SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAYAAN

Ku: Madaxda maamulgoboleedka Puntland,Isimada iyo Wax Garadka Puntland
Ka: Wax Garadka Reer Puntland ee Minnesota, USA 

Taageerida Nabada iyo Kaladanbaynta Puntland 




Sawiro badan oo sannadkan 2006 laga qaaday goobihii ugu bilicda samaa xamar ka hor 1991 iyo sida ay hadda yihiin, la soco sawirada kale... waxaana sawiradaas qaaday Muuse Maxamuud Jiisow
Sawirka hoose waa Baarlamaankii Soomaaliya ka hor burburkii Soomaaliya

Sawirkan Xamar waxaalaga qaaday 1984, waxaana laga sawiray dhanka Xeebta badweynta Hindiya, waxaana sawirka ka muuqda Hotel Curuba | Isha saiwkan: www.swan.ac.uk

Minneapolis, Minnesota, USA, 03/17/06 Anagoo ah jaaliyada reer Puntland eek u nool gobolkan, waxaan soo jeedinaynaa baaqan ka gadaal dhacdadii  kadhaday magaalo madaxda Puntland, Garoowe ayaan  waxaan soo saaray bayaankan aan ugu talo galay inuu gaaro ummada reer Puntland gaar ahaan kuwa dalka ku sugan iyo madaxda maamulka,isimada, culumaa’udiinka iyo waxgaradkaba. 

Soo saarayaasha bayaankan oo isugu jira odayaal, dhalinyaro, aqoonyahano, culumaa’udiin, haween waxay ka damqadeen dhibkii ka dhacay magaalada Garoowe waxaan soo jeedinaynaa qodobadan. 

1.      Waxaan u tacsiyaynaynaa ehaladii dadii ku geeriyooday shilkii ka dhacay Garoowe. Waxaana aad uga xunahay wixii dhacay.

2.      In shacbiga reer Puntland meel uga soo wada jeestaan wixii xasilooni daro galin kara nabada gobolka.

3.      In shacbiga reer Puntland ay wax walba ka hormariyaan danta caamka ee ummada ka wada dhaxaysa

4.                        In shacbigu uu adeeco madaxa maamulka Puntland, masuuliyiintuna waa inay  daacadnimo umuujiyaan  shacabka ay matalaan.

5.      Ugu dan bayntii, hadii aan nahay reer Minnesota marna taagerimayno in khilaafka afkaarta lagu xaliyo gacan ka hadal.  

Halkan waxaa ku lifaaqan magacyada dadka soo gudbinaya bayaankan. 

