SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  MINNEAPOLIS

Tacsi Tacsi Tacsi 

Marxuum Xasan Yoonis Habane oo ku Geeriyoodey Hargeysa

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN 

Anaga oo kala ah Yuusuf Budle (Sacad)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Minnesota, Dr. Maxamuud Maxamed Nuur (Dr. Abaayo), Shiikh Sacad Muse Rooble, Dr. Siciid Faahiye- Gudoomiyaha Confederation of Som. Community in Minesota, C/xakiin Xaaji Siciid, Dr. Jaamac Hirad, Cumar Xasan Ahmed, Daahir Macallin Jibriil (Maax), Ing. Ismaaciil Goorshe, iyo dhamaanba aqoonyahanada, culimo awdiinka, odayaasha iyo shicibka reer Somaliland ee degen gobolka Minnesota  waxa aanu tacsi u diraynaa dhamaanba xaaskii, ubadkii, ehliyaddii iyo asxaabtii uu ka tegay

 “Marxuum Mujaahid Xasan Yoonis Habane” 

oo maalintii shalayto ahayd ku geeryooday magaaladda Hargeysa. Waxa aanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistii janada ka waraabiyo. Aaaamiiin, aaaamiiiin, aaaamiiiin

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 27, 2006

 



Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com