SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

CODKII LAGA DHAGEEYSTAY MUSHARIXIINTII MADAXWEEYNINIMADA ISKU SOO SHARAXAY MA JIRAA MID YIRI KITAABKA ALLAAN WAX KU XUKUMAA?
Quraan
QUR'AAN... GUJI

Waxaa ayaan daro ah oo nasiib xumo ah in codka musharaxiinta aayba afka soo marin kitaabka alle in aay wax ku xukumayaan, cadaaladana waxa aay ku jirtaa in kitaabka alle wax lagu xukumo oo dastuur laga dhigto dadkana lagu hogaamiyo, laguna dhaqo, laguna xukumo, sidaas ayaa guul lagu gaari karaa allane noogu gar gaarayaa haddii kitaabka alle wax lagu dhaqo, laguna ilaawi karaa 14 sano colaadii dhacday iyo dowlad la'aantii, shacabka soomaaliyeedna aay ku heshiin karaan kitaabka alle.

Musharixiinta alle haka baqaan hana ogaadaan alle in uu ka aarsanayo maalinta qiyaamo sababtoo ah in aay kitaabka alle wax ku xukumaan weey iskala weeyn yahiin, waxaa la fiicnaatay yurubta iyo amerikada meesha fadhiyaan waxa aay raali ku yahiin in aay ku qanciyaan eey yiraahdaan dastuurkiina ayaan qaadanaynaa waxna ku hogaaminaynaa kii rabina laga jeesto ama leeyska dhaga tiro, ogow alle in uu kaa aargoosan doono musharaxoow madaxweeyne doonoow.

Naseexo. Ninka ku guuleeysto doorashada maxadaxweyninimada isku day in aad alle u dhawaatid adigoo shacabka ku hogaaminaayo waxii uu alle raali ka yahay badbaadina shacabka soomaaliyeed sidaasina aad janada ku gashaa shacabka ugu badbaadisaa naarta.

GUDOOMIYAHAY URURKA USC/SNMC BEESHA MEHERI EE KOONFURTA SOOMAALIYA CARAB YAXYESAALAX.

WALAAL WAQTI WALIBA IGALA SOO XIRIIR E-MAILKAAN Dr_said_25@hotmail.com  Assalaamu caleeykum.

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 8, 2004


»BBC: LAMA RAACIN RAADKII RAAGE IYO MAXAMED C/LAHI [Sahal]
 

Culimada Boosaaso oo Lagu Been Abuurtay
» Weriye Cawaale oo Sheegay in aan warkaa laga soo xigan
» Cali-Koor oo si kulul ugu Jawaabey Websitekii warka qoray
» Axmed Sahid oo faahfaahiyey meeesha lagacta lagu bixiyey
Dhammaan ka akhri halkan

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
 
Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Hordhac | 1aad | 2aad

Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere
Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..



HTML CD