  • 1.      Abdulkadir Mahamed Mohamud (Qoordooro)      
  • 2.      Abdulkadir Dahir Abdalla        
  • 3.      Mohamed Abdi Ciise              
  • 4.      Farhan Ali Hussein (Cali Qayle)     
  • 5.      Idiris Hassan Mohamed (Lugo god)           
  • 6.      Yoonis Ahmed Shiikh Ali        
  • 7.      Abdinasir Aadan Sooldaad      
  • 8.      Axmed Maxamed Warsame(Axmed Gurbe)          
  • 9.      Cismaan Axmed Sheekh         
  • 10.  Siciid Axmed Warsame(Siciid Gaashaan)   
  • 11.  Ciise CaliBarre                        
  • 12.  Siciid Faahiye                          
  • 13.  C/laahi Xaashi                         
  • 14.  Maxamed Warsame                
  • 15.  Maxamed Xuseen Cismaan     
  • 16.  Siciid Xuseen Maxamed          
  • 17.  Maxamed Maclin Maxamuud  
  • 18.  Cabdinaasir Xasan Maxamed  
  • 19.  Xaawo Muuse Cabdi              
  • 20.  Maxamed Cabdi Cismaan       
  • 21.  Siciid Maxamed Warsame       
  • 22.  Nuuradiin Xaaji Cilmi              
  • 23.  Cismaan Maxamed Cali (Cismaan khalaf)  
  • 24.  Jaamac Faarax Barre (ina horusocod)        
  • 25.  Maxamuud Ibraahim Cismaan 
  • 26.  Aadan Ciise  (aadan Dhagax)  
  • 27.  Xaawo Kamaaludiin Xaaji       
  • 28.  Cabdiqafaar Xaaji Xuseen       
  • 29.  Diiriye Xuseen Samatar           
  • 30.  Cabdi Maxamed Warsame      
  • 31.  Maxamed jaamac Biixi            
  • 32.  Cabaas Yuusuf Axmed            
  • 33.  Caabi Faarax             
  • 34.  Xasan Daarood                       
  • 35.  Jaamac  Darbaal                     
  • 36.  saleebaan Cawaale                  
  • 37.  Muuse Xasan (Galac)              
  • 38.  Sheekh  C/salaan Cumar         
  • 39.  Cismaan Cadhood                  
  • 40.  Maxamed Ciise Cali                
  • 41.  Xaliimo Jaamac Yacquub        
  • 42.  Luul Xasan Laari                     
  • 43.  Miigane C/qaadir oday            
  • 44.  Asli Sugule                              
  • 45.  Muraayad Ducaale                  
  • 46.  Ayaan Cali Aadan                   
  • 47.  Faadumo Axmed Mire            
  • 48.  Maxamuud Diiriye Faraweyne 
  • 49.  Maxamed Diiriye Qoorad        
  • 50.  Siciid Muuse Axmed Shirdoon
  • 51.  Axmed Mursal                        
  • 52.  Cali Shakad                            
  • 53.  Cabdi C/laahi Daahir               
  • 54.  Maxamed Axmed Nuur           
  • 55.  Maxamed Cabdulle Ilkadheere
  • 56.  Axmed Cabdi Tumay              
  • 57.  Aadan Qase Jaamac               
  • 58.  C/qaadir Cali Faarax               
  • 59.  C/laahi jabaan                         
  • 60.  Maxamed C/laahi Jabaan        
  • 61.  Cabdi Xaashi Albaab              
  • 62.  C/laahi Cagba Cag                  
  • 63.  Xuseen Xaashi Hudhe             
  • 64.  Daa’uud  Xuseen Sugule         
  • 65.  Luul Abdi oog                         
  • 66.  Daahir Abdi Cigaal (black)      
  • 67.  Cismaan  Muuse  Galac           
  • 68.  Faadumo  Jaamac yuusuf         
  • 69.  C/rashiid Cali Warsame           
  • 70.  Cali Muuse                             
  • 71.  Aadan  Jaamac                       
  • 72.  Jaamac Muuse Faarax             
  • 73.  Caasha Muuse Xasan              
  • 74.  Caafiya Faarax Aadan             
  • 75.  Sahra Maxamed Shakad         
  • 76.  Xaawo Xirsi Magan                
  • 77.  Safiya Muuse Xasan                
  • 78.  Xaawo faarax  Magan             
  • 79.  Saciido Kilwe                         
  • 80.  Maxamuud Muuse Xasan        
  • 81.  Faadumo Cabdi Xaashi           
  • 82.  Mahad C/raxmaan jaamac       
  • 83.  Maxamed Axmed Jaamac       
  • 84.  Axmed jaamac Yaaquub         
  • 85.  C/shakuur Faarax Kilwe          
  • 86.  Xaawo Xaashi Xanaf              
  • 87.  C/casiis Cali Warsame            
  • 88.  C/casiis Cali Bare                    
  • 89.  Miski Axmed Cilmi                 
  • 90.  Ruqiya Maxamed Shakad       
  • 91.  Cali Yuusuf Weerarood           
  • 92.  C/laahi Cali Barre                    
  • 93.  Cismaan Ciise Ciro                 
  • 94.  C/risaaq Cali Biixi                   
  • 95.  Maxamed Cabdi Qaac            
  • 96.  Cabdalle Xaaji Warsame         
  • 97.  Yaasin Sharmaarke                 
  • 98.  Daahir Abshir Aadan               
  • 99.  Axmed Yuusuf Aadan             
  • 100.          Faarax Cigaal Cali       
  • 101.          Maxamed  Aadan Sooldaat     
  • 102.          Isaaq Xaaji Warsame  
  • 103.          Mustaf Sharmaarke     
  • 104.          Maxamed Cali Cabdille           
  • 105.          Daahir C/raxmaan        
  • 106.          C/nuur Maxamed Isburaash     
  • 107.          Maxamuud Jaamac      
  • 108.          Maxamed Mire Cali     
  • 109.          Warsame Faarax         
  • 110.          Cabdi Khaliif Cali (Biligsey)     
  • 111.          Xaawo C/raxmaan Afey          
  • 112.          C/qani  Ciise xuseen (ina cadaawe)      
  • 113.          Asad Cali Biixi 
  • 114.          Maxamuud Cigaal (Black)       
  • 115.          C/risaaq   Maxamed Nuur       
  • 116.          Hureyra C/raxmaan     
  • 117.          Xabiib Jaamac Kite     
  • 118.          Jaamac Warsame Cabdi          
  • 119.          C/qani Jaamac Carab  
  • 120.          Axmed Maxamed Caabi (Axmed awoowe)     
  • 121.          Xaliimo Faarax Cade   
  • 122.          Eng:C/maalik Maxamed Askar
  • 123.          Saynab Cali Biixi         
  • 124.          Faadumo Cabdi Xirsi   
  • 125.          Faarax Xirsi Angar      
  • 126.          Aamina Aw jaamac Cabdi       
  • 127.          Asha Maxamed Maxamuud(caasha Dheer)      
  • 128.          Qaasim Xaaji Abdi (faratol)     
  • 129.          Muumin Kulmiye Cabdi           
  • 130.          C/qani Axmed C/kariim(aar)    
  • 131.          Khadiija  Nuur  Siciid
  • 132.          Siciido Maxamed Faarax(saciido Burburshe)    
  • 133.          Maryan Jaamc Biixi     
  • 134.          Siciido Ilbir      
  • 135.          Qamar Cali Muxiyadiin
  • 136.          Xaliimo Khaliif Xaaji Xuseen    
  • 137.          Caasha yaasiin
  • 138.          Aadan Cabdi Cawaale 
  • 139.          Jeylaani  Maxamed Xasan        
  • 140.          Baashe Faarax Xasan  
  • 141.          Keyse Cigaal   
  • 142.          Fardowsa Jaamac        
  • 143.          Khadiijo Sheekh Cali   
  • 144.          Maryan Cabdi Salaad  
  • 145.          Nuur diiriye     
  • 146.          Xaliimo Xasan Quruf   
  • 147.          Muxubo yaasiin Cabdi Samatar
  • 148.          Faadumo Xaashi Albaab          
  • 149.          leyla Cali seer  
  • 150.          Hodan Cabdi Caruus   
  • 151.          Mowliid Maxed Nuure
  • 152.          Cumareey Abdi -Sakhaawe     
  • 153.          Caasha Aw Maxamed 
  • 154.          Maryan Xasan Faarax 
  • 155.          Maryan Khaliif Xaaji    
  • 156.          Faadumo Axmed  Daahir         
  • 157.          Farxiya Cabdi baadi    
  • 158.          Maxamuud aw Xasan  
  • 159.          Cawdiweli Maxamuud Faarax  
  • 160.          Shukri Warsame  Maxamed     
  • 161.          Shukri Warsame  Yuusuf         
  • 162.          Xaawo  Maxamed geeraare     
  • 163.          Aadan Cadi iidle (qoslaaye)     
  • 164.          Canab Boqor  
  • 165.          Sahra Xaaji Khayr       
  • 166.          Saciya Cabdi Cilmi      
  • 167.          Abshiro Warmooge     
  • 168.          Asiili Cabdi Shire         
  • 169.          Xabiib Abshir  
  • 170.          Eng:C/laahi Cali Cabdi
  • 171.          Sheekh Maxamuud Xasan Afrax          
  • 172.          C/fataax yuusuf Kilwe  
  • 173.          Asad dhoodi    
  • 174.          Asad C/raxmaan  Maxamed    
  • 175.          C/qani Axmed Jaamac 
  • 176.          Dr: Cali Maxamuud  Maxamed
  • 177.          C/salaan Cubayd         
  • 178.          C/raxamaan Cali Shire 
  • 179.          Sheekh Cabdi Fadal    
  • 180.          Dr: C/qaadir Muxiyidiin Nuur   
  • 181.          Salaad Cabdi  Abuikar (salaad gaab)   
  • 182.          Cabdi Aweys Cade     
  • 183.          Daahir Cabisalaan Axmed        
  • 184.          Mukhtaar  Aadan Cigaal          
  • 185.          Cabdimahad Xuseen Xassan    
  • 186.          Eng Muxumed  Xassan Aawe(xaad)
  • 187.          Siidcali Maxamuud Cawad      
  • 188.          Macalin Cabdi Aw Xuseen Qaadi
  • 189.          Saalax Barre Muuse
  • 190.          Barkhadle Dubad Cabdi (geelagaab)

Dhamaad

Waxaad kala soo xiriiri kartaan

Axmed Maxamed Warsame (AxmedGurbe)

Minneapolis, Minnesota  USA

Faafin: SomaliTalk.com | March 19, 2006


Ugaas Max’ed Wali “C/llaahi hadduu ka tanaasulo saddex qodob waxaan oran lahaa
»Wafdi ka socda Talyaaniga oo ku soo fool leh Baydhabo ..
»Gacma Dheere oo ka warbixiyay howlihii nabadeynta G/Dhexe
»C/llaahi Tarabi “Haddii aad i doorataan mudo lix bilood ah
»Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Baydhabo soo gaaray
»Max’ed Dheere oo xirxiray Ganacsato reer Jowhar ah
»60-qof oo Soomaali tahriibayaal oo maydkooda laga xeebaha
»Geedi oo hambalyo u diray xuska Maalinta 8-da Maarso..
»Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta
»Kulan dhexmaray Cabdulaahi Yusuf iyo Ururka Al-Islaax
»Dad rayad ah oo gumaysiga Itoobiya laayay...
iyo Warar GooGoos ah ka akhi halkan.... Guji... March 8

Max’ed Dheere oo Warqad ka helay Madaxweyne C/laahi Yuusuf..
»Guddigii taakuleynta oo beeniyay hadalkii Muuse Suudi...
»Garoowe oo lagu daadiyay waraaqo golaha wakiilada looga..
»Ciidamadii ku xareysnaa Xerada Kongo oo kusii jeeda Waajid
»Kulankii Baarlamaanka oo looga dooday ajandayaal dhawr ah
»Beelihii ku dagaalamay Yamaarugle oo isa soo horfariistey
»Beelaha Faarax Garaad oo Dib u eegaya hoggaanka PL
»Baaq Nabadeed: Beelihii ku dagaalamay Yamaarugle...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Mar 7


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD