BUUG NOVEL
AH:::
Qoraa
Somaaliyeed oo ku nool magaalada Dubai
ee dalka isutaggga Imaaraatka carabta oo
qoray buug novel cusub oo cajaaib leh.
Awes
Axmed Cusmaan oo ku nool magalada Dubai
baa waxa uu qoray buug novel ku saabsan
sheeko cajaaib leh ee ka dhacday dalka
india halkaasoo uu qoraagu ku soo qaatay
waxbarashadiiisa jaamacadeed .
Kadib
markii uu muddo baadigoobayey inuu helo
publisher buuggiisa cusub ogolaada baa
waxa uu la saxiixday qoraaga Awes Osman
heshiis wada shaqeyn shirkadda daabacda
buugaagta ee Neshui press oo ku taal
dalka mareykanka.