SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2003» NOVEMBER   Sun, October 22, 2017
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Ururka Xallinta Mashaakilka Soomaaliyeed (UXMS) iyo Xalka Xamar
Waa in xasaanad (immunity) lasiiyaa oo faraha laga qaad... Guji

Roobkii Dayrta oo ka da’ay gobollo Ogadenya ka mid ah
Meelaha uu roobku ka da'ay waxaa kamid ah Qorraxey iyo Doollo iyo nawaaxiga magaalooyinka Godey iyo Shilaabo.. Xorriyo...

»BUSH OO BOOQASHO QARSOODI AH KUTEGEY BAQDAAD.. DAAWO
» MAGACYADII DADKUII KU DHINTAY SHILKII GAARI EE GAROOWE

Muriidigolf oo Loo Magcaabay Gudoomiyaha Xisbiga Banaadiriga: SANU

Dr. Caydaruus iyo Ciise Dhollowaa oo Kusii Jeeda Boosaaso
Waxaana safarkooda ku weheliya saddex qof oo ka socda Telefishanka ABC-Austria, waana safar la xiriira sidii cisbitaalka Bosaso loo... Guji

Wardheere oo Socdaal Kumaraya Yurub
Maxamud Wardheere oo ka dhoofayey garoonka MPLS ayaa.. Guji

ITALY OO SI WANAAGSAN LOOGA CIIDDAY:
Warbixintii uu Khalid "Deble"  ka soo diray Roma, Italy... 
Guji

Hadraawi oo si Heer sare ah Loogu Soo Dhaweeyay Holland: Warbixintii Axmed "Khayre"... Guji

» Hambalyada Bahda SomaliTalk ee Ciidul-Fidriga

Muhammad Ali Clay oo Nabad ugu Baaqay Soomaalida Munaasabadda Ciidda
Muhammed Ali Clay waxa uu codsnayaa in Soomaalida laga gaarsiiyo meelkasta oo ay joogaan inuu... Guji Nov 25
» Taariikhda Muhammad Ali Clay


Sam Voron iyo Cabdikariin Nuur Maxamuud "Cirfe":
waa Laba nin oo abaal weyn gashaday reer Puntland. Guji

Australia: 70,000 oo Ido ah oo Loo Dhoofin Lahaa Sacuudiga oo Lagu Quudiyey Hilib Doofaar
Waxaa taas ka horeeyey 50,000 oo ido jirran ah oo ay Australia lacag la'aan kusiisay dalka Eritaria horaantii bishan... Guji

Muslimiinta Kenya oo Laba Maalmood  kala Soomay, Maalinse Wada Ciidey
Ergada Soomaaliyeed ee Shirka Nabadu Cuntada Saf ma u geli doonaan maalinta Ciida, sidii Ciidii hore ka dhacday.. Guji

Kornel Abdullahi oo Lagu Eedeeyey Xatooyo Khayraadka Badda ee Somaliya
Qoraal kasoo baxay SPR ayaa ku bilaabmay in... Guji

Kulanka STN
Sweden: Warbixintii Ikraam Cali-kaar iyo Jaamac Farasle..Guji

Singapore: 500 oo Qof ayaa Diinta Islaamka Soo Gala Sannadkiiba
Waxaana dadka sannadkan kusoo islaamay Singapore kamid ah Guji

Waxgarad iyo Ganacsadayaal Cambaareeyay Amarkii Dahir Riyaale
iyo Muqdisho oo la dhagaxyeyay meherado ay leeyihiin dad ka soo jeeda waqooyiga Galbeed ee Soomaaliya, taas oo ay sababtay.... Guji

Algeria: Toban Kawaanle oo Xabsiga Ladhigay Kaddib Markii ay Iibiyeen Hilib Dameeraad
iyo Xabsiyada Algeria oo laga siidaayey in kabadan 3,000 oo qof maamuuska Ciida awgeed.. Guji  Nov 23

» IIDAHA iyo SALAADAHOODA [OsmanBilad]

» Yaad Laciideysaa? Aniga- Makkah [AlHassani]

C/Qaasim oo Shirka Nairobi Kasoo Qaybgeli Doona
Sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibada Dawlada Kenya .. Guji

Siminaar Ku Saabsan Hormarinta Xoolaha oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Nairobi
waxaana kasoo qayb galay ergooyin soomaaliyeed oo.. Guji

Guddi Loo Magacaabay Dilkii Ergadii Nairobi
Shir lagu qabtay hotel 680, Nairobi, ayaa... Guji

Horumarka ay Gaartey Shirkadda Golis, Bosaso
Shirkadda Golis Communications oo... Guji...

» Fidrada Sida Loo Bixin Lahaa

Maxaa Keenay Hoos u Dhaca Dollarka Mareykanka?
Waa faalladii:
C/risaaq Maxamed xuseen (U. of Gavle-Sweden) Guji

QARAX KALE OO KA DHACAY ISTANBUL, TURKEY
Waxaa qaraxweyn lala beegsaday Qunsuliyadda ingiriiska ee.. Guji

Socdaalka Nabada ee Hadraawi: Denmark
Waxaa la ogeysiinayaa reer Denmark in 30.11.03 uu.. Guji

ABAARAHA: GURMAD DEGDEG AH 
Warsaxaafadeed uu soo saaray Abdirisaq (Mingiste) ayaa.. Guji

DALLADA JAAMACADAHA AHLIGA AH EE SOOMAALIYEED
oo looga dhawaaqay Muqdisho...
Guji

WARSAXAAFAD: AFHAYEENKA GOLAHA SRRC EE W/A
Waxaa cad in aan soomaaliya lalarabin in ay yeelato dawlad. Guji

Amaanka Qasriga Boqortooyada Oo Jilicsan
Iyo sidii Bush loogu qaabilay dalka Ingiriiska... Guji

Kenya: Basaska oo Shaqo Joojin sameeyey
Shalay iyo maanta ayaa waxaa shaqadii joojiyey Guji Nov 20

Bush oo Difaacay Weerarka uu Dalkiisu ku Qaaday Ciraaq
Warbixintii Maxamed "Diridhaba"... Guji.. Nov 19

Afayeenka Baarlamaanka Itoobiya oo loo Hanjabay
Wararkii Radio Xorriyo... Guji

Shirka Nabadda ee Hadraawi: Oslo, Norway
Reer Norway waxaa lagu wargelinayaa in 27ka November ay... Guji

US Senate: Canaadkii yaa Guulaystay yaase laga Guulaystay?
Odoros ku saabsan US Senate iyo falanqaynta siyaasadda iyo arrimaha bulshada Maraykanka.. Guji [Wardheere] Nov 17

BOOQASHADA MADAXWEYNE BUSH EE WADDANKA UK
Waa faallo dheer oo uu soo diyaariyey Maxamed 'Diridhaba'.. Guji

Isimada Dir iyo Daarood oo Nairobi ka Soo saaray Baaq Kuwajahan Dagaalada Xeraale
"waa in dagaalka si shuruud la,aana loojoojiyo" ayaa kamid ah qodoba ay isimadu soo saareen, kuwaas oo... Guji Nov 15

SOFIHA oo Gogol nabadeed udhigtay Belihii Kudagaalamay Xeraale
waxay Hay’adda hadda qorsheenaysaa iyadoo kaashanaysa guurtida iyo culumaa’udiinkaas deegamaas in...Guji Nov 15

QARAX WEYN OO KA DHACAY MAGAALADA ISTANBUL, TURKIGA

Nairobi: Kulankii Hogaamiyayaasha Soomaalida oo Dib Loo Dhigay ilaa 9ka December
Kulankaas oo markii hore lagu ballansanaa 20ka November Guji Nov 15

Xafiiska Madaxwayanaha Oromia oo Loo Dhacay
Ku xigeenkii duqa magaalda Addis Ababa oo baxsaday Xoriyo

» HABEENKA LEYLATUL QADRIGA

DUUFAAN LOOGA CABSI QABO SOOMAALIYA
Duufaantaas oo la saadaalinayo in ay Soomaaliya kusoo beegan tahay 16ka November, meelaha ay kusoo beegan tahay waa... Guji

Afhayeenka Waftiga Kusugan Shirka Kenya oo Ganafka Kudhuftay Heshiiskii Liibiya
Shirka Liibiya waa "Golaha Dukaamaysiga" sidaas waxaa yiri Guji

12 Qof ayaa Kudhintay Dagaal Ka Dhacay Galgaduud
Waxa kale oo dagaalkaas ku dhaawacmay 18 qof... Guji

C/Qaasim oo Tripoli Heshiis Kula Saxiixday Qaar Kamid ah Mucaaradkiisa
Heshiiskaas oo uu Goobjoog ka ahaa Moamer Qadaafi waxa uu... Guji

Waraysi Dheer oo ku Saabsan Dilkii Suldaan Hurre iyo Imaatanka Isimada ee Gaalkacayo
Waraysigaas oo uu bixiyey Axmed Muuse Nuuryare oo jooga Gaalkacayo waxa uu sheegay in... Guji.. Nov 14

Dibu-heshiisiinta Doofaareey iyo Dibin-daabyada Dalalka Dariska ah: Faalladii Caynte ee Toddobaadkan. Guji Nov 14

US Senate: Ninkii Seexdaa Sacii Dibi Dhalay
Soddon saacadood oo soo jeed iyo dhafar ayay ku baaqeen republicans si ay ugu xadaan codka caawa markii ay demoqraadiga hurdoodaan Guji

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Georgia oo Doortay Gudoomiye
Ardada Soomaaliyeed oo dhigta jaamacadaha Georgia State oo lagu qiyaaso ilaa 100 arday ayaa... Guji..

Abaaraha ka Taagan  Sool, Sanaag & Cayn
Xaaladda Abaareed ee ka Taagan Gobolladda Sool ,Sanaag iyo Cayn oo ka sii daraysa, booyadii biyaha ahna waxay maraysaa $70 Guji Nov 13

USA: Dacwadii Aba Sheikh oo Weli Kasocota Seattle
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji Nov 13 midaynta iyo aqoonsi u raadinta Soomaaliya... Guji.. Nov 7

London: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano
kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu cudurka HIV si ula kac ah ugu gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji

Soomaali Laga Tarxiili Lahaa NewZealand oo Dib Loo Dhigay in..

Abaaro Lixaad leh oo Kadhacay Soomaaliya
Waxaa kadhacay Abaar Xaalufisay Gobolada Sool, Sanaag, Mudug iyo Bari, Taasoo keentay in Xoolihii noolaa Gabaabsi noqdaan, kaddib markii Daaqii ka dhamaaday dhulka.. Guji.. Nov 12

Abaarta Ku habsatey Dhulka Soomaalida
iyo Halista kusoo foodleh shacabka... Guji

Baaq Kuwajahan Abaaraha ka Taagan Ogaadeeniya
Baaqaas oo kasoo baxay jaaliyadda Absame ee Sweden Guji

Xaalufin Lagu hayo Dhirtii Jubada Dhexe Iyo J/Hoose
Taas oo lagu eedeeyey isbahaysiga Dooxada Jubba iyo imaaraadka carabta oo qaybweyn arintaas kuleh maadaama... Guji Nov 12

Ogaadeenya: Roobkii Dayrta oo La Waayey
Gobolo badan oo kamid ah Ogaden ayaan weli.. Guji

Soomaalida Canada oo Ku Guul Daraystay Doorashadii Dawladda Hoose ee Toronto
kaddib markii ay laba Soomaali ah iska soo sharaxeen hal xaafad Guji

Puntland Community Collage oo laga dhigay afar sano
Warbixintii Maxamuud Nuur Wardheere... Guji

Booyadii Biyo ah Waxay Gaartey $45-60
Gargaarka ay fidineyso hay'adda Almanhal.... Guji Nov 11

Amal oo Deeq Degdeg ah u Fidisay Dadka Abaaraha
Shirkada Amal Express oo u guntatey gacan ka geysiga abaaraha Guji

»WAA LA DOOGIYE YAAN LA DACAROON [Pilot]
»DHIBAATOOYINKA TAHRIIBKA BADDA; QAYBTII 2aad [Dr. Taqi]

Socdaalka Nabadda ee Hadraawi ee Dalka Netherland
Hadraawi oo Holland kubeegan Axad 16 November... Guji

» Jadwalka safarka Hadraawi ee Yurub... Guji

Soomaaliya iyada Waa in ay Dawlad Dhisataa
Waana in dawladaas la dhisaa dhammaadka Sannadkan, sidaas waxaa Nairobi ka sheegay
ku xigeenka Arrimaha siyaasadda ee Xoghayaha guud ee qaramada midoowey Mr. Kieran .. Guji

SIYAASIYIINTA SOOMALIDA: WAX AKHRIN IYO WAX QORIS
Taxanihii Siyaasada ee Fahad Yaasiin... Guji.. Oct 10

Mogadisho University oo Dadaal Dheeraad ah Muujisay
Warbixintii Maxamuud Nuur Wardheere.... Guji.. Oct 10


KAAH EXPRESS IYO DIRISTA LACAGTA FIDRADA
.Ehelkaaga Lacag Fidrada ma u xawileysaa, adeegso KAAH EXPRESS oo degdeg kuugu gaarsiineysa lagata... Guji
.Sakaatul Fidriga qofkiiba waxaa la bixinayaa $8 Eeg sarifka lacagaha
.ha ilaawina in maalmahan ay abaar ba'ani ka jirto Soomaaliya.


Midnimo Soomaalida Iswiidhan iyo Ololaha Nabadda ee Hadraawi oo Sii Socda
Safarka Hadraawi uu ku marayo Sweden marka uu soo gabagaboobo 13/11/03 waxa uu usii gudbi doonaa... Guji

Saxansaxadii Soonka iyo Xiligii aanu Dalkii Joogney
Faaladii Jaamac Buulle... Guji...

Biyaha oo afrika ku yaraadaa waxay sii kordhinaysaa macaluusha
Wararkii Radio Xoriyo..... Guji

PUNTLAND OO XAFIIS DUBLAMAASIYADEED KA FURTAY WASHINGTON, DC
Xafiiskaas oo loogu talo galay

Marxuum Rashiid Axmed Sidee Kudhintay
Nairobi:
Marxuumka oo katirsana ergada shirka Nairobi, markii la geeyey cisbitaalka waxaa la ogaaday in uu...... Guji

Ergooyinkii Dhawaan Laga Saaray Shirka oo aan haysan Hoy iyo Cunto
Ilaalada goobaha laga cunteeyo ee shirka Nairobi oo ka hor istaageen qaar kamid ah ergooyinkan in ay afuraan... Guji Oct 6

Faallo: Xadgudubyada ay xukuumada Meles ku samayso bulshada rayadka ah
Iyo wararkii Radio Xoriyo.... Guji

Dad siyaasad isaga Soo Horjeda ayaa Dejinaya Manhajka Ardada Minnesota
Marka siyaasad iyo waxbarashada caruurta la isku qaldo maxaa ka iman kara?.... Wardheere  Nov 3

GOORMA AYAA LALA IMAANAYAA SOONKA NIYAYSASHADIISA?

"Waa in Labada Shir Mid Lajoojiyaa"
Kan Nairobi ama kan Liibiya, sidaas waxaa soo jeediyey... Guji

Qurba joogga oo ku soo qulqulaya waxbarashada magaalada Muqdisho
Tiro koob ay sameeyeen daladaha waxbarashada ee magalaada muqdisho waxay ku qiyaaseen in.... Guji

Xoolo Badan oo Laga Dhoofin lahaa Berbera oo loo Weeciyay Boosaaso
Taas oo ay ugu wacantahay baqdin kasoo wajahday dhanka dowladda itoobiya oo ay xooluhu sii dhexmari jireen kililka 5aad... Guji Nov 1

Addis Ababa: qiimaha sonkortu cirka isku shareeray
Ka akhri wararkii Radio Xoriyo... Guji Nov 1

.WARARKA KALE  OCTOBER.. GUJI
.MAQAALADA DADWEYNAHA... GUJI

.. 

Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.