SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - PUNLASS
 
Daabaco Boggan | Print

Urur Goboleedka Puntland Peace and Life Association (PUNLASS)  Oo u Hanbalyeeyey Madxawaynaha Cusub ee Jamahuriyada Federaliga ah ee Somalia 

Anaga oo ah Urur Gobleedka Puntland Peace and Life Association (PUNLASS) Waxaan marka hore Halkaan Uga Hanbalyeenaynaa Madaxwayanaha Jamahuuriyada Federaliga ah ee Somaliyeed Mudane Cabdilahi Yusuf Ahmed oo Si cadaalad Hufnaan iyo Dimaqradiyad ah Lagu dortay, ka dib markii uu 10 October lagu doortay garoonka Kazarani  isaga oo  Codbuuxa ka helay Barlamaanka Somaliyeed ee Dhowaan lagu soo doortay Madasha Mgbati ee Dalka Kenya. 

Anaga oo  ka mid ah Metelayana Bulshada Somaliyeed ee Ku dhaqan Gudaha Dalaka Iyo Dibadiisaba Waxaan Marlabaad Hanbayo Balaran oo aan La soo Koobi Karin u diraynaa Madaxwaynaha  Jamhuriyada Federaliga ah ee Somaliyaad Mudane Cabdilahi Yusuf Ahmed Sidoo kale waxaan Mahad Balaran u jeedinayaa Xildhibanada Jamahuriyada Federliga ah ee Somaliyeed oo Noo muujiyey Cadaal Sinaan iyo Kalsooni Buuxda oo ay ku soo Doorteen Madxaweynahoda . 

Waxaan Soo dhoweeynayaa Dowladayada Cusub ee Noodhaltay Ka Gadaal Masibadii Nagu habsatay ee Qaangartay 14 sano Dagaal , Dhimasho , Daryeel laan Busho , Sharafdaro,  Dhac iyo Kufsi  , IWM , Waxana Rajeeynaynaa inay Noqto midii naga sari lahayd Dhibataas oo aanu ku ilaawi lahayn . 

Waxaan Xuseynaa anaga oo ah Ururda Wadaniga ah ee Ka jira Dalka inaan buuxin doono doorkayaga naga soo toosa Dhismaha Qarankii Bur Buray MuujinayanaTaageero Buuxda oo anu U hayno Dowlada Cusub ee Somaliyeed anaga oo Xogool ka ah Dhibatada 14 sano jirtay ee dalka ka jirta waxana rajeynaa inay soo noqto Sharafii aan ku lahayd Duniga ee luntay ee  la Ilaway 

Ugu Danbayntii Waxaan Sidoo kale Hanbayo u diraynaa Umada Somaliyeed meel kasta ay jogaan iyada oo ay mantay u tahay Malin Tariikhi ah oo xus iyo mudnaan mudan  

                            Mustafe Abdifatah Xaaji

Chairman: Puntland Peace and Life Association

(Punlass)

punlass@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 16, 2004


AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulnakii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...

Dr.C/qaasim oo ka Digay in caalamku dayaco Dowladan Cusub
»GEN. CALI XAASHI BARAALE: "14-sano ayaa naga khasaartay ...
»Sidee u arkeen waddamada Carabta Doorashadii….
»Gen.Galaal "ciidanka xooga waxaa diyaar u nahay dowladda cusub…"
»Nin ganacsade ah oo lagu dilay deegaanka Afgooye..
»Banaan bax aan sidaas u weyneyn oo looga soo horjeedo..
»Warqad qoraal ah oo loo diray C/llaahi…
»Dadweynaha ku nool degmada Cadaado oo taageeray doorashada …
Dhammaan ka akhri halkan... Guji Oct 15

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Hordhac | 1aad | 2aad

Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
Slideshow image
AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...
Guddoomiyaha ururka DDP: Taageero madaxweynaha:  Wixii talo ah ee aad u baahatidna diyaar ayaan kuula nahay. Waana kuu ducaynaynaa.. Guji...
MUSTAQBALKA SUGAYA MADAXWEYNE CABDILAAHI YUSUF AXMED Faalladii Yusuf Shabac.. Guji...

Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..


bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL...
Guji...

Codka Muslimiinta US ayaa u Batay Dhanka Kerry
Qormadii Xasan Jaamici...
Guji...
USA: Maroodiga (R) oo la filayo inuu dameerka (D) si xun ugu durduriyo: Wardheere
Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..

 



HTML CD