SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
 
Daabaco Boggan | Print

MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA FKMG EE SOOMAALIYA OO CAAWA AFUR USAMEYNAYA XIDHIBAANADA MASE KA SOO QAYBGALI DOONAAN HOGAAMIYAASHA HAWIYE

Caawa ayaa la filayaa in Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaaliga Ku Meelgaarka ah ee Soomaaliya uu Casho Sharaf la wadaago Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Tan& xiligii la caleemo saaray madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaaliga ku meelgaarka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed ma jirin kulan uu la wadaagay Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo kulamogaargaara oo uu lalahaa Beelaha Soomaaliyeed.

cabdullaahi

Lama oga waxa uu madaxwaynuhu caawa uga hadli doono Casuumaada Xubnaha Baarlamaanka uu u sameeynayo marka laga reebo Uga mahad celin xilkii ay u doorteen.

Hadaba kulanka caawa ayaa la filayaa in Madaxwaynuhu la wadaago Xubnaha Baarlamaanka isaga oo madaxwaynuhu ku casuumay Xidhibaanada Soomaaliyeed in ay ka soo qaybgalaan Afur iyo Casho Sharaf Madaxwaynuhu ku casuumay Laakiin.

Dad badan waxa ay is waydiinyaan casho Sharaftaas ma ka soo qaybgali doonaan Hogaamiyaasha beesha Hawiye ee uu ka midka Yahay Cusmaan Cali Caato, Eng Xuseen Maxamed Faarax Caydiid, Al Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere oo aan iyagu ka soo qayb galin kulankii caleemo saarka Madaxwaynaha ee Khamiistii 14 Ogtobar ka dhacday Nairobi marka laga reebo Maxameddheere oo isagu Xiligaa Joogay laakiin wararka qaar sheegayaan in uu baxay Mardanbe.

Hogaamiyaasha beesha hawiya ayaa iyagu gaashaanka ugu dhuftay madaxwaynayaal ay ka mid ahaayeen Cali Mahdi Maxamed oo laba Goor lagu soo doortay Jabuuti, Jan Maxamed Faarax Caydiid oo taageerayaashiisa Koofurta Muqdisho ugu doorteen Doowladii lamagac Baxday Salbalaar iyo Dr Cabdi qaasin Salaad Xasan oo isaga Wadanka Jabuuti Tuulada Carta Sanadkii 2000 loogu doortay Doowladii Kumeelgaarka aheed.

Hadaba hogaamiyaasha Hawiye ayaan iyagu ilaa& Iminka wax wara oo cad ka soo saarin Taageerida Doowlada Cusub ee Soomaaliya ee Cabdulaahi Yuusuf Axmed loogu Doortay Axdii 10 Ogtobar Nairobi marka laga reebo Dr Cabdi Qaasin Salaad Xasan oo ah Madaxwaynihii Doowlada ku meelgaarka ahaa iyo Maxamed Qanyare Afrax oo iyagu sheegay in ay taageersanyihiin Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed waliba waxa ay codsadeen il lala shaqeeyo doowlada cusub ee soomaaliya balse Hogaamiyaashan kala ah Cusmaan Xasan Cali Caatoa Eng Xuseen Maxamed Faarax Caydiida Al Xaaji Muuse Suudi Yalaxowa Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaan iyagu ilaa& iminka waxa wara ka soo yeerin Diidmo iyo Ogolaansho lasi arki doonee caawa iyo Casuumaada Madaxwaynuhu ufidiyay Xubnaha Xidhibaanada Soomaaliyeed iyo Cida ka soo qaybgasha.

Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca)
Axmeddheere65@hotmail.com 
Kenya.Nairobi

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 20, 2004

Baaritaan ku saabsan Faraxumaynta iyo Xabsiga loo Gaystay Samsam  iyo Dilkii loo gaystay Marxuum
»Hargeysa: faraxumayntii loo geystey Samsam Axmed Ducaale
»Mugadisho: Dilkii loo geystey Marxuum Cabaas Cabdi Cali
»Qaraxii Wilson Airoport oo laga yaabo in ay Sababeen Caano Geel
»$24.4 million oo loo ansixiyey barnaamijyada caafimaadka Somalia
Dhammaan ka akhri halkan... Guji... Oct 20, 2004

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
April 2, 125
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Hordhac | 1aad | 2aad

Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...
Somali Concern Group (SCG) waxey soo dhoweyneysaa dhameystirka shirka Somalida oo muddo  labo sano ah ka socday waddanka Kenya iyo doorashadii bisha 10 keedii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...
AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...
Guddoomiyaha ururka DDP: Taageero madaxweynaha:  Wixii talo ah ee aad u baahatidna diyaar ayaan kuula nahay. Waana kuu ducaynaynaa.. Guji...
MUSTAQBALKA SUGAYA MADAXWEYNE CABDILAAHI YUSUF AXMED Faalladii Yusuf Shabac.. Guji...
101_0172Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..

bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL...
Guji...

Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere
Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..

 

Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.

HTML CD