SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2003» DECEMBER  
Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Lugadheere: 361-Ergo Rabitaan Kooda ayuu Shirku..
Guddoomiya Ururka USC/PA ahna Guddoomiyaha Siyasada Beesha Shiikhaal ayaa... Guji.

Tababar u Xirmay Garsoorayaasha Puntland
Waxaa xarunta macadka Bulshada PL lagu soo gaba gabeeyey Guji

Shirkii Minneapolis iyo Wacdarihii ka Dhacay!
Ugaas Xaaji Muuse Cabdi Mire ayaa sheegay in... Guji  31/12

Mudaharaad ka Dhacay Magaalada Laascaanood
Mudaharaad aad u balaadhan oo lagu taagerayo Hawlgalada Puntland ayaa saaka dhacay Magaalada Laascaanood Guji 30/12

Kulankii 3aad ee Culimada Woqooyiga America:
Fariimo Bulshadeed oo Dahsoon: Warbixintii Ceynte
30/12

Bayaan ay Jaaliyadaha Oromadu Soo Saareen
& Askar Itoobiyaan ah oo isudhiibtay wadanka Eritrea xoriyo 30/12

BAAQ ku saabsan Gardarda Maamulka Hargeysa
Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda ka soo jeedda Gobolada Sool, Sanaag iyo Hawd ee Soomaaliya degganna dalka Kuwait ayaa Guji 30/12
»
Laascaanood Dagaal Dan uma aha! [Liibaan]

Hadalkii  ka Xanaajiyey Galjecel & Biyomaal
Waxaa si caro leh hadal uga soo saaray  Jilib iyo jammaame waxgarad iyo odayaal beelaha Gaaljecel iyo biyomaal kuwaasoo Guji 30/12

Burcad oo Dhibaato Ku Hayada Soomaalida Islii
Nairobi:
Xaafada Eastlaigt ee magaalada Nairobi ayaa habeenadan waxaa ku soo batey dhac iyo boob loo geysto somaalida Guji 30/12

IGAD: in ka badan 42 hogaamiye ayaa noo qorshaysan
Gudiga fududaynta ee IGAD ayaa waxaa soo bandhigeen magacyadda Aqoonyahanada iyo wax garadka soomaaliyeed ee Guji 29/12

Aabo La’aanta Qoysaska Qurbaha:
Qaybtii 9aad ee sisiladii Dhibaatooyinka Qoyska Qurbaha
Guji

Baaq Kasoo Baxay Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika
Gabagabadii mu'tamarkii 3aad ee Soomaalida W/A ayaa waxaa imaamayada Masaajida waqooyiga Ameerika ka soo saareen go'aan ka kooban 9 qodob kaas oo... Guji  [Dec 29]

Kulan diineedkii 3aad ee Soomaalida W/A oo Guul ku Soo Gabagaboobey
Waxana uu kulankaasi ku dhammaaday... Guji [Dec 29]

NAIROBI: WARARKA SHIRKA SOOMAALIDA EE 29/12
. G/Xigeenka H.P.A. oo Beeniyey in HUb la marsiiyey G/Hiiraan...
. IGAD oo soo bandhigtay magacyada ragga la casumey ee...
. Dr.Black :-Soomaaliya Cid Rabta Maleh in ay Dawlad...
. USC/Peace Action :-lama kulmin ururka Jubbada Valley Alliance...
Dhammaan ka akhri  warbixintii C/Karim Aden..

"Qabiilkaygu waa Leelkase, Laba Gabdhood oo Dhalay ayaan siinayaa Cidda Lagu Tilmaamo Nasab Dhimanka"
Sidaas waxaa yiri C/Raxman Shiikh oo caawa ka hadlayey kulan diimeedkii saddexaad ee Soomaalida Woqooyiga Ameerika.. Guji

Shirkado Kasocda Thailand iyo Koreo oo Booqday Laasqorey
Wafti uu hogaaminayo wasiirka Kalluulamysiga Puntland ayaa.. Guji

Gabagabadii Seminaarka Hagaajinta Masaajidda
Muqdisho: Xafiiska Dacwada & Tarbiyada ee Soomaaliya ayaa Guji

Police-ka  Hindiya oo Qabtay Lacag Falsa ah oo balaayin  Shillin oo  Somalia
Lacagtaas oo haddii ay Soomaaliya gaari lahayd cayrayn lahayd malaayiin Soomaali ah... Guji [Dec 28]

Dhimashadii Dhulgariirkii Iran oo Kor u Kacday
15,000 ilaa 20,000 oo qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen Guji

QAABKEE AYAY U WADA HADLEEN WARIYAYAASHII HOLLAND KU KULMAY? : Warbixintii Xagar yare akhri

Dadaalka ay hay'ada SOFIHA ku Dooneyso Waxbarista Gabdhaha Soomaaliyeed
iyo Dhallinyaro ka kala yimid Yeman, Jabuuti, Somaliland iyo Koonfur oo booqday Woqooyi Bari Soomaaliya
Guji

Saraakiil Ethiopian ah oo Tegi Doona Jawhar
iyo Itoobiya oo Burburisey Masaajid dhisnaa 65 sano.. Guji [Dec 26] 

C/Lahi Yusuf oo Gaashaanka ku Dhuftay Tirada 42 ee IGAD uSoojeedisey Shirka  Gooni u bixida 9/Jan/04
Iyo C/Lahi Yusuf oo sheegay in uusan Daahir Riyaale ugu tegin Boorame...
ka akhri warbixintii Maxamed Ingiriis [Dec 27]

Muqdisho: Carwadii ugu Horeysey muddo 13 sano ah
iyo maalinta 24/12/2003 oo loo aqoonsaday maalinta carruurta Soomaaliyeed... Guji

Shaki Laga Qabo in Dadkii Ku Xirnaa Hargeysa Loo Gudbiyey Itoobiya: Ka akhri wararkii Radio Xoriyo

SHABAKAD JAREER-WEYN KU TILMAANTAY GAALO

Waraysigii Axmed Faarax Ducaale:  Doorashada Denmark
Waxaa waraystay SomTV Denmark: Guji..

Dr. Galeyr oo Nairobi Soo Gaarey...
Waxaa kale oo la hadal hayaa
Cali samater, Cabdirisaaq Xaaji.. Guji

Baaq Nabadeed: W/G & W/Bari, Xeraale & Ceelbuur
Baaq kasoo baxay golaha wadatashiga Soomaaliyeed ayaa.. Guji

Kenya: Hogaamiyayaasha SRRC Qaar Kamid ah oo Diyaarad Militari Laga Daba Diray
Kaddibna lagu soo celiyey Nairbi, laakiin markii dambe... Guji

. MICHAEL JACKSON OO LA FILAYO IN UU SOO ISLAAMAY

Shir Looga Wada hadlay Dhismaha Jaamacada Mudug
Galkacyo: Shir looga hadlayay dhismaha Jaamacad laga dhisayo Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay dugsiga Sare ee Cumar Samatar Guji

Baaq: Digniin Nabadeed oo ku socda maamulka S/LAND

Madaxweynaha France oo Mamnuucay Khimaarka
Arbacadii ayuu mamnuucay khimaarka Muslimiinta ee
Guji

Soomaalida oo Markale Nairobi Lagu Shirin Doono
Waxaa markale hogaamiyayaasha Soomaaliyeed loo cayimay in Nairobi lagu shirin doono 9ka Janaayo 2004, halkii lagaga shirin lahaa Mombasa.. ka akhri warbixintii Ridwaan Xaaji  

3-Markab oo sida cunto, daawo iyo Shidaal ayaa..
Sida uu sheegay wasiirka cadaalada iyo diinta DGPL... Guji

Wargelin: Hay'adda Qaramada Midoobey ee WHO ayaa ku qiyaastay in 2002-2003 ay cudurka HIV/AIDS qabaan 43 000 oo Soomaali ah, sida ku cad qiyaasta ku qoran Shabakada WHO....

»Liiska Dadka Ku Xiran Xabsiyada Hargeysa
»Somalia: Maxay ku sagootiday sanadkii 2003-da [Salahudin]
»
SOCDAAL NABADEEDKA ABWAAN HADRAAWI EE UK
»Wargelin safarka nabada ee hadraawi iyo Switzerland

Hooyo Somaliyeed oo ka ambabaxday dal ay deganayd 38 sano

Kursigii uu Ka Geeriyoodey Gabiyow oo La isku Feeray
. Loxos iyo Jawle oo isku feeray InterContinential Hotel
. Hogaamiyayaasha Shirka :-dawlad waa in aan dhisnaa ama ka tag..
Ka akhri warbixintii C/Karim Aadan

Maamulka Hargaysa oo sheegay inuu maxkamad
horkeenayo dadwayne reer Ogadenya ah.. Guji

Wardheere oo ka Digey Dagaal Qabiil oo Hor Leh
"Haddii aan Soomaliya si dhaqso ah dawlad looga samayn dagaal qabiil oo lagu hoobto ayaa ka dhici kara qolo ka badbaadi kartaana ma jirto.... " Wardheere...


Bishaaro: Bishaaro Riwaayadda cusub ee Khalaf Can Xamzah

»Jaraa'idka Caalamku Mexey Ka Qoreen Soomaalida...  

Beesha Caalamka iyo IGAD oo lagu gacan seeray
kulan ay saakey ku yeeshen qolka shirarka ee madasha  Guji

Xeraale oo Arbacadii Xasiloonayd
wax dagaali halkasi Arbacadii kama dhacin xeraale, sababtoo ah qolo waliba waxay ku mashquulsanayd mayd aasid iyo ... Guji

Qareeno Carab ah oo Saddaam difaacaya
Haweeneyda qareenada ah ee la yiraahdo Bushra Al- khaliil oo u dhalatay dalka Lubnaan ayaa.. Guji [Warbixintii Ikraam]

"Cabdiqasim haddii uu la yimaado xujo.."
Mowliid Macaane waraysi uu bixiyey ayuu ku sheegay in. Guji

MAGACYADA WASIIRRADA CUSUB IYO QABAA’ILKOODA
Ra'iisul wasaarihii uu C/Qaasim dhowaan magcaabay ayaa Guji

Baaq Xabad Joojin Dagaalka Xeraale
Golaha wadatashida soomaaliyeed ayaa.. Guji

Faahfaahin: Dagaalkii lagu Hoobtay ee Xeraale
Wararka ugu dambeeyey ee dagaalku waxay sheegayaan in ugu yaraan 45 qof ay dhinteen, 75 kalena ku dhaawacmeen kaddib markii.. Guji

Liiska Dadka Loo Taxaabay Xabsiyada Itoobiya
Dabayaaqadii Bishii hore ee Nov. Ayay ciidamada cadawga Itoobiya waxay Tuulada Abukor oo ka tirsan gobolka Jarared.. xoriyo

SOOMAALIDA OO LOOGA YEERAY SHIR UGANDA
»Hogaamiyayaasha Somalida oo 23/12 lagu shirin doono Kampala
»Shirka Soomalida ee Mombasa oo markale din u dhacay
»Kenya oo Dhaqaale shirka uga raadisey Sacuudiga
Ka akhri warbixintii Cabdikarim- Nairobi

.Abwaan Yuusuf Colaad Carab oo ku geeriyooday Diridhaba

WAR-SAXAAFADEED KASOO BAXAY SPR
Qab-qablayaasha Haddaan La Xiran ama La Xakamayn Xal Ka Dheer Somaliya!...  Guji

SHIR AY JAALIYADA OGAADEENYA EE MINNESOTA
Ka yeesheen xadgudubyada Maamulka Hargeysa... Guji

FAALLO: USA:Tartanka Aqalka Cad, Ninba Ceesaantii Ceelka Keen

Qanyare kuma Sheegin Kipligat Cadowga Somaliyeed
Sidaas waxaa yiri Dr.Cabdullahi sh. Dahir oo ah xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururka (USC/Qanyare), mar uu ka hadlayey.. Guji

MUSHARAF OO KA BADBAADAY MU'AAMARAAD
. Madaxweynaha Pakistan oo in yar u jirsadey in la dilo
. Saddam Xuseen oo Laga Soo Qabtay Tikrit
 Wararkaas Ka akhri halkan....

»VIDEO: SIDII LOO QABTAY SADDAM XUSEEN  [DAAWO]
»VIDEO: Bush oo ka hadlan Qabashadii Saddam  [DAAWO]
»WARARKII UGU DAMBEEYEY EE QABASHADII SADDAM

Ciidamada Canada oo Loo Sameeyey Wadaad Islam ah
waa markii ugu horeysey taariikhda ciidanka Canada oo loo sameeyo wadaad muslim ah, waxaana laga dhigay nin lagu magcaabo Guji
» Canada oo Yeelatay Ra'iisul Wasaare Cusub

Wararka Soomaalida Woqooyiga America
. Cajalad Vedi: Booliis ah oo Feeraya Wiil Soomaaliyeed
. Soomaali Xabsigii Loo Sii Kordhiyey Rafcaan kadib
. Abbe Soomaaliyeed oo Lagu Soo Oogey Dacwad
. Ninkii Diley Mohamed Ahmed Salah oo Lagu Xukumay 27 sano
. Somali-Canadian Lagu Xiray Minneapolis

Dhammaan ka akhri halkan... GUJI

Cabdulahi Yusuf oo Caddeeyey Mowqifkiisa
ku aadan shirka, IGAD, iyo kulanka Mombasa, waxana uu sidaas ku caddeeyey wararysi uu la yeeshay Abdikarim Aden.. Guji..

. Waxkabaro Dhaqaalaha (Economics)
. Ogaysiis ku socoda Ardayda Gobolka Georgia, Atlanta

. Wararkii Radio Xorriyo ee Maanta December 12

GABAR YAR OO AAN KAADIDA CESHAN KARAYN  
Maryan waa gabar 15-bilood jir ah, waxay ku dhalatay ayada oo aan kaadida ceshan karayn isla markaasna ka jirran xubnaha kaadi mareenka, waxayna u baahan tahay qalliin iyo kaalmo....
Guji...

WIIL YAR OO AAN WELIGIIS SAXAROON
Wiilkan oo hadda da'diisu tahay 7-sano weligiis si caadi ah uma saxaroon, Waxana uu u baahan yahay dhakhaatiir arintiisa wax ka qaban karta, qoyskiisuna ma awoodaan kharashka lagu daweyn lahaa....
Guji....

Baaq – Digniin Ku Socota Maamulka Col. Riyaale
Annaga oo ah xubnaha Xisbiga Wadaniga ah ee kor ku xusan kuna halwan dhowridda xuquuqda  Dawlad Goboleedka Puntland.. Guji..

Kiis Dacwadeed oo Bilowday Boosaaso
Dacwadaas oo u dhexaysa labada shirkadood ee..  Guji..

Sawiro Ka Mid ah Dhallinyarta Lagu Qabtay Hargeysa
dhalinyaradaasi waxay gacanta ugu jiraan ciidamada.. Guji..

Deerow iyo Xasan oo Ganafka Ku Dhiftay Magcaabidii
Ra'iisul Wasaaraha DKG: ee uu C/Qaasim ku magcaabay Maxamed Cabdi Yuusuf.. Guji...

Maxamed Cabdi Yusuf oo Lagu Abaal Mariyey
Ra'iisul wasaaranimada DKG: Mowqifkii uu ka qatay shirka Kinya awgeed... Guji...

Maamulka Hargaysa oo wali xabsiyada ku haya dadkii
shacabka ahaa ee Ogaadeenya u dhashay:
Warbixintii   Guji..

WarSaxaafadeed: Jaaliyada Ogaadeenya ee Australia
Riyaalaow ukaadi: Taariikhda ayaana markhaanti ah.. Guji...

Taageero Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada IGAD
Warsaxaafadeed kasoo baxaya golaha wadatashiga Soomaaliyeed Guji

Kulanka Hogaamiyayasha Soomalida oo Dib loo dhigay
Iyo shirka Soomaalida uga socda Kenya oo 5ta-bisha Janaayo 2004 gali doonaa wajiga 3-aad iyo C/Qaasim oo imanaya Kenya... Guji...

Bayaan ay Jaaliyadda Absame ee Denmark
kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen xubnaha Jaaliyadda Absame ee Denmark, kuwaasoo ka wada-hadlay jawaabtii laga bixin lahaa Guji

Baaq: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland
Labada shacab ee Waqooyi Galbeed Somalia iyo Shacabka Reer Ogadenya, waa laba shacab oo walaala ah.. Guji...

"Cambaareyn Maamulka Gobollada Waqooyi"
Cambaarayntaas oo ay soo jeediyeen golaha wadatashiga Soomaaliyeed waxa uu ku bilowday in... Guji...

VOA: "Kulanka Dagaal Oogayaasha Soomaaliyeed"
oo 9-ka December ku dhex mari lahaa xeebta dalka Kenya ayaa waxaa dib loo digay ilaa December 18keeda" Sidaas waxaa yiri VOA Dhegeyso

YOOLKA KAMA DAMBAYSTA AH ILAA (UK)
Wadankan isu taga boqortooyada ingiriisku wuxuu ka mid yahay wadamadii ay ugu soo horeeyeen qaxuuntiga soomalidu.. Guji... 

MADAXWEYNE RIYAALE OO DIGNIIN KAMA DAMBAYS AH U DIRAY MAAMULKA PUNTLAND: "Dagaal ooge C/Laahi Yuusuf waxa uu caadaystay faragalinta Somaliland... warbixintii diridhaba Guji
»RIYAALE WAA INUU KAGA DHABEEYO GO'AANKA [Diridhaba]

Sannadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii Riyaale Xooga Lagaga saaray Laascaanood
oo si weyn loo xusay: warbixintii Asad Caddaani... Guji...  

XAFLADII UGU FOOSHA XUMAYD EE GEESKA AFRIKA LAGU QABTO
Faalladii Toddobaadka ee Fahad Yaasiin: Guji 6/12

C/Qaasim oo Magcaabi Doona Ra'iisul Wasaare Cusub
Waxaana lagu wadaa in uu magcaabo inta uusan aadin Mombasa Guji

BAAQ DADWEYNAHA KU NOOL MAGAALADA ADDIS ABABA
Waxaa jirta in mudo dheer loo samraayey maamulka samaliland Guji

SHIRKII SUXUFIYIINTA SOOMAALIYEED OO KA SOCDA HOLLAND
Warbixintii shirka ee XagarYare... Guji

XASILLOONIDARRADA AF-SOOMAALIGA
Cilmibaaris: uu soo tebiyey Cabdiraxmaan “Barwaaqo” Guji [7/12]

WARSAXAAFADEED JABHADDA O.N.L.F
Garasho La'aanta Maamulka Hargeysa iyo Isu-dhiibisteeda taliska Itobiya... Guji

JAALIYADDA OGAADEENYA EE KOONFURTA AFRIKA
oo soo saaray Codsi ka hortag dagaal sokeeyo  oo dhexmara Soomaalida Waqooyigalbeed iyo Soomaalida Ogaadeenya Guji

Beesha Biyamaal oo shuruud ku xirtay heshiis ay la gaaraan Kooxda Cumar finish: Warbixintii Cabdi Xasan Guji

Maamulka Hargeysa oo Dad Shacab ah Xirxiray Kuna Tilmaamay ONLF iyo Dagaalo dhex maray CWXO iyo Ciidamada Cadawga Gumaysiga Itoobiya.. Xorriyo 5/12

Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da oo Jawaab u Weydey Eedaymihii Kaga Yimid Reer Bosaso
Suxufiyiin katirsan BBCda, Arday ka socda Jaaliyada dibadda iyo shacab faro badan oo booqday guriga SOFIHA, Bosaso Guji

SOO DHOWEYN DIIRRAN AYAY SOOMAALIDA DENMARK KULA QAABILEEN SOCDAALKII NABADDA EE HADRAAWI
"Hadraawi oo maalmahaan aanan oggoleyn heesaha, akhwaanka ayeey isku bah-yihiin" sidaas waxaa tiri Maryan Mursal oo.. Guji [Warbixintii Ibraahin Saalax] 4/12

Dagaal cusub oo ka Bilawdey Madasha Shirka
iyo Culumada Shirka Wadahadaladda Nabada Ee Soomalida oo Soomaya 3-maalmood oo maanta kow ka tahay.. Guji 4/12

Beesha Baajuun Waa in Lagu Daraa Saxiixayaasha Shirka: Guddoomiyaha Beesha Baajuun ee Ururka Somali Fikirini Union Maxamed Ismaaciil Barakaale ayaa... Guji  4/12

Aabbe Soomaliyeed oo Lagu Soo Eedeeyey In uu Carruurtiisi Afduubay
Aabe soomaaliyeed oo degan magaalada Gothenburg ee dalkan Sweden ayaa waxaa dacwad ku soo oogtay xaaskii hore... Guji... 3/12

Kulan Weriyayaal Soomaaliyeed oo Lagu Qaban Doono Holland

MADAXWEYNE MUSHARAF OO KU BAAQAY INUU FURINTA KA SAARAYO CIIDAMADA PAKISTAN  [Warbixintii Diridhaba]

"C/Qaasim ayaan u Aqoonsan nahay TNG" Kenya
»Mowliid Macaani: waxaan sacuudi u aadney laylutul qadriga
»SRCC oo ka hadashay aragtida "Retreat-ka"
»40- Hogaamiyaal Soomaaliyeed oo lagu  casuumay Mombasa
Wararkaas ka akhri warbixintii Cabdikarim Aadan

Badeeco katimid Kenya oo usocotay Ogadenya
oo ay la wareegeen
Ciidanka Cadawga Gumaysiga Itoobiya xorriyo

 Bogaadin iyo Taageerid BAAQA - Mudane Cismaan Jaamac Cali 2/12

Kulan 9-December Lagu Qabanayo Mombasa
& Cabdiqasim oo sharuudo cusub ku xiray Imaashaha kulanka Guji 1/12

18 Soomaali ah ayaa Qaba AIDS-ka
MINNESOTA: 18 qof oo Soomaali ah oo layaqaan oo deggan gobolka Minnesota ayaa qaba cudurka dilaaga ah AIDS-ka Guji Dec. 1

.WARARKA KALE EE NOVEMBER.. GUJI

 

.. 


Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.