SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  WARAR
Daabaco Boggan | Print


Qaadka ayaa Xakuma Ganacsiga Soomaaliya


Fadeexada Paltalkga: iyo Dulmiga Walaasha Muslimada ah. GUJI....

:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...

 


Ardayda wax ku barata Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad ee magaalada Muqdisho ... AKHRI...


Passport Somalia
Maxakamadaha oo diidey Baasaboorka Cusub... Guji...

:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya

Su'aalihii caafimaadka ee sannadkii 2001 uu ka jawaabey Dr. Ibrahim.
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
 
:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI


Nov 18, 2006
  • Muqdisho: Saameyn intee la eg ayuu ku yeeshay Bandowgii lagu…
  • Qaad fara badan oo markii saddexaad lagu gubey Muqdisho..
  • Sheikh Shariif oo soo saaray go’aano gebi ahaan lagu mamnuucay Qaadka..

Muqdisho: Saameyn intee la eg ayuu ku yeeshay Bandowgii lagu…

Waxaa habeenkii labaad galay bandowgi lagu soo rogay Magaalada Muqdisho, waxaana dariiqyada magaalada dhooban ciidamo ka socda Maxaakiimta islaamiga ah, bandowgaan ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed, waxaana ka mid ah dadkii lahaa Makhaayadaha, iyagoo sheegay in habeenkii ugu horeeyay ee bandowga lagu soo rogay lagu deg degay, waxayna ahayd in subixii lagu dhawaaqo si aan uga tabaabusheysanayo, sidoo kale Haweenka ka ganacsada Caanaha ayaa waxaa ku baaray caanihii ay gadi jireen, sidoo kale iyana Shaqaalihii Isgaarsiinta ee habeenkii shaqeyn jiray ayuu bandowgaasi saameyn ku yeeshay, sidoo kale weriyaasha habeenkii shaqeeya ayaa iyana waxa uu ku yeeshay saameyn, gawaaridii BL-ka ahaa ee gaari jirtay 10:30-ka habeeni ayuu saameyn ku yeeshay, waxaa kaloo uu saameyn ku yeeshay Haweenkii Biibitooyinka shaaha ka gadi jiray.

Isku soo wada duuboo dadka qaarkii waxay qabaan in bandowgaan lagu deg degay. “Meeshii bandow lagu soo rogaa barako ma yeelato, dib u raac bandowyadii lagu soo rogay qaar ka mid ah wadamada caalamka halkii ay ku dambeeyeen” ayuu yiri Nin Odey ah oo intaa sii raaciyey “Bandowga dhan waa caburinta bulshada, taasina mid soconeysa maaha ee waa in la qafiifiyaa”. Dad kale oo bulshada ka mid ah ayaa iyagu si aad ah ugu faraxsan bandowgaasi oo sheegay in maxaakiimtu ku dhaqaaqeen fal bulshada faa’iido u leh, waayo waxay sheegeen in laga joojiyey wax dib u dhac u keenay Bulshadan, waxayna yiraahdeen howshiina halkaas ka sii wada hana u jixin jixina kooxahaas warxumo tashiilka ah ee doonaya in uu wadanku sidaan ku sii jiro.

Qaad fara badan oo markii saddexaad lagu gubey Muqdisho..

Diyaarad shalay ka soo degtay garoonka Diyaaradaha ee Nambar Kon ayay ciidamada Maxaakiimtu gacnata ku dhigeen iyadoo qaadkaasi, markii dambe Maxaakiimtu ay keeneen siinka Dheer oo u dhexeeya Afgooye iyo Muqdisho halkaas oo ay ku gubeen meel fagaare ah.

Ganacsatada qaadka keenta ayaa waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan qaadka inta looga ogolaanayo in ay ka ganacsadaa, hase yeeshee Maxaakiimta islaamiga ah waxay sheegeen in ciddii lagu arko la ganaaxi doono, waxaana shalay oo dhan Magaalada Muqdisho baaritaan lagu hayey gawaarida, waayo waxaa la sheegay in qaad aan sidaasi u weyneyn ay ganacsato kala baxsadeen garoonka Diyaaradaha ee Nambar Konton.

Sheikh Shariif oo soo saaray go’aano gebi ahaan lagu mamnuucay Qaadka..

Ciribtirka Cunitaanka iyo Ka Ganacsiga Qaadka
Soomaalida Minnesota oo isku ballansaday In ay Cunitaanka Qaadka ka Cirib Tiraan Gebi Ahaanba Meel ay Soomaali Kaga Nooshahay Dunida Guud Keeda... Guji...


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...

Guddoomiyaha guddiga Fulinta ee golaha Maxaakiimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay soo saaray wareegto lagu mamnuucayo gebi ahaanba qaada cunistiisa iyo ka ganacsigiisa, waxa uuna sheegay in ciddii lagu helo iyadoo ka ganacsaneysa Qaadka la ganaaxi doono 7 Milyan oo Shilin Soomaali ah, qofkii cunayana la ganaaxi doono 5 Boqol oo kun oo Shiilin soomali ah.

Sharcigaan oo dhaqan galay Maalintii shalay ahayd ayaa waxaa soo dhaweeyay inta badan bulshada Soomaaliyeed, waxayna meesha ka saartay tuhunkii maalmahan la waday ee ahaa in ay Maxaakiimtu ku kala qaybsan yihiin gubista qaadka.

Joojinta qaadkaan waxa uu bilowday markii Dowladda Kenya ay sheegtay in aysan wax diyaarad ah tagi Karin Gudaha Dalka Soomaaliya, ha sido qaad ama rakaab kale waana midda keentay in Maxaakiimtu ay kaga faa’iideystaan.

.. Sweden: Dumar Soomaali ah oo qaad dacwad loogu soo oogay

.. Taliye Qoor Gooye: Waa nin argagax ku haya Muqdisho

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 18, 2006


Wasiirka Arrimaha Gudaha DGPL oo waayay taageerada odayaasha Gobalka Nugaal
Kulan looga hadlayay ammaanka gobalka Nugaal ayaa Guji

Banaanbax Rabshado wata oo ka dhacey magaalada Muqdisho
Bannaanbaxan oo ay dhigeen dadka ka ganacsada Qaadka ayaa... Guji... Nov 13

»Xarrunta dhaqanka Muslimiinta dalka Denmark oo dab lagu weeraray

ONLF oo Digniin u jeedisey Shirkadda Lundin ee reer Sweden
Kaddib markii Ethiopia ay heshiis 25 sano ah Lundin kula gashay in ay shidaal ka baarto "Gobolka Soomaalida"...
Guji..

Warar GooGoos ah: Nov 16...
»Warar ku saabsan xaaladda Deegaanka Bandiiradley..
»Baaq ka soo yeeray Golaha Dhaqanka..
»Maamulka Gobalka Sh/hoose oo..
»Ciidamada Maxaakiimta oo shalay gubay..
»Maxaakiimta Islaamiga ah oo soo saaray sharciyo..
»Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midowbay oo
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... Guji...

DFKMG oo ay saameyn ku yeelatay joojintii Duulimadyada Diyaaradaha ee Kenya
»Nin ganacsade ah oo si xun loogu dilay Nairobi..
»Banaanbax ay shalay dhigeen shaqaalihii iyo..
»Afar qof oo ku dhimatay god Kaawo ah oo ku yaal Kaaraan
»Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo shalay furay...
»Dowladda Kenya oo ganaaxday labo Diyaaradood oo..
»Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed oo xusay Sannad..
»Diyaarad ay ciidammada Xoreynta Ogaadeenya ka gubeen
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Nov 15

Odayasha Gobolka Nugal ayaa ka baaqasadey kulan wasiirka arrimaha Gudaha DGPL
iyo xisbiga Ramaas oo magacabay Afhayeen xisbiga ee dalka Suudaan... Guji...

