SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - UK
 
Daabaco Boggan | Print

 SADDEX SOOMAALI AH OO KU DHINTAY SHIL GAARI

  • SADDEXDII MARXUUM EE KU GEERIYOODEY SHILKA GAARI OO JIMCADII LAGU AASAY QUBUURAHA MUSLIMIINTA EE LEICESTER, UK

Asalaama Aleikum
 
Waxaa Shil Baabuur ka dhacay Magaalada Leicester ee cariga Ingriiska 03/11/04, Shilkaas oo dhacay waqti habeen ah waxaa ku geeriyooday Saddex marxuum oo kale ah
 
Ali Abdi Xirsi ( Ali Sanjab)
Saciid Ali Nuur iyo
Daahir Caruushe.
 
Allaah ha u naxariistee Marxuumadaa waxaa gaarigii ay saarnaayeen isku dhaceen Gaari kale , dhamaantooda meesha ayey ku dhinteen iyagoo waqtigaa shaqo kayimid una soo socday xaafadahoodii.
 
 
Waxaa maalinta shalay oo Jimce ahayd [05/011/04]  saddexda marxuumba lagu aasay qubuuraha muslimiinta ee magaalada  Leicester
 
Dhamaan Eheladii iyo Asxaabtoodina Samir iyo iimaan Allaah ha kasiiyo Aamin.
 
Suleiman Abdi
sabdi@yahoo.com

SomaliTalk Nairobi | Nov 6, 2004


Samsam Ducaale oo La soo Helay Cadeymo Muujinaya in ay Tahay Ardayad
Waa qormada ay ku saabsan tahay Faallada SomaliTalk ee bishan
Guji

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim

Samsam Ducaale oo La soo Helay Cadeymo Muujinaya in ay Tahay Ardayad

Waa qormada ay ku saabsan tahay Faallada SomaliTalk ee bishan
Guji

 



HTML CD