inaa li laahi wa inaa
ilaahi raajicuuna;
tacsi;marxuum
ismaaciil beeldaaje xaaji c/laahi iyo marxuum nabadoon c/kariim
siciid c/kariim oo saaka si kala duwan ugu geeriyooday boosaso
Anagoo ah:
Abdisamad yusuf maxamed (abwaan)
faarax yaasiin dalmar beeldaaje
mursal muuse koonte
maxamuud xasan yusuf
maxamuud salaad cali hogato
maxamed axmed xaaji faarax
siciid c/laahi saalax deer
xaaji axmed ciise
iyo dhamaan jaaliyada gobolka bari ee
london waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka kala
geeriyoodeen labada marxuum ee kala ah MARXUUM ISMAACIIL BEELDAAJE
XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE OO SAAKA WAA BERIGII KU GEERIYOODAY
magaalada boosaso marxuum ismaaciil oo ah curadkii marxuum beeldaaje
xaaji c/laahi oo geeriyooday 19-10-2004 magaalada london waxaan
labadoodaba ilaahay uga baryeeynaa in ilaahay naxariistii jano ka
waraabiyo intay ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo,
Sidaa si lamaida waxaan tacsi u
diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum
nabadoon c/kariim siciid c/kariim oo saaka si kedis ah gaari ugu
maray magaalada boosaso waxaanan marxuumka ilaahay uga baryaynaa in
ilaahay naxariistii jano ka waraabiyo intuu ka tegeyna samir iyo
iimaan ka siiyoabdisamad
yusuf xsangaale@hotmail.com
Tacsi: Marxuumka
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaje Xaji C/laahi Beeldaje Maxamed
Ismaciil.
- 1-Ismaciil
Cali Cartan (Beeldaje)
- 2 Maxamed
Faarax Dalmar(Beeldaje)
- 3-Maxamed
Cali Axmed(Beeldaaje).
- 4-Maxamud
Siciid Jebiye.
- 5-Dr:
Maxamed Siciid Yasiin (Hogato).
- 6-Raxmo
Siciid C/laahi (Beeldaaje).
- 7-Zaam Zam
Siciid Dheere.
- 8-Eng:
Naasir Siciid Naasir.
- 9-A/hakim
Mohamed Suleman (Qaran).
- 10--C/raxmaan
Diiriye Cabdi .
-
11-Maxamed Axmed Jibriil.
-
12-Axmed Siciid Qaloonbi .
-
13-Cabdi Fatax C/lahi Cartan .
-
14-Avv:Maxamuud Cabdi Cali (Bayr.
-
15-Ibraahim Maxamuud Cali Bayr.
-
16-Maxamuud Nuur Axmed.
-
17-Dr:Liibaan C/laahi Ciise.
- 18-Dr:
Xasan Abukar.
-
19-Mukhtar Adan Xassan.
-
20-Cumar Cali Raqam.
- 21-C/raxman
Faarax Cali.
-
22-Maxamuud Siciid Yasiin.
-
23-Khadro Xassan Mahad.
-
24-Axmed Osman Haji Farah(Zahid).
-
25-Eng:Samatar Cumar Maxamud .
-
26-Mahamad abdiqadir Mahamed.
-
27-Cuamar Ibrahin Xaji Farax.
-
28-Mohamed Said Assiar.
-
29-Maxamed C/laahi Cosoble.
-
30-Muxiyadiin Axmed Nuur.
-
31-Mahamoud Said Cana Nuug.
-
32-Mustafe Rage Ali (Hogato).
- 33-Shurki
Abshir Cisman .
- 34-Asho
Ali shire.
- 35-Xamza
Cawad Cali.
-
36-G-J-S:Adan Xasan Mataan.
Dhamaan anaga
oo ah dad'ka ku xusan halkan waxaan tacsi u direynaa Qoyskii iyo
qarabadii u ke geeriyoodey MARXUUM, BEELDAAJE Ismaciil Beeldaaje
Xaaji Cabdilaahi Beeldaaje Maxamed. oo ku geeriyoodey magalaada
Bosaaso.31/10/04 waxaan ilaahey uga bareyeena Marxuumka in uu
rabi naraxiistiisa ka waraabiyo....waxaanan Qosykii u ka tagey
iyo qarabadiisa iyo dhamaan UMADA Somaliyeed SAMIR IYO IMAAN
Rabi ka siiyo,
abdale
abdirahman <abdale77@hotmail.com>
31-10-2004
TACSI
- 1-XAAJI
IBRAAHIM UNLAAYE
- 2-XAAJI CALI
UNLAAYE
- 3-XAAJI CALI
DALMAR
- 4-DR. MAXAMED
CALI XASAN
- 5-MAXAMED
AXMED CARTAN BEELDAAJE
- 6-CABDISAMAD
YUUSUF SICIID BEELDAAJE
- 7-XAAJI SICIID
SH. MAXAMED XASAN
- 8-XILDHIBAAN
MIRE XAAJI FAARAX
- 9-SULDAAN
CIISE XASAN CUMAR
- 10-MUSE XAAJI
MAXAMED (MUSE HALAC)
- 11-MAXAMED
MAXAMUD AXMED (GURUNGUR)
- 12-ABYAN
MAXAMED SAALAX (LADANE)
- 13-FAARAX
MAXAMUD (FAARAX KUWEYT)
- 14-ENJ.
MAXAMED SAALAX SHIRWA
- 15-C/RAXMAAN
AXMED NUUX
- 16-MAXAMED
YUSUF AW CALI
- 17-MAXAMED
CISMAAN CABDI (TAAGANE)
- 18-KULMIYE C/LLAAHI
MAXAMED
- 19-SICIID
AADAN ROORE
- 20-1LADANE
MAXAMED BOOS
- 21-CALI FAARAX
XAAJI SICIID
- 22-ANIIS AXMED
IDIRIS
- 23-C/CASIIS
CUMAR DALMAR
- 24-MAXAMUD
CISMAAN X. FAARAX
- 25-YUUSUF
GUURE YUUSUF
WAXAANU TACSI U
DIRAYNAA EHELADII, QARAABADII, ASXAABTII IYO DHAMMAAN
DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE UU KA GEERIYOODAY MARXUUM
ISMAACIIL XAAJI C/LAAHI BEELDAAJE OO KU GEERIYOODAY
MAGAALADA BOOSAASO, 31-DA BISHATAN OKTOOBAR. WAXAANU
ILLAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUMKA INUU JANADII KA WARAABIYO,
INTII UU KA TEGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.
AAMIIN!! AAMIIN!!
AAMIIN!!
Maxamed Yuusuf Aw Ali
TAARIIKH NOLOLEEDKII
MARXUUM BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI
Beeldaaje Xaaji Abdullahi Beeldaaje
waxa uu ku dhashay tuulada Dhaadaar, Qandala