SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Daabaco Boggan | Print
:::C/LAAHI YUSUF & AWEYS::

Hadaladii C/Laahi Yuusuf (Jawhar) iyo Sh. Aweys (Muqdisho)... Guji
:::JAAMACADA KISMAAYO:::

Dhagax dhigga jaamacada Kismaayo... Guji..
SHACABKA PUNTLAND vs TERRY:

Puntland iyo Terry (oo sheegtay Shirkad aan la aqoon) oo Dubai ku kala saxiixday heshiis... Guji

01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 |
:::UGAAS MAXAMED WALI:::
YAA MAALI JIREY? Faallo:Ugaas Max'ed Wali oo ku bilawday C/ahi Yuusuf Axmed Muxuu Kusoo Kordhin Karaa Somalia Guji..
::MPLS: BUUGGA XASUUS QOR :::

Xaflad Lagu Soo Bandhigay Buugga "Xasuus Qor" oo Lagu Qabtay Minneapolis.. Guji...
19-JIR LAGU DILEY MINNESOTA:

Wiil Soomaaliyeed oo La Toogtey Asagoo Dhex Fadhiyey Gaari Taagan Meel Gaaska Laga Qaato oo ku yaal Magaalada St.Paul, Minnesota, USA... Guji
::SH. CIISSE XASSAN JUMALLE::

Walaalahayga Soomaaliyeed baan gargaar ka sugayaa; UAE way iga tuureen cusbitaalkii aan xaqa u lahaa... Guji... 
:::C/NUUR FAARAX CALI:::

Xaflad Shahaado Master oo ka dhacday Qaahira.. Guji..
:::MAQAALKII YUSUF SHABAC:::

XAMAR CAASIMADA HALAGA BEDELO; Calankana bil halagu saa’idiyo... Guji...
:GAAJADA & CARRUURTA SOM:

Carruurta Soomaaliyeed ee gaajada iyo cuduradu ku aafeeyeen dalkooda Soomaaliya oo ay hay'adda MSF Video kasoo duubtay...daawo Halkan
[Waxaad u baahan tahay Windows Media oo laga soo Rogan karo halkan]. Qoraal Soomaaliya la xiriira oo ku qoran English ka akhri halkan...
:::XAFLADII DHALLINYARADA:::

Xafladii Masjidka Abuubakar ee Xagaaga 2005 Loo Qabtay Dhallinyarada... Guji...
::: LAASCAANOOD:: ALHUDA:::

Masjidka Al-Huda oo Saddex Dabaq ah oo Laga Dhisayo Laascaanood... Guji..
.
::: MASJID DAR AL-HIJRA:::

Nala Iibi Dhismaha Masjidka Dar Al-Hijrah, Minneapolis... Guji

Warbixin Ku saabsan Dagaalo dhexmarey Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya iyo Ciidamada Itoobiya.....

warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaaadeenya ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu faahfaahiyey dagaalo dhexmarey labada dhinac waxaana warsaxaafadeedkan soo saarey wakiilka Jabhadda ee Soomaaliya Cilmi Maxamuud waxayna dagaaladaas u dhaceen

  1. Baare oo ka tirsan G/Godey 05/09/05 dagaal dhexmaray ciidanka xoreynta ogaadeenya iyo kuwa u adeega Gumeeysiga waxaa halkaas lagaga dilay cadowga  3askari waxaana lagaga dhaawacay 1 askari
  2. Dhagax- Buur oo ah xarunta G/Dhagax-buur 06/09/05 ayaa waxaa lagaga dilay caddawga 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 askari
  3. Labiga oo ka tirsan G/Dhagax-Buur 08/09/05 dagaal ba’an oo dhex maray C.X.O iyo kuwa caddowga ayaa waxaa kaga dhintey cadawga 5 askari waxaana lagaga dhaawacay 4askari
  4. Daratoole oo ka tirsan G/Doolo  10/09/05 dagaal halkas ka dhacay waxaa caddowga lagaga dilay 1askari waxaana lagaga dhaawacay 3askari
  5. Baabili oo ka tirsan G/Nogob 10/09/05 dagaal faraha lagaga gubtay ayaa waxaa lagaga dilay caddowga 7askari waxaana lagaga dhaawacay 9 askari
  6. Alloosane oo ka tirsan G/ Nogob 11/09/05 iska horimaad ka dhacay halkaas ayaa waxaa looga furtay cadowga 4 qori
  7. Sagag oo ka tirsan G/ Nogob 16/09/05 dhacdo  ay fuliyeen  C.X.O ayaa waxaa lagaga furtay kuwa caddowga u shaqeeya 15 Qori
  8. Baar-Guun oo ka tirsan G/ Godey ayaa caddowga lagaga furtey 1 Qori
  9. 10- Bulaale oo ka tirsan G/ Dhagax-Buur 22/09/05 dagaal dhexmaray C.X.O  iyo kuwa jahawareersan dagaalkaas oo aad loogu naafeeyay cadowga waxaa laga dilay caddowga 45 askari waxaana lagaga dhaawacay  50 askari
  10. Neef ku celiye oo ka tirsan G/Doolo 24/09/05 ayaa waxaa lagaga dilay caddawga halkaas 3 askari
  11. Yucub  oo ka tirsan  G/Doolo 24/09/05 dagaal ka dhacay halkaas ayaa caddowga lagaga dilay 6 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 askari
  12. Docoley oo ka tirsan G/Qoraxeey 25/09/05 ayaa cadowga lagaga dilay 5 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 askari
  13. Balli-Wariir oo ka tirsan G/ Qoraxeey 25/09/05 dagaal dhexmaray C.X.O iyo kuwa  cagajiidka  ah ayaa  waxaa lagaga dilay 4 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 askari
  14. Gardho oo ka tirsan G/Dhagax- Buur 27/09/05 dagaal dhexmaray C.X.O iyo kuwa gumeysiga ayaa waxaa laga dilay saddex askari, waxaana laga dhaawacay afar askari
  15. Gardho  oo ka tirsan G/dhagax-Buur 27/09/05 dagaal dhexmaray C.X.O iyo kuwa gumeysiga ayaa waxaa lagaga dilay gumeysiga 3 askeri waxaana lagaga dhaawacay  4 askari
  16. Far-Madow oo ka tirsan G/Dhagax-Buur 27/09/05 ayaa waxaa lagaga dilay ciidanka caddowga 3 askari
  17. Dhadhiin oo ka tirsan G/Qoraxeey 29/09/05 dagaal ba’an oo dhexmaray C.X.O iyo kuwa xaq doonka ah waxaana lagu  dilay10 askari waxaana lagaga dhaawacay 7askari
  18. Dalaad oo ka tirsan G/Qoraxeey 29/09/05 baabuurta cadowga ee nooca Militerigu uu isticmaalo oo jidkaas marayay ayay C.X.O ka gubeen 3 Baabuur oo Uraal ah waxaana kaga bakhtiyay caddowga  80 askari oo ay 7 ka mid ah saraakil yihiin oo uu ku jiro  kii siyaasadda Qoraxeey oo la yiraahdo Dhajane
  19. Seygoosh oo ka tirsan G/Qoraxeey 30/09/05 dagaal dhex maray C.X.O iyo kuwa waqtigooda dhamaaday ayaa waxaa lagaga dilay 7askari waxaana lagaga dhaawacay 9 askari
  20. Wiji-Waaji oo ka tirsan G/ Qorexeey 30/09/05 dhacdo ka dhacday halkaas ayaa waxa lagaga dilay cadowga 6 askari waxaana lagaga dhaawacay 5 askari
  21. Jeerinka oo kaa tirsan G/Nogob 03/10/05 dagaal ka dhacay goobtaas ayaa waxaa lagaga  dilay  gumeysiga   4 askari waxaana ku jiray 3 Xiddigle
  22. Haar-Dhagax oo ka tirsan G/Nogob 03/10/05 dagaal ka dhacay goobtaas waxaa caddowga lagaga dilay  5askari waxaana lagaaga dhaawacay 4askari
  23. Jaleelo oo ka tirsan G/Doolo 03/10/05 dagaal ba’an  oo dhexmaray C.X.O  iyo kuwa gumeeysiga ayaa  waxaa lagaga dilay  caddowga  10 askari waxaana  lagaga dhaawacay 12 askari
  24. isku   Dhoonka oo ka tirsan G/Qoraxeey 06/10/05  dagaal ka dhacay goobtaas ayaa waxaa cadowga lagaga dilay 5askari waxaana lagaga dhaawacay 2askari

Haddaba isu geyn dagaaladaas waxaa lagaga dilay ciidanka Jahawareersan ee Gumeysiga 218 askari waxaana lagaga dhaawacay 83 asakari waxaana lagaga gubay 3 Baabuur oo ah nooca loo yaqaano Uraalka  waxaana laga furtay hub aad u badan  .

Si kastaba aha ahaatee waxay jabhadda  waddaniga xoreeynta ogaadeenya ay balan qaadeeysaa sii wadida  halganka  ay ku doonayso dhamaan xoreynta ogaadeenya waxeeyana ugu baaqeeysaa shacbiga soomaalida ogaadeenya in ay u guntadaan taaba gerlinta halganka ay J.W.X.O hurmuudka aka tahay waxaan kale aoo iyagana ugu baaqeeysaa kana codsaneeysaa inay ku garab istaagaan haalganka  ay ku dooneeyso xoreeynta ogaadenya.

amiinkhasaaro yuusuf
amiinkhasaaro@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 20, 2005


Canada oo Xabsiga u Taxaabtay nin Reer Rwanda ah
oo Lagu eedeeyey Fal-Dembiyeedyo Dagaal (Xasuq) uu Ka Geystey Rwanda Sannadkii 1994... Guji...

Muqdisho: Banaanbax looga soo horjeedey Xarigga Cabdi Qaybdiid
»Muuse Suudi “Xariga Qaybdiid waa afduub laga maleegay..
»Qanyare “Cabdulahi Yuusuf maa la xiro isagaa qirtey..
»Cabdi Qeybdiid oo qareen cusub loo qabtay...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... GUJI...

Wararka iyo Maqaallada Laga Qoray Xariga Qaybdiid
»Imaamka C/llaalhi Rooble “xariga Cabdi Qaybdiid..
»Shaqsiyaad Soomaali-yeed oo u ololeenaya sidii loo..
»imaan Xasan Jiirow “xariga Cabdi Qaybdiid Wuxuu..
»Cabdi Qaybdiid oo gaashaanka ku dhiftay Eedeymihii
»Banaanbax looga soo horjeedo Xariga Qaybdiid
»Dowladda Federaalka oo ka hadashey Xariga Qaybdiid..
»Safaarada Sweden ay ku leedahay Nairobi oo laga dalbadey.
»
Video ay soo bandhigtay shabakada aftonbladet..
»
Warbixin kusaabsan xarigga Cabdi Qaybdiid...
»Haku waana qaateen ragii ku xadgudbey bulshada
»Qoraal: Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose..
»Qaybdiid oo Jeegada la Qabtay iyo Koneylka oo..
iyo qoraalo kale ka oo la xiriira ... akhri halkan. GUJI Oct 19


Mas'uuliyiin Ka Tirsan DFKMG oo Kulamo La Yeeshay Dawlada Masar
Tan iyo Markii lagu Dhawaaqay Xukuumada Federaalka Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxay... Guji... Oct 17

Col. Cabdi Qeybdiid oo ay Gacanta ku Dhigeen Ciidamada Booliiska Sweden
Xalay habeenimadii waqti-dambe ayaa Booliiska Dalka Sweden waxay qabteen Cabdi-Qeybdiid iyagoo amar ka helay Xeer-ilaaliyaasha Caalamiga ee Magaalada Gothenberg. Qeybdiid ayaa booqasho ku joogay Sweden... Guji... Oct 17


Terry oo Xusuusan Waayey Heshiiskii  Shiidaalka ee "Consort" iyo Puntland
Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo warqad u diray suuqa Ganacsiga Australiya ayaa si weyn uga digey cawaaqibka ka dhalan kara heshiiska Puntland iyo shirkadaha Shisheeye, waxaana arrintaas qoraal dher ka qortay jariidada 'The AGE'
Guji... Oct 17

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD