SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - UK


OGEYSIIS: Jaaliyada Beesha Warsangeli ee UK ayaa waxay casumaad u fidineysaa dhamaan Beelaaha Sanaag wada dega

London: Gudida Jaaliyada Beesha Warsangeli ee ku nool Wadanka Boqortooyada Biritaniya ayaa waxay casumaad sharaf u fidineysaa dhamaan Beelaha wada dega Gobolka Sanaag iney kasoo qayb galaan shir ka dhici doona Magaalada London ee Cariga Ingiriiska.

Gudidu waxay si toos ah u casumeen Dhamaan dadweynaha u dhashey Deegaanka weyn ee Sanaag (Dhulbahante, Isaaq iyo Warsangeliba) oo isugu jira Rag, Dumar, dhalinyaro iyo waayeel iney kasoo qaybgalaan shirkan ka dhici doona  hadii Eebe Weyne idmo Magaalada London.

Shirkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay warbixino ay soo gudbineyso Hayda Horn Releif ee ka shaqeysa Sanaag iyo Mashruuca Dekeda Laasqoray ee dhismihiisu hadii Rabi qadiro bilaabmi doono dhowaan. 

GOOBTA UU SHIRKU KA DHACAYO WAA:-

EALING HOUSING COMMUNITY CENTRE

WINDMILL PARK CLOSE

Goobtani waxay u dhowdahay Cusbitaalka Weyn ee Degmada Ealing ee Ealing Hospital.

GAADIIDKA:- Buseska 207,607 oo kala yimaada Hamersmith iyo Southall ama disctric line-ka kadibna kaga deg Ealing Station oo qaado basaska.

MAALINTA: SABTIDA AH EE BISHU KU AADAN TAHAY 19KA BISHA 8AAD EE 2006.

WAQTIGA SHIRKU WAA: 2.30-7.30

 
 Ogeysiiskan waxaa lagala xiriiri karaa:
 
Xasan Soomaali: (0)7932869749
Mahamoud Shire:(0)2074822386

 


 


Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD