SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  WARAR
Daabaco Boggan | Print


Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya


Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers
Waxana ay dalbanayaan in shuruud la'aan lagu siidaayo 3da dhallinyarada ah ee ku xiran Thailand...
Guji...


ciidQaabkii looga Ciiday Suuriya, Badhan, Garoowe, Nairobi iyo Minneapolis St.Paul..
Kenya: Maxaakiimta Islaamiga ee Soomaaliyeed oo goob fagaare ah laga taageeray iyo Somaliland oo loogu baaqay in ay degdeg u siideyso Sheekha ku jira xabsiga Hargeysa Guji...
markabNin reer Thailand ah oo Bosaso lagu Afduubay...
Nin u dhashay dalka Thailand ayaa waxaa loo afduubay 3-da dhallinyarada ah ee ku xiran Thailand sida ay.... Guji...


Ciise Dholawaa oo Waraysi dheer la yeeshay Maxamed Yaasiin Ismaaciil:.. Qaybtii koowaad ee Waraysiga... Guji...


Ugaaska Beesha Mareexaan oo Barre Hiiraale ugu Baaqay in uu Qaato Nabadda..: Sidaas waxaa yiri Ugaaska beesha Mareexaan ahna afhayeenka salaadiinta beelaha Daarood.. Guji....

Baaritaankaas jariidada waxaa ka dambeeyey in European Green Party ay warbaahinta u soo bandhigeen isla mar ahaantaasna ay baarlamaanka Yurub u gudbiyeen nuqullo kamid ah heshiis ay kala saxiixdeen labadaas shirkadood iyo nin matalayey "madaxweynihii maamulkii Muqdisho markaas" Cali Mahdi Maxamed, heshiiskaas oo ahaa in Soomaaliya lagu duugo sun [toxic waste] miisaankeedu dhan yahay 10 million tonnes, taas oo looga beedeshey $80 million oo doolar. Ilaa xilligaas wixii ka dambeeyey Cali Mahdi waxa uu diidanaa in uu arintaas ka hadlo, in kasta oo baarlamaanka Talyaanigu baaritaan dambe oo uu sameeyey uu ku cadeeyey in heshiiskaasi dhacay.
http://www.somalitalk.com/sun/

Culumada Masaajidka Abuubakar ee islii oo Baajiyay Riwaayad lagu dhigi lahaa Kaniisad

Shariif Xasan: "Geeddi wuxuu Caqabad ku yahay Dib u heshiisiinta Soomaaliya"

Sheekh Qorane “’iyadoo uusan dhiig ku daadan ayaa  Maxkamado Islaami ah ka hirgeli doonaan Puntland..

Sh. Maxamed Ismaaciil ma beenin Jiritaanka Cajalada Video-ga...

:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji

Dowlada dalka kenya oo xidhay labo diyaaradood oo ku xadgudbay wareegatadii lagu mamnuucayey duulimaadka soomaaliya.

Dowlada kenya ayaa xidhay labo diyaaradood oo mid ay iska leedahay Q.M kuwaasi oo ka tegay Soomaaliya kuna degay Garoonka Jommo Kenyatta ka dib markii ay ku xadgudbeena xayiraadii ay kenya kasoo saartay dalkeeda oo dhaqan gelayey maalinta isniinta oo ku beegmnayd shalayto .

Arintan lagu mamnuucay diyaaradaha kasoo dega soomaaliya meelo kamida ayaa lala xidhiidhinayaa sida aan kasoo xiganay warar xogogaal ah oo laga helayo dalkaasi kenya inay tahay sabab xagga amniga ah ka dib markii Mareykanka uu ka digay khatar ka imaan karta koonfurta soomaaliya hase yeeshee isla shalay oo ay dhaqan gashay xayiraadda ayaa waxay dhibaato gelisay duulimaad Q.M ay leedahay iyo mid ganacsi oo ka tegay magaaladda Muqdishu.

Sarkaal u hadlay dalka kenya ayaa xaqiijiyay xadhiga labadda Diyaaradood.

Afahayeenad u hadashay Q.M ayaa iyana xaqiijisay xadhigaasi diyaaradda Q.M ee shalay iyada oo tidhiw" Diyaaaradda Q.M waa ay soo degtay xilli kooban ayaa la xidhay dadka saarnaa balse makii dambe waa la sii daayay" ayay tidhi haweeneyda Afhayeenadda u ah Q.M ee ka hadashay magaaladda Nairobi.

Hase yeeshee Afhayeenadda waxay intaasi sii raacisay in Q.M ay imminka kala hadleyso wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Kenya sidii loo fasaxi duulimaadyadda bina’aadanimada ee taga Soomaaliya.

Duulimaadka kale ee ganacsiga oo ay la lahayd shirakadda African Express ayaa waxaa saarnaa 36 rakaab oo iyagu sheegay in loo diiday in ay ka baxaan garoonka Jommo Kenyatta ka dib markii diyaaradooda ay ku degtay garoonkaasi iyaga oo ka tagay Magaaladda Muqdishu.

"Waxaa na gula amray in aan garoonka ka bixin ilaa ay ina fasaxaan mas’uuliyiinta sare" ayuu yiri Ilyaas Barre shiil oo ah siyaasi ka tirsan gobolada wajeer ee soomaalidu degto ,oo kulamo la qaatay dhowaan golaha maxaakiimta islaamiga ee muqdisho.

Si kastaba ha ahaatee mamnuucistan laga mamnuucay diyaaradaha soomaaliya ayaa kusoo beegantay xili uu wasiirka arimaha dibada dfkmg ahi sheegay in diyaaradaha laga mamnuucay meelaha ay ka taliyaan golaha maxaakiimta islaamiga ah ,waasiduu hadalka u dhigaye balse ay masuuliyiinta golaha maxaakiimtu ay dadaalo ugu jiraan sidii laysugu furi lahaa duulimaadka kenya .

yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiin2006@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 15, 2006


Warbixin: Jawrfalka lagula kacay Ardayda Dugsiga Sare ee Gambool - Garoowe
Ramaas Ciiroiyo Warsaxaafadeed: Xisbiga Ramaas oo Dhaliilo iyo Talooyin usoo jeediyey Wasaaradda Waxbarashada DGPL Guji... Oct 27

 



Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD