SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - QAAHIRA
Daabaco Boggan | Print
:::C/LAAHI YUSUF & AWEYS::

Hadaladii C/Laahi Yuusuf (Jawhar) iyo Sh. Aweys (Muqdisho)... Guji
:::JAAMACADA KISMAAYO:::

Dhagax dhigga jaamacada Kismaayo... Guji..
SHACABKA PUNTLAND vs TERRY:

Puntland iyo Terry (oo sheegtay Shirkad aan la aqoon) oo Dubai ku kala saxiixday heshiis... Guji

01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 |
:::UGAAS MAXAMED WALI:::
YAA MAALI JIREY? Faallo:Ugaas Max'ed Wali oo ku bilawday C/ahi Yuusuf Axmed Muxuu Kusoo Kordhin Karaa Somalia Guji..
::MPLS: BUUGGA XASUUS QOR :::

Xaflad Lagu Soo Bandhigay Buugga "Xasuus Qor" oo Lagu Qabtay Minneapolis.. Guji...
19-JIR LAGU DILEY MINNESOTA:

Wiil Soomaaliyeed oo La Toogtey Asagoo Dhex Fadhiyey Gaari Taagan Meel Gaaska Laga Qaato oo ku yaal Magaalada St.Paul, Minnesota, USA... Guji
::SH. CIISSE XASSAN JUMALLE::

Walaalahayga Soomaaliyeed baan gargaar ka sugayaa; UAE way iga tuureen cusbitaalkii aan xaqa u lahaa... Guji... 
:::C/NUUR FAARAX CALI:::

Xaflad Shahaado Master oo ka dhacday Qaahira.. Guji..
:::MAQAALKII YUSUF SHABAC:::

XAMAR CAASIMADA HALAGA BEDELO; Calankana bil halagu saa’idiyo... Guji...
:GAAJADA & CARRUURTA SOM:

Carruurta Soomaaliyeed ee gaajada iyo cuduradu ku aafeeyeen dalkooda Soomaaliya oo ay hay'adda MSF Video kasoo duubtay...daawo Halkan
[Waxaad u baahan tahay Windows Media oo laga soo Rogan karo halkan]. Qoraal Soomaaliya la xiriira oo ku qoran English ka akhri halkan...
:::XAFLADII DHALLINYARADA:::

Xafladii Masjidka Abuubakar ee Xagaaga 2005 Loo Qabtay Dhallinyarada... Guji...
::: LAASCAANOOD:: ALHUDA:::

Masjidka Al-Huda oo Saddex Dabaq ah oo Laga Dhisayo Laascaanood... Guji..
.
::: MASJID DAR AL-HIJRA:::

Nala Iibi Dhismaha Masjidka Dar Al-Hijrah, Minneapolis... Guji

Mas'uuliyiin  ka Tirsan Dawladda Federaalak Ku meelgaarka ah ee Soomaaliya oo Kulan kula Yeeshay Dalka Masar Madax ka Tirsan  Ururka Midnimada Haweenka Carbeed. 

Qaahira,MASAR

Tan iyo Markii lagu Dhawaaqay Xukuumada Federaalak Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxay Madaxda Xukumada ay ku Dadaalayeen sidii ay u soo Celin lahaayeen Dhamaan Xiriiradii Caalamiga ahaa oo ay Dawladda Soomaaliya la lahayd Dunida Inteeda kale,Kuwaas oo Go, sanaa Muddo ka badan 14 Sano.Xiriiradaas ayaa waxaa ka mid ah ka Qaybgalka Shirarka Caalamiga ah iyo La kulanka Madax kala Gadisan oo Caalamka ah. 

Hadaba iyada oo laga amba qaadayo arinkaas ayaa waxaa Magaalada Qaahira ee Xaruunta Dalka Masar waxaa ka dhacay Kulan ay Yeesheen Md:Maxamed Abukar Sh/Xasan(M.Deeq) oo ah U Qaybsanaha Xiriirka Caalamiga iyo Warfaafinta ee Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska ee Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya iyo Drs:Waduuda Badraan oo ah Gudoomiyaha Ururka Midnimada Haweenka Carbeed. 

Kulankan oo ka dhacay Xaruunta Dhexe ee Ururka Midnimada Haweenka Carbeed ee ku yaalo Xaafada la Dhaho Masr Jadiidah ee Magaalada Qaahira ayaa labada Mas,uul waxay isla soo Qaadeen Xaaladda uu Dalka Soomaaliya ku Suagnyahay iyo sidii Wadamada Carbeed ay Kaalin buuxda uga Qaadan Lahaayeen Taageerida  Xukuumadda Federaalka kumeel Gaarka ah ee Soomaalida,Gaar ahaan Kaalin Haweenka. 

Drs:Waduuda Badraan oo ah Gudoomiyaha Ururka Mideynta Haweenka Carbeed ayaa iyadu soo Dhaweysay Dadaalada Guud ahaan Laga Wado Soomaaliya oo la rajeynayo in Soomaaliya oo ay Dib ugu soo Laabato Dunida oo ay ka maqneyd Muddo,waxayna Balanqaaday in Ururkoodu uu ka Taageeri Doono Haweenka Soomaalida Dhammaan waxyaabaha ay uga Baahdaan Haweenka  Carbeed.Sidoo kale waxay Drs:Waduuda Badraan ay soo Dhaweysay Dadaalka ay wado Wasaarada Hurumarinta Arimaha Haweenka iyo Daryeelka Qoyska ee Dawladda Federaalka Ku Meelgaark ah ee Soomaaliya oo ay u Wado Dhanka Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska,waxayna Ku dhiirigalisay Mas,uuliyiinta Wasaaradda in ay Dadaalkooda ay sii Laba laabaan oo ay Wax ugu Qabanayaan Dhammaan Hawlaha la xariira Daryeelka Qoyska iyo Haweenka.Sidoo kale waxay Soo Dhaweysay in Dawladdda Soomaaliya ay Xubin Buuxda ka Noqoto Ururkooda,waxayna sheegtay in ay Soo Dhaweyneyso Wafdiga ka Socda Wasaaradda Horumarinta Arimaha Haweenka iyo Daryeelka Qoyska oo la Filayo in ay Dhawaan Booqasho ku imaadaan Xaruunta Ururka Midnimada Haweenka Carbeed ee Qaahira. 

Dhanka Kale Md:Maxamed Abukar Sh/Xasan(M.Deeq) oo ah u Qaybsanaha Xiriirka Caalamiga iyo Warfaafinta ee Wasaaradda Horumarinta Arimaha Haweenka iyo daryeelka Qoyska ee Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa isaguna waxa uu sheegay in uu kala hadlay Madaxdii uu Qaabilay ee ka Tirsanayd Ururka Midnimada Haweenka Carbeed ,sidii ay Soomaaliya ugu Mid Noqon lahayd Ururka mideynta Haweenka Carebeed iyo asaga oo Gaarsiiyay Fariin uu ka Waday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Horumarinta Arimaha Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Mrs:Sahro C/Qaadir C/raxmaan kaas oo ku Saabsanaad sidii Ururka Midnimada Haweenka Carbeed ay u siin lahaayeen Soomaaliya Kaalintii ay ku lahaayeen Haweenka Soomaalida Wadamada Carabta Dhexdooda. 

Kulankaan ayaa waxaa uu ku soo Gabagaboobay sidii loogu tala galay iyada oo Labada Dhinacna ay isku afgarteen Dhamaan waxyaabahii ay ka wada Hadleen. 

Ururka Mideynta Haweenka Carbeed ayaa isagu waxa uu yahay Urur Hoos Imaada Jmaacadda Carabta Waxaana Xubna ka ah inta Badan Wadamada Xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.iyada oo Mas,uuliyiintiisana ay u badan yihiin ama ay wada Yihiinbo Haweenka ugu Sareeya Wadamada  Carabta Sida Xaasaska Madaxweynayaasha iyo Boqoradda iyo Wasiiradaha u Qaabilsan Arimaha Haweenka. 