Dowlada dalka kenya oo xidhay labo diyaaradood oo ku xadgudbay wareegatadii lagu mamnuucayey..

Nin Soomaali ah oo lagu Diley Koonfur Afrika
Maxamed Cabdi Faarax oo ahaa Ganacsade ayaa... Guji..

C/qaasim: Kenya waxaan leeyahay Joojinta Qaadka ummaddu u Gaajoon meyso
»Deeq la gaarsiiyey Asad Aadan Turaabi...
»C/qaasim oo ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed in ay..
»Xiriirkii u dhaxeeyey Maxkamadaha iyo Kenya oo soo..
»C/llaahi Yuusuf oo kulan degdeg ah la yeeshey..
»kooxda Dekedaha oo xaflad dhiiragelin ah u sameeysey..
»Golaha Midnimada iyo Badbaabada oo si taxadar leh u soo..
»Idaacad loogu magac darey Xurmo oo laga furey Muqdisho..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Nov 14

Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Gaaray Waqooyiga Bandiiradley...
Ciidanka Daraawiishta oo wata baabuurta gaashaaman ee dagaalka ayaa gaaray... Guji... Nov 13

Wararka Dagaalkii Ka Dhacay Bandiiradley...
»Gen. Cadde Muuse oo u ambabaxay aagga Bandiiradley...
»DGPL iyo Maxkamadaha oo midba kan kale eedeeyey...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...

Sh. Shariif oo ka hadlay Dagaalkii Bandiiradley
»Maamul Puntland oo sheegay in Maxaakiimta ay soo..
»Ciidamo Itoobiyan ah oo u soo dhaqaaqay..
»Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii Bandiiradley..
»Markabkii laga afduubtay Ceel-Macaan oo shalay ku soo..
»Diyaarado sida hub oo gaarey Magaalada Gaalkacyo..
»Hay’adda Danwadaag oo Waxqabadkeedi kusoo bandhigtay
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... Guji... Nov 13

Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso..
Muxamed Axmed Xaashi (Al-Qaadiri) ayaa ka digey in.. Guji...

Maxaakiimta inta ay ka taliyaan oo uu kasocdo  dhul boob si xoog leh loogu hayo Goobihii Qaranka...
»Kenya oo joojineysa Duulimaadka Diyaaraha Soomaaliya
»Ra’isul Wasaare Geeddi iyo Golihiisa Wasiirada..
»Maxkamad Islaami ah oo looga dhawaaqay..
»Gole la magac-baxay golaha Suugaanleyda oo..
»Hablo u shaqaynayay Radio Hargaysa oo labiska Xijaabka..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Nov 12

WARARKA KALE EE NOVEMBER 2006


Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo Caariyey Xeebaha Soomaaliya...

 Waxaa maalintii shalay ahayd xarunta DBG Daryeel Bulsho Guud lagu soo bandhigay wax qabad ay sameeyeen tababarayaal ay Hay’addaas u tababartay ka hortagga Haamanka Sunta xanbaarsan ee ku soo caariya Xeebaha Soomaaliya., waxaana halkaa lagu daawaday shan iyo toban haamood oo ku soo caariyay xeebaha Soomaaliya, laga soo bilaabo 2004 ilaa 2006 kuwaasoo ku soo caariyay Xeebaha Kismaayo, Cigo, Warshiikh, Jamal, Faax, Xiin Dawaco, Gaan iyo Degaano kale, waxayna Hay’addu sheegtay in ay ku guuleysatay inay wax ka qabto qaar ka mid ah haamankaasi kuwa kalena waxay hay’addu sheegtay in ay u baahan yihiin hawl intaa ka sii baaxad weyn. WARKAN OO DHAN AKHRI....


Su'aalihii caafimaadka ee sannadkii 2001 uu ka jawaabey Dr. Ibrahim.

Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD