WAXAA JIRA IN 3
WIiL OO SOMALIYED LAGA AFDUUBAY XEEBTA BOOSAASO LAGUNA XIRTAY XABSI KUYAAL
THAILAND, HALKAASO LOOGU GEESTAY JIRDIL, LOONA HEESTO MADAX FURASHO.
SIDAAS
DARAADEED WAXAA DHAMMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DUNIDA DACALADEEDA
LOOGU BAQAYAA IN LA ABAABULO BANNAAN BAX BALAARAN OO LAGAGA SOO HORJEEDO
TACADIGA IYO AFDUUBKA LAGULA KACAY 3 DA DHIBANE EE SOOMAALIYEED TAASO
AY FULIYEEN SHIRKADA SOMCAN IYO DALKA THAILAND.
HADDABA BANAAN
BAXAAS WAA LAGAMA MARMAAN IN SI DEG DEG AH LOO DHIGAA, HADEEYSAN UMMASDA
SOOMAALIYEED IYADU ISUGURMAN OO EYSAN CADAWGA ISKA FUJIN CIDINA UMMA
MAQNA CEELNA UMAQODNA, MAXAAYELAY 3 DA WIIL EE SOMALIYEED OO AFDUUBKA LOOGU
KAXESTAY THAILAND AYAA MAXKAMAD LOOGU TALAGALAY IN SI XAQ DARRO AH LAGU SAARO
AMA LAKEENO 24.04.06.
MAHADSANIDIIN
Qore: Xasan Cubeed Aadan (Seed)
Nabbadon@hotmail.com
Tel. 45-20456217
Denmark
Waraysi laga Soo Qaaday 3-da Soomaalida ah ee
ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland ee iyagoo wata hawshii Dowladdu u
Xilasaartay la qafaashay.... Akhri...
EMAILADA
XABSIYADA THAILAND:
Xabsiga bangkwang
= kwang_bang@hotmail.com
Xabsiga klomg prem =
klong_prem@hotmail.com
Websiteka Xabsiga ugu
Weyn Thailand:
http://www.bangkwang.net/
DFKMG, DGPL iyo THAILAND:
»Waraysi
ku Saabsan 3-da Soomaalida ah ee Ku Xiran Bangkok, Thailand
(Idaacada Australia)
Warqaddii ay DGPL u dirtay Dowladda Thailand:
Markii la waayey saddex Soomaali ah oo ka
tirsanaa ciidanka Booliska Daraawiishta Puntland oo saarnaa markab kalluumaysato
oo sita calanka Thailand, ayaa Dowlad Goboleedka Puntland waxay warqad u direen
Dowladda Thailand ay ku weydiisanayeen in la sii daayo saddexdaas muwaadiniinta
Soomaaliyeed. Warqadii oo tarjuman ka akhri halkan....
Wasiirka
Arrimaha dibada Boqortooyada Thailand, magaciisu waa: Dr. Kantathi Suphamongkhon,
waxaana jagadaas loo doortay bishii Maarso 11, 2005, (waa xilli ku beegan
markii saddexda Soomaalida la waayey), telefoon kiisuna waa: (662)
643-5333.
Websiteka
http://www.mfa.go.th/web/6.php
Xafiiska guud ee arrimaha dibadda ee
dawladda Thailand u qaabilsan xiriirka dadweynaha waxaa lagala xiriiri
karaa:
Foreign Office, The Government Public Relations Department,
Bangkok, Thailand,
Tel: (66-2)618-2323 ext. 1700,
Fax: (66-2)618-2358,
E-mail: prforeign@prd.go.th
Website:
http://thailand.prd.go.th/index.php