axmeddheere65@hotmail.com Axmed
Muuse Cabdulle(iDAAWAQACA) Kenya,Nairobi Somalitalk
BATUULO ISAAQ
SHARAXAADAYDA FAA IIDOO KALIGAY IIMA AHAN BALSE SOOMAALIDA
OO DHAN BAY FAA IIDO UTAHAY
Goormeey kugu dhalatay in aad ku fakarto in aad xilka isku
soo taagto?
Inti sano oon wadan joogay oo dhan waxaa i dhibaysay
soomaalida sida loo xaqdareeynaayo oo loo leeyahay wax ma
bartaan, ayaan waxaan rabay inaan tuso inaan meel iska soo
saari karno.
Waa maxay faa idada aad is leedahay adiga way kuu leedahay
in aad xilkan qabato?
Faa iido keligay iima lahan oo soomaalida wadanka joogto oo
dhan bay faaiido u leedahay.
Malaga yaabaa in ad sidii ayaan Xiri oo kalle Islaamka u
dhibsato?
Aniga dowlada hoose ee gobolka Vantaa ayaan xubin ka noqday.
waa inaan walaalahay soomaaliyeed ee igula nool gobolkaan
aan si fiican uga faaiideeyo afartaan sano oon xubinka ka
ahay meeshaas.
Faa iido intee la eg ayaad isleedahay waad u kor dhin kartaa
Soomaalida Fiilaan?
Dadka finishka ayaan rabaa inaan tuso dumarka soomaaliyeed
inay yihiin dad aktif ah waxna barta.
Sidee ayuu noqday dareenkaagu markii xilkan laguu doortay?
Waan ku farxay inkasoo masuuliyad culus tahay.
Ma jireen shaqsiyaad aad ku mideeysneeydeen in aad xilkan
isku sharaxdo?
Degmadaan aan deganahay soomaalida degan iyo saaxiibadeydoo
dhan.
Mala kulanta Mas uuliyiin Doowlada Fiilaan in Xilkan laguu
doortay?
Haa waanu wada shaqeeynaa.
Waa maxay waxa aad rabto in aad xooga saarto in aad wax ka
qabato?
Caruurta yaryar iyo hooyinka waxbarashadooda caafimaa
dxaqooda iyo xuquuqdooda loo doori lahaa.
Batuulo Isaaq
Public Health Nurse, Midwife
Finland
www.batuloessak.net