SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Warmurtiyeed 

     Kulan ay soo qabanqaabisay Ha’adda faridda samaha iyo Reebidda xumaha oo ay  ku marti qaaday  Guurtida beesha Hawiye oo ka dhacay Hotel Muqdisho Ex Daamey ayaa Guurtida hawiye waxay soo saareen Bayaankan:

1- dhibaatada wadanka ku dhacday waxaa u sabab ah in la garab maray ku dhaqanka shareecada islaamka taasina waxay keentay inay wiiqanto karaamadii iyo midnimadii ummadda soomaaliyeed  .

2.  magaalada muqdisho waxa ay ka degi wayday qab qabla yaashii dagaalka oo tageero ka helayay dawlada shisheeye , hadaba maadaama ay haybta nala wadaagaan waxaan ummadda soomaaliyeed uga cudur daaranaynaa dhibaatadii ay gaysteen raalina kama aanan ahayn umana aanan dirsanin .

3. waxaan soo dhawaynaynaa oo aan taageeraynaa  kacdoonka shacab oo ay hogaaminayaan midowga maxaakimta islaamiga ah waxaana ku baaqaynaa inaan la dhicisaynin loona gedinin qabiil , waana rajo u soo iftiintay ummadda soomaaliyeed .

4. waxaan bogaadinaynaa nabadda ka jirta gobolada w/bari iyo w/galbeed oo samaystay maamullo ,taasoo ay u ahaayeen hormuud  guurtida  oo taageero ka helayo shacabkooda .

5. waxaan diidanahay oo aan si aad ah uga soo horjeednaa in wadanka la keeno ciidamo shisheeye , madaama ay meelihii qasnaa la xasilayay inta kalana ay horay oga jitay nabad buuxdo iyo maamullo .

6. waxaan soo dhawaynaynaa dadaalada nabadeed oo  ay wadaan  jaamacadda carabta iyo dawladda suudaan  , waxaana ugu baaqaynaa ummadda soomaaliyeed inay ku walaaloobaan kitaabka alle iyo sunada nabiga salaallaahu caleyhi wasalam taas  kaliya ayaana lagu heli karaa caddaalad , is aamin iyo walaaltinimo .

7. waxaan caddaynaynaa xamar inay tahay caasimadda ummadda soomaaliyeed laguna soo dhawynaayo qof kastoo soomaali ah , nina wuxuusan lahayn xaqdarro kuma haysan doono .    

Magacyada ka soo qayb galay shirka

 

Magaca                                                       saxiixa

1. c/nuur xirsi siyaad                       ………………..

2. c/laahi maxamed axmed               ……………….

3. sh.cali naxar                                   ………………

4. jaamac rouble sabriye                    ……………….

5. maxamed cabdi faarax                 …………………

6. xasan diini hilowle                        ………………….

7. maxmed cabdi cali                      ……………………

8. aweys cilmi diiriye                        ……………………

9. ugaas muxidiin ugaas faarax        …………………

10. macalin cismaan macalin xuseen  ……………….

11. mursal muxidiin                              ………………

12. c/llaahi geedi sabriye                       …………….

13. xuseen cabdi daahir                        ………………

14. maxmuud saalax maxamuud        ……………...

15. ismaaciil jaamac xuseen               ………………

16. xuseen cismaan axmed                ………………….

17. fooleey dhiblaawe maxamed       …………………

18. shariif muxiyadiin maxmed        ………………….

19. c/nuur sh.c/lle yabarow                ……………….

20. cabdi axmed farey                       ………………..

21. m.Axmed maxmed                       ………………

22. xaaji cabdi imam cumar              ……………..

23. xasan maxmed cumar                 ………………

24. islow maxmed yuusuf                 ………………

25 maxmed maxmuud shamuush    ……………..

26. c/muciid  xasan  cumar               ………………

27. yaxye sh.maxmud axmed           ……………..

28. xasan cabdi yabarow  gabyaa    …………….

29. c/raxmaan maxamuud ciyow    ……………...

30. sh.Abshir nuur faarax               ……………..

31. sh.Axmed cabdi dhisow            ………………

32. sh.C/llahi Axmed roble             ……………..

33. x.maxmed Cali xasan               ……………..

34. xasan cumar xuseen                ………………

35. Cali Cumar geedi macruuf    ………………

36. Daahir Maxmed Xirsi            ………………

37. C/raxmaan Maxmed Cilmi       …………………..

38. xuseen Maxmed Cali                …………………..

39. c/raxmaan sh.Axmed              ……………………

40. Ibraahin Cumar sabriye         ……………………….

41. Cartan Cali Warsame            …………………..

42. C/kariin sh. Ibraahin          …………………….

43. Mire Cismaan Warsame      ……………………..

44. Abshir dhore Guuleed   ……………………….

45. Suldaan Cali Axmed Nuur     ………………..

46. Baashi Nuur Shuuriye            …………………

47. C/laahi Ciise Abtidoon         …………………

48. Khaliif Faarax Xaayow      …………………..

49. C/fitaax maxmed Cali         …………………

50. Axmed nuur Awdiini          ………………..

51. sh.Aadan Cilmi Cumar       ……………………

52. sh.Maxmuud sh.xasan        …………………..

53. Maxmed C/raxmaan nuur   ………………….

54. C/rashiid aadan Isaaq          …………………

55. shiiqow Maxamed xasan     …………………

56. sh.maxmed c/lle faarax       …………………..

57. sh.C/risaaq xasan cali        ………………….

58. Colaad Iimaan siyaad         ……………………

59. Cali Iimaan xalane            …………………….

60. Maxmed Cali Yuusuf       ……………………...

61. Axmed Faarax Calasow    …………………….

62. Maxamed Jaamac Cali       ……………………

63. Maxamuud Carab Caalin   ……………………..

64. Saciid Siyaad Barre             ……………………

65. Aadan Cabdi Guhaad         ……………………

66. Nuur Maxmed Macalin      …………………..

67. Cali C/llaahi Maxmuud      ………………………

68. Maxmed siyaad Shuuriye    …………………..

69.C/llaahi Gabeyre Faarax      …………………..

70. Suldaan C/laahi Axmed Gabayre      ……………

71. Cumar Macalin Calasow                 …………….

72. nabadoon sh.Ibraahin Cumar         ……………….

73. M. Xasan  Cali Kulmiye                ………………….

74.  M.Axmed M.Yuusf Cilmi     ………………………

75. Muxiyadiin Sh. Yuusuf      ………………………..

76. Xasan Maxmuud Jimcaale     …………………….

77. Axmed Colow Nuur           …………………………

78. Cali Mire Diiriye                 ……………………….

79. Xasan Cosoble Yuusuf     …………………….

80. Cali Dhiblaawe Abtidoon   …………….

81. Axmed shirwac Maxmuud  ……………….

82. Ugaas Cabdi Daahir Ugaa Nuur   ………………

83. Axmed C/lle Faarax                       …………………

84. Cusmaan Cali Ciise                       …………………..

85. C/rashiid Ibraahim Maxmed       ………………..

86. mamxed Axmed Fiidow           …………………….

87. C/lahi Maxmed Cali               ………………….

88. Cabdi  Suudi Hiraabe           ……………………

89. Maxmed Guure Cosoble       …………………….

90. Cali Maxamed Jaamac        …………………………

91. Cumar M.Abshir             ………………………..

92. C/lahi M.Cabdi              …………………………..

93.Mahdi Axmed Maxamud    ………………………..

94. Ibraahim Maxmed Axmed   ……………..

95. Xasan Cabdi Maxmuud        ……………………

96. Cali Nuur Cagweyn            ………………………….    

Laxiriir:  dacwah@hotmail.com 

 

Faafin: SomaliTalk.com | June25, 2006

C/llaahi Yuusuf “Waxaan ballanqaadeynaa in aanu fulino..”
»Jaamacadda Carabta oo ballanqaaday in ay Soomaaliya…
»Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiskii..
»Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamo…
»Salaad Cali Jeele “Dilkii Weriyaha waxaa ka..”
»Baabuur gumaysiga lagaga gubay Balliga Marsin...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.. Guji... Jun 24

»Jens Assur: "Soomaaliya waxey kamid tahay meelaha lugu ugaarsado warfidiyeenada"

Wareegtooyin iyo Bayaano laga soo saaray Xiritaanka Baarlamanka Puntland
»Wareegto: Xafiiska Gudoonka Golaha Wakiiladda DGPL.
»Bayaan ka soo Baxay Shacabka Puntland.....
»Xisbiga Ramaas oo Bayaan kasoo saaray Xiritaankii..
»Wareegto: Xafiiska Kusimaha Madaxweynaha Puntland..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji...

»»Governor-ka iyo labada Mayor ee Minneapolis & St. Paul oo si rasmi ah u aqoonsaday Usbuuca Soomaalida June 26-July 2


Heshiis Khartuum ku Dhexmaray Midowga Maxaakiimta Islaamiga iyo DFKMG
Qodobada ay wada saxiixdeen waxaa ka mid ah in maxkamad la soo taago qabqalayaashii dagaalka, iyo in labada dhinac uu midba kan kale... Guji...


Waraysiyo Ku Saabsan Guddoomiyihii Baarlamaanka DGPL oo Xilkii Laqa Qaaday....
iyo Puntland oo ka laabatay Qodob ka mid ah Heshiiskii ay la galeen shirkadda "Range Resources..."... Guji.... Jun 21

VOA: Safiirkii USA u Fadhiyi jirey Itoobiya oo Ka Hadlay Xaalada Cusub ee Soomaaliya & Ciidama Itoobiya
Ka Dhegeyso VOA:: Halkan ama Halkan


TAARIIKH KOOBAN EE ISBEDELADA UGU DAMBEEYEY SOOMAALIYA::: Akhri...:

Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD