SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - GARGAAR

FLOODS FUNDRAISING EVENT


Shir Gargaar loogu ururinayo Dadka ku tabaaloobey Fatahaada Webiyada Soomaaliya

Gudiga Caawinta Daadadka Soomaaliyeed waxay soo qaban qaabiyeen shir lagu caawin doono umada Soomaaliyeed oo ku dhibaatoobay Fatahaada Wabiyada Shabeele & Juba ee Somalia. Waxaa arintaa kala shaqaynaysa hay’ada ARHA.

Goorma, xaggee? Hoos ka akhri......


Somali Flood Relief Fund Agency will be holding an event to help the needy and the victims of recent floods of Webi Shabelle and Jubba in Somali

Key facts

  • There are about more then 1000,000 families displaced
  • About 9 people was eaten by crocodiles
  • In Dadaab refugee camps it destroyed the homes of about 3,000 refugees who recently fled from Somalia.
  • Disease such malaria, Cholera, diarrhea, has effected most of the flooded areas and survivors.

Maatadii oo ina sugaysa

Maatadii oo biyo go’doomiyeen
Gudiga Caawinta Daadadka Soomaaliyeed waxay soo qaban qaabiyeen shir lagu caawin doono umada Soomaaliyeed oo ku dhibaatoobay Fatahaada Wabiyada Shabeele & Juba ee Somalia. Waxaa arintaa kala shaqaynaysa hay’ada ARHA.

Arimaha ugu daran oo hada taagan:

  • Waxaa ku naf waayey 100 ruux inkabadan.
  • Ugu yaraan 9 kamida waxaa cunay yaxaas iyo bahallo kale.
  • Waxaa ku barakacay hal malyan oo qof in kabadan
  • Waxaa ku dhamaaday
  • Duunyadii iyo Beerihii iyo dalagii kasoo go’ayba.
  • Waxaa kadilaacay cuduro halis ah sida: Malaariya, Shuban biyood iyo kuwo kale oo badan.
  • Sedex kun oo kamida Qaxootiga Dhadhaab ayaa iyana ku barakacay.

    Gudiga Caawinta Daadadka waa gudi loo sameeyey inay latacaalaan masiibaada rabaaniga ah ee ka dhacday soomaaliya intii awoo dood ah iyagoo ay wada shaqaynayaa Hay’adaha Sama falka sida ARAHA.

    Waxii dhaqaale ah waxaad toos ugu shubi kartaa Account-ka loo furay dhibaatadaan (ee hoos ku qoran)

    Waxaad kala soo xiriiri kartaa cawinaadaadana kusoo diri kartaa ciwaanaadaan hoose. 

Contact Numbers:  
SH. ABDISALAM ADAM : 612- 227-3933 
SH. MOHAMED ISSA : 612-310-3833 
ARAHA OFFICE AT 612-781-7646 
OR 
YOUR CLOSEST MOSQUE IN MINNESOTA 

Please donate to:  
ARAHA – Somali Flood Relief Fund 
2218 Central Avenue NE  
Minneapolis, MN 55418 
Put your donation checks/Money orders payable to: 
 
ARAHA – Somali Flood Relief Fund

ACCOUNT NUMBER: 
291070001 – 9752449971 
 

KEY SPEAKERS
    • FARAH MO’ALLIN – A KENYAN FORMER MP –WELL KNOWN POLITIAN IN EAST AFRICA.
    • SH. ABDIRAHMAN SH. OMAR
    • SH. ABDIRAHMAN SHARIF
    • SH. ABDISALAM ADAM
    • ARAHA – MEMBER
    • SULDAN IBROW
    • NABADOON MOHAMED GOODAX BARRE
    • MOHAMED ALI NUR [GACAMAY] 
       

EVENT WILL BE AT

AUGRSBURG COLLEGE

FOSS CENTER

625 22ND AVE SOUTH

(RIVERSIDE AND 22ND AVE. SOUTH)

MINNEAPOLIS MINNESOTA

DATE: SUNDAY DEC 3, 2006

TIME: 4:00PM TO 7:00PM


Sawirada Fatahada Webiga Halkan ka daawo

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD