Horay u Gaar Dukaanka Mayre Watch,Optiko & Electronics....
Dukaanka Mayre Watch, Optiko & Electronics waxa uu ku yaala degmada
Madiina Macmacaanka, sarta Xaaji Gaabow,
waxaad dukaankaas ka heleysaa Okiyayaal kala nooc ah sida aqris iyo xarago
ah:
Mopil Noocyo kala duwan
Saacado rag iyo Dumar
Beribeyd card
Madaxdyada Taleefoonada.
Kol koleetar Centiifik
Qalbka Cumpiyuutarada Sida: Kibord, Mouse, CD Room, Samaacado Heed form,
flash Disk.
Qalbka korantada
Qalabka lagu cabiro Ookiyaalasha
Sarifka lacagaha Qalaad (Ex Change).
Qiimaha waa mid ku raali gelin doono waxaana halkaa kugu soo dhaweynaya Cawil
Meyre Maxamed iyo shaqaale kale oo loo carbiyey soo dhaweynta iyo adeega
macaamiisha
Hadaba wixii faah faahin ah oo intaas dheer waxaad kala xiriirtaa Tefoonada kala
ah : 931315/5590753/400071/963139
Faafin: SomaliTalk.com
|