SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK -  DIGNIIN

URURUKA USC/SNMC BEESHA MEHERI EE KOONFURTA SOOMAALIYA CARAB YAXYESAALAX. DIGNIIN. By: Dr s. haashim

waxaan digniin ka bixinaynaa haddii aan nahay beesha meheri ee koonfurta soomaaliya carab yaxyesaalax ciidanka la keenayo soomaaliya dhamaadka bisha oktoobar dhibaatooyinka iyo cawaaqib xumada ka imaandoonto haddii aan nidaam loo sameeynin ciidanka Afrikaanka ee shisheeyaha ah.

marka hore waa in la baaraa c/fimaadkooda, waa in aay hoos yimaadaan ciidanka qalabka side ee soomaaliya, waa in aanan la dajin ciidankaas magaalada gudaheeda, waa in aay qalabkooda ku wareejiyaan lana shaqeeyaan ciidanka qalbaka side ee soomaaliyeed kana amar qaataan waxii talaabo ah oo la qaadayo, waa in aaysan isku dayin ciidankaas in aay dhaawacaan sharafka iyo qiimaha uu leeyahay shacabka soomaaliyeed oo ah 100% muslim. waa in mudo xadidan loo sameeyo joogitaankooda jamhuuriyada soomaliya.

haddii aan nidaamkaas iyo nidaam ka sii wanaagsan loo sameeynin qatarta ka imaan karta waxa aay tahay in sida dalka ciraaq aay maalinwaliba ku dhitaan shacab farabadan, iska horimaad farabadan uu ka dhax dhaco shacabka iyo ciidanka shisheeye ee dalka la keenayo,

Fadlan waxii figradaada ah iigu soo qor E-mailkaan Dr_said_25@hotmail.com 

GUDOOMIYA BEESHA MEHERI EE YAXYESAALAX

DR saciid xusseen haashim

 Afeef: Aragtida qoraalkanw axaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 14, 2004


C/LAAHI YUSUUF OO LOO DHAARIYAY MDFKMG
Xafladaas oo maanta lagu qabtay Nairobi
Guji... Oct 14

RAMADAN::: Kahortagga Khilaafka 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
 
Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Hordhac | 1aad | 2aad

Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
kaah



HTML CD