SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  MUQDISHO

Gabar Yar oo Gargaar Caafimaad oo Degdeg ah u Baahan

WARAAQDA GABADHA

Warqadda dhakhtarka halkan ka daabaco....

Magaca: maryama maxamed faarax cawad

Da’a: 9-gaaljir

Hooyada: Miski xirsi faarax maxamed

Waqtiga uu haayay xanuunka: 4-sanadood

Gabadhaan waa gabadh soomaaliyeed xanuunsan xanuunkana uu haayay in kabadan afarsanadood dhaqaatiirtiina eey waalidkeed kula taliyeen in dibadda loo qaado si loogusoo daaweeyo hase ahaatee waalidkeed awood uma uu lahan markaa wuxuu ka codasanaayaa walaalaha soomaliyeed iney ka taakuleeyaan kuna taageeraan wax u qabashada gabdhaas xanuunsan

Warqadda hoos ku sawiranna wa cadeyntii uu soo qoray mid ka mid ah dhaqatiirtii la tacaashay ee ku talisay in loo raadiyo dibadda.

Cinwaanka aad ugu soo hagajin kartid waxaan ugu tabaruceysid

Nuur cumar warsame
A/C 1109 Dahabshiil bank
Muqdisho soomaliya

Waxaa soo tebiyey:
Abuukar yaasiin
abuukarsom@hotmail.com

Warqadda dhakhtarka halkan ka daabaco....

Faafin: SomaliTalk.com | March 2, 2005

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
Link email tuugada

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD