Liibaanta Qoyska

Ka qayb qaado hadii aad tahay Shirkad ama qof shaqsi ah daabacaada buugaan
iyadoo aan soo dhawaynayno.
Siyaabaha aad uga qayb qaadan kartartaan:-
- 1- Talo bixin
- 2-Fikrad ku darid ama ka dhimid
- 3-ka qayb qaadasho soo saarida buugaan
- 4-Maagalshi saamiyadeed aad helaysid (%) haba faaiidada laga helo
buugaan.
Qoraaga:
- Hadaba Magaca Buuga waa Liibaanta Qoyska
- Waxaa uu ka kooban yahay 5 Cutub oo kala ah (fiiri hoos)
- Magaca Qoraaga: Cabdirisaaq Ismacil Xaashi ( Cirro)
- Nairobi - Kenya, kala xiriir Email :-
cirrotiif@hotmail.com
- Telefoon +254-722-928442
Maxaa igu dhaliyay inaan Bugaan qoro:-
- 1- Qoysaska Soomaaliyeed iyo habka ay u wadaagaan jacaylka oo aad igala
duwanaatay qowmiyadaha kale, aana jeclaystay in aan wax uga tilmamo hab
dhaqanka iyo wada noolashada wanaagsan
- 2- Isbar bar dhig aan ku sameeyay caruuta Soomaaliyeed iyo caruurta
dadyowga kale marka laga fiiriyo dhinaca korinta akhlaaqada la dhaqanka
waalida iyo la dhaqanka mujtamaca kale.
- 3- xili sideed sano ah oo aan caruur Soomaliyeed wax u macalin u ahaa
waxyaabihii aan ku arkay caruurta iyo waalidiintuuda oo aaya aas aas u aha
in aan ku habiyo soo saarista Bugaan.
Mahad sanidiin.
BUUGGA:::
- Hordhac: ……………………………………………………...….….. 4
TUSMADA BUUGA
CUTUBKA 1AAD
- Aragtida guurk ee islaamka………………….……..………... 7
- Faa’iidooyinka Guurka. …………………………….……... 8
- Sida Ilmahaaga Loogu Dooro Hooyo Wanaagsan Adna loo xusho Xaas
Wanaagsan…….9
- Astaamaha Gabadha Wanaagsan……………………...….10
- Sidaad Gabadhaada Uga Ilaalin lahayd Nin Xun ….….11
- Sideebay Gabadhu Iskaga Ilaalin Kartaa Nin Xun?.......12
- Sida ilmahaaga Loogu Dooro Aabbe Wanaagsan Adna Loo Helo Nin Ku
Anfaca……....13
- Astaamaha Ninka Wanaagsan. ……………….……….….13
- Calaamadaha Ninka Xun……………………………....…. 14
- Su’aalo Iyo Jawaabo………………………………….........15
- Ma rabtaa Gabadha Gabdhaha Ugu Quruxda Badan? ..15
- Jacaylka Iyo Qaybihiisa………………………………..…..17
- Calaamadaha Jacaylka………………………………….….19
- Daawada Jacaylka………………………………...….….….20
- Talabixin Arooska Iyo Aroosadda………………………..22
- U Noqo Ninkaaga Addoon sheeko gaaban……………26
- Waano Guud Iyo xikmado………………………………...27
- Sidaad Ku Kasban Lahayd Maskaxda Xaaskaaga Iyo Jacaylkeeda…………..26
- Sidaad Ku Kasban Lahayd Jacaylka Iyo Ixtiraamka Ninkaaga……………………..30
- Afar Ficil Oo Aan Dumaku Iloobin…………………….. 34
- Qisadii Umu salama (I.R)………………………………….36
CUTUBKA 2AAD
- Waxyaabaha Dumarka Lagu furo…………………...….43
- Waxyaabaha Ninka La Isaga Furo. …………………...….45
- Waxyaabaha Sida Guud Ukeena Burburka reerka.…....46
- Dhibaatada Ka Dhalata Is-Furidda……………………...59
CUTUBKA 3AAD
- Dhibaatada wallaca iyo uurka. ……………………….…..53
- Quudinta & Cuntasiinta Hooyada Uurka Leh……...…. 54
- Cuntooyinka Laga Ilaaliyo Hooyada Uurka leh……......57
- Faaii’dooyinka Naas Nuujinta……………………….….. 59
CUTUBKA 4AAD
- Habka Korinta Ilmaha …………………………………….60
- 45 Qodob Oo Muhiimka U Ah Barbaarinta Ilmaha..…. 66
- Sida Ilamaha Caqiidadiisa Loo Ilaaliyo…………...…… 98
CUTUBKA 5AAD
- Kala Cabasho Raga Iyo Dumarka iyo!!!
- Maxay Nimanku Nooga qarsadaan Jacaylka? ………… 97
- Ma Dooneysaa Gabdho Ka Fiican Gabdhaheenna? ......99
- Dhibaatooyinka Internetku Ukeeno Qoyska………….101
- 50-Jir Aan Weligiis Guursan……………………………. 116
- Dumaroow Iska Qosla Ragowna Ila-ooya (Sheeko Gaban)………………………120
- Qiimaha hooyadu leedahay (Carays Ciise Kaarshe) hooyadu waa lama
huran…….. 122
- Qisadi al-baraa binu maalik al-ansaari……………..….126
- Dardaaran…………………………………………………..135
La xiriir: Cabdirisaaq Ismacil Xaashi ( Cirro)
Nairobi - Kenya, kala xiriir Email :-
cirrotiif@hotmail.com
Telefoon +254-722-928442
Faafin: SomaliTalk.com
|