QORE: ABDINUR MAHAMUD (QURUX)
amohmoud@hotmail.com
waxaan kula tali lahaa DADKA SOOMAALIYEED, waxaan "TV" ka daawaday magaalo
GOMA layiraado oo ku taal dalka ZAIRE (DR-CONGO) oo dadka magaalada ku nool
maaro looga waayey cunista hilibka DAANYEERKA 1976kii taariikh aan filayo.
taas oo kadibna ay ka qaadeen cudur sababay in magaaladii oo idil
"KARANTIIL" looga dhigay oo dadkii ay wax yar ka badbaadeen.
AIDS-ka oo aan isagana ognahay in dhiiggiisu yahay HIV halka human-ka uu ka
yahay "A, AB, O" IYO "D" ma hubo. ayaa isagana loo malaynayaa in ZAIRE ay
ahayd halka adduunka cudurkaas u keenay oo ay ka soo qaadeen dhiiggii
DAANYEERKA. WAAYO qofka inta uusan AIDS-KA qaadin waxaa ku dhaca HIV-VIRUS
kadibna waxaa ku dhasha infectionka AIDS-KA.
waxaa kale oo aan maqaal ka akhriyey in dadka ku nool ZAIRE ay yiraadeen
cudurkaan AIDS-KA waxaan naqaanney ilaa 1000 sano ka hor.
waxaan haddaba dadwaynaha Soomaaliyeed kula talin lahaa waxaan ogsoonnahay
in qof xanuunsan uu wax kasta nafta ku biimeeyo hase ahaatee walaalayaal
ogaada : CUNITAANKA HILIBKA DOOFAARKA IYO EEY-GA WAXAA ILAAHAY NOOGA
XAARAAMEEYEY ILLAA WAA MASAAKIIN XAYAWAAN ILAAHAY AH WAX KALE MAAHA EE
SABABTU WAXAY AHAYD: WAA JEERMIS AAN DHIMANAYN KAAS OO UU DADKA U GUDBINAYO.
WAXAY ILA TAHAY : DHURWAA ASAGA ILAAHAY CAQLIGAYAGA AYUU NOO DAAYEY OO LA
ISKUMABA QABAN.
WAXAY KALE OO ILA TAHAY DHURWAA WAXAA KALIYA OO CUNI KARAA WAA DHURWAA
KALE.
QOFKU WAA INUU OGAADAA ORAAHDA TIRAADA: YOU ARE WHAT YOU EAT ( WAXAAD TAHAY
WAXAAD CUNTO ). CUDURADAAN DADKA HAYA HA OGAADAAN AWALKII HORE AYAY WAXAYBA
KA TIMID WAXAY CUNEEN.
ILAAHAY HA INA CAAFIYO DHAMMAANTEEN AAMMIIN.
AAN ILAAHAY U NOQONNO OO ISKA DHAAFNO DHIIGGA ISLAAMKA OO SAHALKA LOO DILO,
HADDII KALE CUDUR, JINNI KAA DUL QAYLINAYA , RIYO NAXDIN LEH, BAQDIN, CIQAAB
ADDUUN, CADAAB AAKHIRO IYO NASRI LA'AAN AYAAN LA KULMAYNAA. ALLAAHUM MA
NAJINAA .
DANBIILAYAAL AYAAN ISU ARKAYNAA OO KA CARARAYA IN DAWLADI DHALATO ILLAA
DHIIG AADANE AYAAN QABNAAYE SIDA AAN HADDABA ARAGNO.
DADKU WAXAY KA CABSANAYAAN IN HADDII DAWLAD DHALATO QOLO DIYO U QABSATO AMA
DACWAYSO, SIDAA DARAADEED FAWDO IYO QUSHMAAN IYO KALA DANBAYN LA'AANTA AYAA
DANBIILUHA DANTU UGU JIRTAA.
WAR DADYOHOW SIDA ISU DHAAMA OO YAAN DANBIILAYAASHA LOO XABBISNAAN
!!!!!!!!!!!!! DADKII WAA BAABA'AY OO DHURWAAGA IYO DADKA AAD ETHIOPIA KA
RAADINAYSAAN LABADUBA DAD LABADABA HILIBKOODA CUNA AYAY KA CARAREEN.
WABILAAHI TAWFIIQ
QORE: ABDINUR MAHAMUD (QURUX)
amohmoud@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Sept 11, 2006
»Baydhabo:
Guri ay Martidiisu Gubeyso! | Taysiir
»Baydhabo:
Dagaal ma Fadaannaw... | A. M. Yusuf
»IGAD:
Musiibo loo soo diray Soomaaliya! | Diiriye
»Geeridii
naxdinta lahayd ee sarihii mataanaha ahaa
»IGAD
MA WAXAY NOOGU YABOOHAYSAA (ARMY & AIDS)? FAALO
»DONOQI QUFACDAY
MEEL LAGA RAACAYNA MA OGEE HORTA XAGEE
»Maxaa sababay in
uu hoos u dhaco dhegeysiga Puntland ee...
»WARAABAHA
HILIBKIISA OO LA SHEEGAY IN LA ISKU DAWEEYO
»Muxuu ku
salaysnaa shir-madaxeedkii IGAD ee Magaalada Nairobi?
»Baaq-qaylo
dhaameed (Golaha Wadatashiga & Iskaashiga...)
»Wiil Soomaaliyeed oo mudo 16-sano ku dhibaataysan Baydhabo
»Adigoo jiran
haygu soo noqonin!!! | M. Macallin
»Warsaxaafad:
Cambaarayn dawlada Kenya | Eng. Idiris
»Warsaxaafad: SOO
DHOWEYN HESHIISKII KHARTOUM | Eng. Yarisow
»IRAN WAA CADAW
ARXAN-DARAN OO SUNIGU LEYAHAY | Khalid