TACSI
WASIIRKII PATROOLKA DFKM MUDANE YUSUF MAXAMUD XARARE
Waxaa maalintii Isniinta ahayd (October 24, 2005) ku
geeriyppday magaalada Melbourne ee dalka Australia
mudanaha kor ku xusan
Marxuum Yuusuf
Maxamuud Xaraare, Allah ha u naxariistee, waxaa
uu shantii sano ugu danbeeysay kaalin xoogan ka qaatay
nabadeyntii iyo dhismihii labadii dowladood tii Carte
lagu soo dhisay iyo DFKM ee Nairobi Kenya. waxaa kaloo
ka qaybgalay shirarkii dib ushiinta ee ka dahacay
Adisababa, Djibouti 1991 iyo kuwii soomaaliya gudeheeda
ka dhacay sida magaalooyinka Muqdisho waagii Cali Mahdi
uu ahaa madaxwaynaha sagaa-shameeyadii. Iyo waliba
nabadeyntii beelaha magaalada gaalkacyo ee gobalka Mudug
halkaas oo mudo labo sano ah uu joogay si uu ugu qeyb
qaato waanwantii beelaha wada daga gobolka.
Waxaa uuna ahaa Maareeyha Waaxda Ugaarta ee Wakaalada
Daaqa Qaranka ee dowladii Maxamed Siyaad Bare.
dadweynaha reer Muqdisho waxay si aad ku yaqiineen
markii uu ahaa guddoomiyaha kooxda isboortiga ee Waxool
sandadii todobaa-tameeyadii iyo horaantii
sideetameeyadii, isagoona ahaa asaasihii naadigaas
markii danbane culeyska saarey kubadda koleyga. Waxaa
uuna daganaa intii ka horeysay sanadkii 1991 dagmaga
wadajir ee magaalga muqdisho.
Marxuunku waxa uu ahaa masuul u huray waqti farabadan
nabada soomaaliya iyo sidee qarankii dib loogu soo celin
lahaa, aadna uga shaqeyn jirey sidii dhibaatada
Soomaaliya ka taagan nabad loogu soo dabaali lahaa
xalinteeda. WAXAA UU KA TAGAY TODOBA WIIL IYO SADEX
GABDHOOD IYO XAASKIISA RAABACO MACALIN CUMAR. Waxaan
dhamaanteen u rajeynaynaa qoyskii iyo eheladii uu ka
geeriyooday samir iyo iimaan dhamaantood, isaganna uu
helo naxariistii Illaahey, jannadana uu ka yeelo
gurigiisa cusub. Aammiin Illaahayow.
WAXAA QOYSKIISII SOO GAARAY FARIIMAHAN TACSIDA AH EE AY
SOO DIREEN:
Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed
Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi
Jen. Maxamed Xuseen Daa'uud (Xiirane)
Eng. Maxamuud Aaden Yuusuf
Mohamed Aden Yusuf (Dhegaweyne)
Maxamed Axmed Saalax
Cabdinuur Jaamac Xassan
Maxamed Cabdi Ismaaciil (Joornaal)
Makhtal Abdullahi Kofiro iyo Xaaskiisa Faadumiino Ahmed
Haji
Cabdirashiid Cabdi Maxamed (Luggod)
Cabdideq Aden Yuusuf
Dr.Cali-nuur Xuseen Ducaale
Yaasiin Maxamed Takhtar
Axmed Yuusuf Gaani
Cabdiraxmaan Sheekh Faarax
Saleebaan Xaaji Axmed
Axmed Jaamac Cabdulle
Axmed Geftin Yuusuf
Daahir Maxamed Galti
Cabdulqaadir Yuusuf Garre
Daahir Axmed Xassan
Cabdulqaadir Xuseen Faarax
Cali-daahir Yuusuf Garre
Xuseen Maxamed Takhtar
Maxamed Jaamac Saalax
Yuusuf Axmed Beyle
Cabdicasiis Caddeysay
Cabdulqaadir Axmed Ciiraale
Cabdiraxmaan Yuusuf Garre
Cali Faarax Aadan
Yaxye Bashiir Ceegaag
Axmed Sheekh Faarax
Cali Xaaji Gargub
Daa'uud Cabdikariin Sh. Cumar
Faaraxad M Ahmed ( Xaraare)
Makhtal Abdullahi Kofiro iyo Xaaskiisa Faadumiino Ahmed
Haji
Sacdiyo Maxamed Xaraare iyo Odageeda
Ahmed M Ali (Tiibo) iyo Xaaskiisa Waris Ali
