SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS
 
Daabaco Boggan | Print

KULANKA MUSHARIXIINTA
MINNEAPOLIS SCHOOL BOARD

 

CARRUUR TEENNU WAA MUSTAQBALKEENNA!

Dugsiyada Dawladda ee Minneapolis waxay waxbaraan in ka badan 2000 oo carruur teenna ah. Fadlan nagala soo qaybgal kulankaan musharraxiinta u tartamaya doorashada sanad kaan 2004ta xilka sharci dajinta Dugsiyada magaalada Minneapolis. Kaalay oo dhagayso ballanqaad yadooda si aan u hubinno tayada wax barasho ee ilmaheenna.  

Saturday, October 23, 2004

1:30—4:00

Brian Coyle Center  420 15th Avenue South

Sponsored by:

The Somali Action Alliance

Community Partners:  Dar Al Hijra Mosque, Imam Shafie Mosque, MAS, The Confederation of Somali Community in Minnesota, SWIM, LEAD, Somali PTA, United Somali Youth, League of Women Voters of Minneapolis, WARDA, AIY and Family Resource Center and the Minneapolis Public Schools.

Laxiriir:

Hashi Abdi (Shafi) hashi@usa.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 22, 2004


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim

Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere

 



HTML CD