Ugu Danbeyntiina Md:Maxamed Abukar Sh/Xasan(M.Deeq) oo ah U Qaybsanaha Xiriirka Caalamiga iyo Warfaafinta ee Wasaaradda Horumarinta Arimaha Haweenka iyo Daryeelka Qoyska ee Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa isagu waxaa Kulanka Marka uu Dhamaaday uu  Shageegay isaga oo la hadlayey Saxaafadda in Xiligan loo Baahanyahay in Ruux Waliba oo Soomali ah uu ku Dadaalo sidii Soomaaliya loo Nabdeyn lahaay Loona Dhisi lahaay, wuxuuna M:Deeq Sheegay in uu Dhamaaday Xiligii Qabiilka iyo Kala Qoqobnaanta Haatanna ay Soomaliya Leedahay Dawlad ay Soo Wada Doorteen Dhamaan Soomaalida oo ay Raali isaga wada ahaayeen,,Wuxuuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in uu dhamaaday Xiligii Qabyaaladda Soomaaliyana Haatan loo baahanyahay in si Wada jir ah oo Soomaalinimo ah loo Waajaho wax u Qabadkeeda iyo Nidaaminta Dalka .wuxuuna ugu Baaqay Dhamaan Umadda Soomaaliyeed in ay is Cafiyaan oo ay iska ilaabaan Dhibkii  iyo Xumaantii Horey u Dhacay. 

Warkana waxaan ka soo Xiganay Wargayska WARSAN oo ah Wargays ka soo baxa Magaalada Qaahira ee Dalka Masar. 

E-mail+ wargayskawarsan@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 18, 2005


Terry oo Xusuusan Waayey Heshiiskii  Shiidaalka ee "Consort" iyo Puntland
Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo warqad u diray suuqa Ganacsiga Australiya ayaa si weyn uga digey cawaaqibka ka dhalan kara heshiiska Puntland iyo shirkadaha Shisheeye, waxaana arrintaas qoraal dher ka qortay jariidada 'The AGE'
Guji... Oct 17



»CIR-MAAXIYAAL SHIINEES AH OO SAHAN HAWADA SARE UGU BAXAY
»
Carruurta Soomaaliyeed ee Qurbaha iyo Dhibaatada Aabbe La'aanta
»“Qoor-qabad Waxaruhu Biyaha kuma Qurquriyaan” | C/waaxid
»Dowladda Karaamaysan Hala Taageero Si Aanu U Helno Kala Dambeyn
»Oktoobar iyo Xafladda lagu Samaynayo Jawhar | Bashiir
»Qarnigii hore  ee somaaliya & qab qab layaasha  maanta jooga | Jamal
»Doorashadii Golaha wakiilada somaliland | Qodax
»Miyaa Maxamed-dheere la Masaafurinayaa | C/waaxid Khaliif
»CIIDAMADA QARANKA OO LOO ABAABULAYO QAABKII USC | C/risaq
»
Madaxda PL  oo Jowhar Lagu Maamuuso, kuwa kalena la Xiiro  | c/waxid
»INJ. MUNYE OO FOGEEYAY EEDEYN LOO SOO JEEDIYAY | Abucar
»Jini Boqor oo Muqdisho looga baxshay ALLE BOQOR | C/raxman
»Dib u heshiisiinta Soomaaliya: Maxaa qaldan? | Raage
»Somaaliya Katarina iyo Rita | Amiin Yuusuf

»Waraaq furan oo ku socota Ururka midnimada islaamka | Saciid
»HALKEEN XALKA KA RAADINAA??? | Xuseen
»
Hargeysaay hambalyo | C/Raxmaan Taysiir
»Dalka Yaa Iska Leh, Dadka Yaa Umaqan | Axmed Cali
»Xasuuqii Malka-durduro | Warfaa 
»Morgan oo Noqday Makaalintii Barre Hiiraale | Maxamed
»Qarnigaan qabiil ku faan qiimo Ma leedahay | Mowlidyare
»MIDOWGA AFRIKA: MIDNIMO KATALIN MISE MINDIYO AFAYN? | Garaad
»
DIGNIIN CULUS: AIDS-KA & SOOMAALIDA | Dhagaafe
»S.Y.U.P oo War ka Soo Saaray Doorashada ka Dhacday Somaliland
»Gabadhii xumaan damacda: "nin iga weyn ayaa lagu dari lahaa"| Ikram

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD