintay Xeebta Talyaaniga
Doon ay saaraayeen 105 Soomaali ah oo Liibiya kasoo baxday 3-0ct-2003 waxaa kasoo badbaadey 15 qof oo keliya... Guji...

Dilkii Sheekh Ibraahim Cali Xaashi oo Weli Baaritaan Lagu Wado
Xiisad ayaa weli ka jirta magaalada Nairobi, taas oo.. Guji 

Governorka Minnesota oo u Hanjabay Ardada Dugsiyada MN [Wardhere]

Maxaad wadaagtaan nabadda?
U hagarbax safarka nabadda Hadraawi ee Yurub  Guji Oct 20

TODDOBAADKAN IYO QORAALADII WARDHEERE
» Talyaaniga: Maalinkasta oo Jimco ah in la soomo waa haboon tahay
» Minnesota oo laga xusay dilkii 3 nin oo madow ah 83 sano ka hor
» Soomaalida Minnesota oo dhaqankooda adkaysanaya... Guji

WARARKA GEESKA AFRICA EE TODDOBAADKAN
Iyo wararka Soomaalida ku hoosnool gumeysiga Itoobiya Guji Oct 18

Kahortagga Khilaafka & udiyaar Garowga Ramadaanka

» Cirbixiyeenkii Shiinaha oo Dhulka ku soo Noqday [c/fatah]

» Seen ku Soo Dhaweyneynaa Soonka?

Socdaalkii Nabadda ee Abwaan Hadraawi
sidee looga soo dhaweeyaay Nederland?...  Guji Oct 16

Madaxweyne Darmaan oo Booqday Qadar, Jordan & UAE
Warbixintii Maxamed Xaaji [Ingiriis]..  Guji

Sannad Guuradii 1aad ee Shirka Nabadda
Sannadkii 2002 bishiisii October ayey ahayd markii uu bilaabmay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee weli ka socda dalka Kenya Guji 15/10

Xoojinta Halganka ay  wado JWXO
Ka akhri wararkii Radio xoriyo... Guji

Shir Caalami ah oo Xawaaladaha ku Saabsan
oo lagu qabtay London, UK..
Guji Oct 15

DORASHADII URURKA ARDAYDA SOMALIDA OREGON
Warbixin qaabkii ay doorashadu u dhacday... Guji Oct 15

Joojin Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Ceelbuur
Waxaa dagaalkaas cambaareeyey ururka....
Guji Oct 15

SIYAASIYINTA SOOMAALIDA IYO TUKASHADA SALAADDA
Qaybtii 3aad ee Taxanaha Siyaasadda Guji [Fahad] Oct 14

Sudan: al-Turabi oo Xabsiga laga soo Daayey
Hogaamiyaha Islaamiga ee Sudan oo mar ay... Guji Oct 14

Dahabshiil oo Heshey Shatiga Lacag Diridda Georgia
Dahabshiil Atlanta waxay shatiga heshay.... Guji Oct 13

Soomaalida Toronto oo Musharax Daahir Taageertay
Xaflad lagu qabtay Toronto ayaa lagu taageeray in... Guji
Oct 13

Nayjeeriya oo Hawada u Dirtay Dayaxgacmeed
Markii taariikhda ugu horeysey ayey Nayjeeriya hawada u.. Guji Oct 13

Doorka uu Waalidku kuleeyahay Barbaarinta Ubadka
Kulan aad u ballaaran oo xalay lagu qabtay Minneapolis ayaa.. Guji

Madaxweynaha DGPL oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey
arday Gabdho ah oo ka qalinjebiyey Machadka Cafimadka Bosaso Guji

Wararka Ogaadeenya ee Maanta
Ka akhri wararka Radio Xorriyo... Guji...

Cod-bixinta Ururka Ardayda Soomaalida Georgia
cod-bixinta oo dhici doonta Axada.... Guji... Oct 10

"Waa Qaaraan aan Qabiil iyo Qadarin-Qoys toona ku Qotomin": Kulankii ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa waxaa.. Guji..

Doorashada USA ee 2004 Iyo Doorka Muslimiinta
Warbixintii Sh. Xasan Jaamici.. Guji...

C/Qaasim oo Diidey in uu Kiplagat Hadda Kusoo Booqdo Muqdisho: Sababtoo ah C/Qaasim wuxuu u safrayaa Dubai, halkaas oo Deerow iyo Xasan Abshirna u safri doonaan taas oo...
» Hogaamiyayaasha ku sugan madasha shirka oo dalxiis loo geynayo meello ka mid ah  Kenya si aysan u caajisin...
» Buuq Ka dhacay Madasha Shirka Nairobi taas oo....
 Dhammaan Ka akhri halkan.. Guji Oct 9, 2003

Hargeysa: Siminaar Laga Furay Dugsiga Cumar ibnu Khaddaab
Siminaarkaas oo loogu talagalay kobcinta xirfadda Macallimiinta Guji

Muqdisho: Waxqabadka Markaska Al-Bukhaari
Markazka oo muddo yar  ku gaarey guulo ay kamid yihiin Guji Oct 8

Gaadiid ay Ciidamad Gumaysiga Itoobiya Dhaceen
Ka akhri wararkii Radiyo Xoriyo.... Guji...

Saxaafada Sweden oo Weli hadal haysa gabdhihii Soomaaliyeed ee Xijaabkoodu Muranka Dhaliyey
Warbixintii Ikraam.... Guji...  Oct 8

»18 Jir Soomaaliyeed oo u Baahan Gargaar Aadaminimo

Gabdho Soomaali ah oo Xijaabkooda Muran Dhaliyey
Labo gabdhood oo ah ardey soomaaliyeed oo . Guji... Oct 7

GARGAARTO CAAFIMAAD OO LAGU TOOGTEY BOORAME
60-Jir u dhalatay dalka Talyaaniga oo magaceeda la oran jiray Annalena Tonelli ayaa lagu dhex toogtey cisbitaalka guud ee Boorame, Waxaana dilkaas cambaareeyey Golaha wadatashiga Soomaaliyeed.. Guji.. Oct 6

Waa Kuma Yesser Carafaat?
Taariikh/Faalladii Siciid Himilo... Guji...  Oct 6

Garaad Cabdiqani oo Beeniyey
in uu Wax Xidhiidh ah oo ku Saabsan Baahinta Maamulka La Yeelan Riyaale Kaahin....Guji..   Oct 6

Toddobaadkan iyo Wararka Geeska Afrika
Iyo wararkii Radio Xorriyo ka akhri halkan...

Ilaalinta Xeebaha Puntland
Warbxin kusaabsan Horumarka ay DGPL Kagaartay Ilaalinta Xeebaha Guji

Daahir Rayaale oo Gaashaanka ku Dhuftay Hindisahii
Salaadiinta Somaliland ee heshiisiinta Beelaha reer Muqdisho Guji

WARARKA SHIRKA SOOMAALIDA: OCTOBER 3
Kiblagat oo u safray Koonfur Afrika iyo shirka oo... Guji..

Dawlada Kenya Waxaan ka Codsaneyna in ay....
Sidaas waxaa ku bilaabmay warsaxaafadeed ay..Guji...

Xisbiga Liberalka oo Ku Guulaystey Doorashadii Ontario
» Daawo Sidii Doorashadu u dhacday...
» Warbixintii iyo faaladii Siciid Cali Guji..
» Taageeradii Soomaalida London, Ontario.. Guji

Ardayda Somalida Minnesota oo Doortay Maamul Cusub
Doorasho xor ahi wexeey asal u tahay bulsho walba oo Guji Oct 2

Baaq Kuwajahan Golaha Midnimada Mudullood

Maxey Ku Doorteen Islaamka?
Waa qaybtii 4aad ee taxanihii qoraaladii Ikraam.. Guji..

.WARARKA KALE  SEPTEMBER.. GUJI
.MAQAALADA DADWEYNAHA... GUJI

.. 

Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.