SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
QORMADA MAANTA:: Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Daabaco Boggan | Print

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri

Somalia: The Other (Hidden) War for Oil

Freedom for Ogaden, the West’s Last Choice in Africa

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA

:::QUIXTAR:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji

Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee Magaalada Laascaanood.
 
May 11, 2007 By: Cabdifataax cali cabdi

Laascaanood (somalitalk.com);-

Masaajidka Ramadaan ee Magaalada Laascaanood oo ku yaal bartamaha magaalada  ayaa haatan waxaa soo foodsaraay dadka ku tukada masjidkaasi cidhiidhi dhinaca masaajidka ah,iyadoo dadka masaajidkaasi ku xidhani ay intooda badan ku tukadaan banaanada masjidka.

Masaajidkan oo ku yaal Suuqii hore ee Xoolaha ayaa waxaa ku hareeraysan dhismayaal si sharci daro ah looga dhisay goobahaasi,kuwaasi oo cidhiidhay Masaajidka.

Gaadiidkii oo dadkii tukanayey dhex maraya & dhulka la baneeyey.

Gudiga massjidka Ramadaan ee magaalada Laascaanood ayaa haatan wada qorshe ay masaajidka dhismihiisa ku balaadhinayaan,iyagoo mudo ka horna dhaqaale loo ururiyey ku baneeyey dhul dad daganaayeen,kuwaasi oo haatan lagu tukado.

 

 

 

 

 

 

Gudiga masaajidka ayaa haatan sidoo kale wada dhaqaale ururin la xidhiidha balaadhinta iyo fidinta masjidka oo ku yaal Suuqa ugu dadka badan Magaalada Laascaanood,waxaana ay gudigu bulshada khayrka jecel ugu baaqayaan in ay ka qayb qaataan balaadhinta iyo fidinta Masaajidka Ramadaan.

sidoo kale waxay gudiga masaajidku kacodsanayaan dhamaan umadda islamka meel walba oo ay joogaan dibad iyo dalba in ay  masaajidka ilaah nala balaadhisaan sidii aynu ugu heli lahayn dhul masaajidka loogu daro waxaana dhulka masaajidka loo durkin lahaa degan dad dan yar ah oo aan dhulka in ay inaka iibiyaan  mooyee ina siinayn dadkaasi waxay markaa u baahan yihiin dhaqaale dhulkaa looga iibiyo ka dibna lagu daro masaajidka taasina waxay walaalayaal u baahan tahay dhaqaale intiina warkani gaadho iyo inta kale ee jecel qayrkaba waxaanu u soo bandhigaynaa ka qayb qaadashada kordhinta masaajidka Ramadaan lascaanood

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudiga Masaajidka oo kala ah Xaaji Yuusuf Jaamac Cali tel-00252-7412910-.Max'ed X.Max'uud Aw Cali (Darawal)tel-00252-24498311-email darawal114@hotmail.com iyo Iimaamka Masaajidka oo ah Sh Aadan Cismaan C/Laahi tel 00252-24494926 ayaa waxaa ay bulshada ugu baaqayaan in laga qayb qaato fidinta Masjidka Ramadaan ee Magaalada Laascaanood.

Cabdifataax cali cabdi

somalitalk.com laascaanood

maxamed_okok@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 13, 2007
 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com