Maxamed Siciid C/Dulle(Gacamay ) iyo Xaaskiisa Xaliiimo
X Yusuf iyo
Tahlil Hersi Warsame iyo Xaaskiisa Nimo Y Ismail
Prof. Maxamed Gaani Maxamed iyo Xaaskiisa Fadumo Ashkir
C/rasakh Y. Imail iyo xaaskiisa
Ayaan Y Ismail iyo Odageeda Maxamed Axmed
Axmed Carays Ciisa
C/rashid Y Dhuux
Mahamud Aburas
Liibaan Aburas
Faysal Aburas
C/fatax Aburas
Reer Xirisi Carab
Hooyo Maryan Aden Maxamed
Sahro Y Ugaas Nur iyo Odageega Ali
Dahir Xirsi Warsame iyo Xaaskissa Ubax
Anisa Xirisi Warsame iyo Gabadheeda Muna
A/kariin Xirsi Warsame iyo Xaaskiisa Niciimo iyo
Caruurtooda
Maxamed Xirsi Warsame
C/risaaq C/kariim Sh. Cumar
Saacid Maxamud Aadan
Axmed Maxamed Kilwe
Muuse C/qdir Ducaalle
C/qadir Daahir Kaarshe
Liibaan Daahir Kaarshe
Mahad Daahir Kaarshe
C/ hodan C/khaliif
Cabdiraxman Hurdaaye
Xasan Kulmiye Warsame
Daahir Siciid Seefle
Yuusuf Axmed Cali Ciid
Xareed Abshir Nuur
C/nuur Jaamac Guray
C/risaaq Jaamac Yarre
Faxiyo Cabdulaahi jirac
Saynab Faarax Jirac
Burhaan Yuusuf Maxamed (Indhodeero)
Cabdicasiis Yusuf Maxamad
Jibriil Axmad Sh. Aadan
Amina saalax beer
Muxubo Warsame Jirac
Fardowsa Yusuf Axmad Beyle
Jamal Faarax Jirac
Cumar Jaamac Jirac
Ahmed Mohamed Xaraare
Yusuf Mohamed Xaraare
Nasra Mohamed Xaraare
CabdiKarim Mowlid Jama
Sacdio Mohamed Xaraare
Cabdi Mohamed Xaraare
Fowsiyo Mohamed Xaraare
Ayaan Mohamed Xaraare
Luul Mohamed Xaraare
Barni Warsame and Family
Asli Warsame and Family
Cabdirashid Cilmi and Family
Stahil Cilmi and Family
Mahamed Musse Nure and Family
Faduma Adan
Shamso Cali Hassan and Family
Stahil Cali Hassan and Family
Sahra Cali Hassan and Family
Mahdi Cali Hassan and Family
Abdullahi Cali Hassan and Family
Maryan Adan
Dahir Hirsi Warsame
Cabdi Hirsi Warsame
Mohamed Hirsi Warsame
Dhol Hirsi Warsame
Sahro Hirsi Warsame
Hassan Ali Naaleeye iyo Xaaskiisa Fawsiyo.
Mohamed Siciid& Halima Hirsi Yusuf and Family
Ahmed Cali (Fitig) and Family
Mohamed Cali and Family
Laylu Cali Dahir Abdullahi Waberi
Dahabo Mohamed Hassan and Family
Yusuf Dahir Abdullahi
CAAQI CARTE XAAJI JIMCALE
NABDOON MAXAMUUD CAWAALE CAWIIF
NABDOON AXAMED SHEEKH AADAN
CAYDARUUS XAAJI MAXAMED
C/QAADIR MAXAMED WARSAME JINI BOQOR
CORNEEL AXAMAD XAAJI MAXAMED GAAGAALE
ISMAACIIL JAMHUURIYA
ABDIRAXMAAN QALIIF SACIIC IYO XAASKIISA
Ali Haji Mohamed
Shukri Dahir Abdullahi
Liban Dahir Abdullahi
Maxamuud Maxamed Siciid (Abuuraas)
iyo Dhamaan reer Abuuraas
Maxamuud Yuusuf Garre
REER AHMED MOHAMED ABDULKARIM
Fadumo Mohamed Mire
Sharmarke Ahmed Mohamed
Ayan Ahmed Mohamed
Hindisaar Ahmed Mohamed
Deeqa Ahmed Mohamed
Abdifatah Ahmed Mohamed
Kaha Ahmed Mohamed
Zeinab Ahmed Mohamed
Abdillahi Ahmed Mohamed
Abdirizak Ahmed Mohamed
REER YUSUF AXMED BEYLE
Yusuf Axmed Beyle iyo Xaaskiisa Asli Xasan
iyo Dhamaan ilma Yusuf Axmed Boyle
Waxaa tacsida qoyska
marxuum
YUSUF MAXAMUD XARARE loogu
hagaajin karaa
osmamahmed@msn.com (c/o: OSMAM AHMED)
Faafin: SomaliTalk.com |
Oct 25, 2005